Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Hilib Ari La Gaduudiyay
Cuntada rasmiga

Hilib Ari La Gaduudiyay

English
Braised Lamb
Français
Agneau Braisé
العربية
لحم الغنم المحمر

Waxaa qoray · ·

8 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 10 daqiiqoKarin 1 saac 25 daqiiqoWadar 1 saac 35 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Hilib Ari La Gaduudiyay

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Garab ari oo gaballo waaweyn loo jaray
  2. Diyaarinta hilibka
  3. Basasha dallac kaddibna tuunta ku dar.

  4. Xawaashka iyo qorfaha ku dar. Si fiican u walaaq.

  5. Hilibka ku rid. Cusbada ku dar oo walaaq.

  6. Dabka u gaabi. Kari muddo 1 saac. Nus saac kaddib, hilibka gedgeddi.

  7. Kari ilaa uu hilibka ka jilco oona ka gaduuto. Biyo uma baahna, laakiine hadduu neefka weyn yahay ama yahay hilib baraf ah, biyo ku dar.

  8. Filfisha madoow ku dar dabkana ka demi.

Sawirro

Faallooyin

26 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. udgoon

    asc walaalyaal I tried and it came out so good and yummmmy thank you so much

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Mahadsanid walaal. Waan ku faraxnay inaad nala socodsiisay.

  2. ODeyga

    Iskaabulo in the house LOL, websitekan maba ogeyn inuu jiro, bariis iyo baasto ayaa na dilooday. waa mahadsantihiin akhyaarta. cunooyinka iskaabulada soo geliya ee dhakhsaha u bislaada, Saacad wax la karinayo maba sugi karo anigu,

  3. Saida

    you provide information to a whole generation who forgot about their culture, Thank you and May Allah give you baraka —- your website is the best website in the whole internet better than google, Love it

    1. A&LXawaash

      We had a good laugh with your wonderful comment. Poor google will be jealous now. 🙂 Thank you very, very much.

  4. Rahma

    Asc A&L,

    Ramadhaan kariim (my two favorite people in the western Hemisphere).

    I am making this dish right now. It looks good Alhamdulilah. I cant wait till iftar. You transformed me from “eat to live” to “eat to live but enjoy the ride” category & I’m loving it 🙂

    May Allah reward you in this world and the next.

  5. Zahra

    s/c.walal aad baad u mahadsan tihiin waxaan rajaynayaa inaad nosoo raacisaaan hilibkan salad garab yaal idinkoo mahadsan. jazaakumu laahu khayran.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Bariis

Somali Rice

Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Bariis Maraq

Somali Rice Pilaf

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Bariis Udgoon

Aromatic Rice

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع