
Muufo Baraawe
- English
- Bravanese Bread
- Français
- Pain Bravanais (Maanda)
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Waxaa isku dartaa labada nooc oo semolinada, sokkorta, qamiirka, cusbada, iyo baking powder-ka. Biyaha kiskis ugu-shub adigoo qasaysa. Si-fiican u-qas si uusan kuuskuus u-yeelan.
Meel diirran dhig muddo 2 saacadood si uu cajiinka u-fuuro. Cajiinka sidaas ayuu u-jiidmayaa.
Foornada shid ee ha-sii kululaato. Waxaa ku-aaddisaa 232ºC/450ºF.
Maro ama xaanshi saliid leh birta mari; xoogaa yar oo bur ah ku-shub oo kana tirtir haddii ay birta cusub tahay; gacmaha biyo ku-qoy, hadhowna hal sacab oo cajiin ah soo gooso; cajiinka waxaad u-kuusta qaabka ukunta oo kale.
Cajiinka birta ku-dhaji; sidaas ku-wad ilaa ay birta ka-buuxsanto.
Birta dabool oo 30 daqiiqo foornada ku-dub. 30 daqiiqo ka-dib ka-bixi oo ha-qabowdo.
Muufada markay qabowdo, kala fuji.
Haddaadan qabin birta godan, muufada waxaa ku-samayn kartaa bir caadi ah. Haddey birta dabool lahayn, xal ayay leedahay.
Birta saliid iyo in yar oo bur ah mari; cajiinka kuuskuus sida qaabka oo birta ku dhaji; birta aluminum ku-dabool haddaysan dabool lahayn.





Faallooyin
135 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Muufo baraawe ayaan rabaa seen ku heli karaa
Muufo Baraawe middaan ayaa la dhahaa. Muufo tinaarna halkaan ka gal /recipes/somali-corn-flatbread/.
I love your simple organized steps. It makes me love cooking more. I was wondering if you can post the recipe to the other type of circular muufo that is more flat if you know what I mean. I don’t know if that has a name. I just know it as somali muufo. Thank you again for your great work.
Thank you very much for your kind comment. God willing, we will be posting the Somali Muufo soon.
Thank you for your quick answer. I really believe that the team of xawaash is creating a new generation of great housewives. Thanks to you my husband looks forward to the dinner every night. THANK YOU!
It is fantastic that your husband appreciates your cooking. Well done!
Do you have any idea of how much flour and how much corn flour i should use? Thanks
You can use 1 cup corn flour or corn meal, 1/2 cup plain flour, 1/2 tsp instant dry yeast, 1/4 tsp baking powder, 1/4 tsp salt and 3/4 cup water. Mix and let the dough rise for 2 hours then bake as shown in the video. This yields three muufo.
Question:
I don’t have semolina on hand and i would like to make muufo. Is it possible to use plain flour?
You cannot make Muufo from plain flour only, but you can use a mix of corn flour and plain flour.