Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Bocor Macaan
Macmacaan

Bocor Macaan

English
Bottle Gourd Spaghetti
Français
Spaghetti de Courge Bouteille (Ntaambi ya Mabboori)
العربية
weli lama turjumin

Waxaa qoray · ·

Fiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 5 mukawin 3 tallaabo Diyaarin 40 daqiiqoKarin 30 daqiiqoWadar 1 saac 10 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Bocorta sida sawirka u-jarjar.

  2. Ku-dar sokorta, biyaha iyo subaga ama buurada. Kari ilaa ay ka-gursato, sokortana haku gaduudato.

  3. Haylka ku-dar intaadan ka-dejinin. Bocorta oo la-gaduudiyey.

Sawirro

Faallooyin

29 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Ummu cuzaayr

    Asc walalaha qaliga ah kheeyr alle haidin siiyo walalyaal waxaan idin weydiina bocorka dhaxda malaga bixina

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Adigana qayr badan oo aan dhammaan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa. Bocorta dhexda ama caloosha waa inaad ka bixisaa. Mahadsanid walaal.

  2. zahra sheego

    koo waan idin salaamaya waxan idin ku salaamaya boqol iyo towon afarta. salaan kadib waxaa tihiin indaha mushtamaca somaaliyed waxaan ilahay kaga baryaya cimri dheer iyo caafi maad aqirana janada, amiin.

    codsigayga waa arkay hadana waxaan iniga codsanaya madaama aan jaclahay macaanka in aad ku soo xejisiin baklava Jazaakumulaha qair waxaa inoo balan ah janada. Salamu alaikum wa raxmatul lahi wabarakatuh

    1. A&LXawaash

      Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan waanna ku faraxnay. Waxaan kaloo ku faraxsan nahay kalsoonida aad nagu qabtid. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa baqlaawa. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahasanid marlabaad.

  3. farha

    waxan idinka codsanayaa adinkoo mahadsan sida lo sameyo SANGOONI

    mahadsanid

    1. A&LXawaash

      Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa.

    2. farha

      U jawaabaya A&L

      Inshallah ana wan idinka sugayaa wad mahadsantahay

  4. Leyla

    Asc wad ku mahadsantihiid. Cawimadiina waxan Rabay idin weydinayaa qobka kore Malaga fiqaa mase jisakumulahu kheer

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Adigaa mahadda mudan walaal. Haa, waa inaad fiiqdaa. Mahadsanid.

  5. amin

    thanks guys walaahi dad jiro aya tahiin maba is lahen somali food aya internetka ka arki dontaa.. wax badan aya iga cawiseen waxan jeclaan laha inad so gelisan sida ‘i cun’ lo sameeyo

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Baqlaawe

Baklava

Macmacaan
ENSOFRع

Xalwo Muus

Banana Halwa

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع

Feetamuus

Masoub

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع