Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Icun – 2 nooc
Buskud · Macmacaan

Icun – 2 nooc

English
Somali Shortbread Cookies
Français
Sablés Somalis
العربية
الغريبة

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 12 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 35 daqiiqoKarin 35 daqiiqoWadar 2 saac ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Icun aan loos lagu darin

Icun loos lagu sameeyay

Qurxiska

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Buurada ku-rid baaquliga makiinadda.

  2. Sokorta shiidan ku-dar.

  3. Si-fiican u-garaac muddo 7 daqiiqo ilaa uu midabka ka-caddaado.

  4. Burka ku-dar.

  5. Haddii aad sameynaysid nooca looska leh, hadda ku-dar looska shiidan.

  6. Ku-dar sokorta fanillada leh.

  7. Ama waxaa ku-dartaa heyl shiidan.

  8. Isku-qas muddo 3 daqiiqo ah.

  9. Cajiinka qaboojiyaha geli muddo 1 saac ah.

Sawirro

Faallooyin

86 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Sarah

    Thanks so much for this recipe it came out amazing! Thanks for all your foolproof recipes. I made this is using self raising flour by accident and it still came out great! Some of my cookies had cracks in it because I added a bit too much powdered sugar and dried up my dough but amazing non the less so tasty.

    Thanks again!

  2. Sirad

    Asc wr wb! Aniga WO iga halabay cilada ne mesha ee tahay MA ogi

  3. shuu shuu

    Asc walal ad bad u mahdsan tihin marka xiga waxan rabay ina an ogado hadi an isticmali karo salted butter

    1. A&LXawaash

      Buurada cusbada leh kuma fiicna.

  4. madii

    Salam tnx alot for te recipe…wanted to ask whats your cooki tray position in the oven ??

    1. A&LXawaash

      We always position it the middle rack.

  5. Raz Kain

    Thank you so much for these wonderfull recipes and for writing in cup, ml and dl to make it easier for us to understand.

    1. A&LXawaash

      You are most welcome. Thank you for writing back.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Baqlaawe

Baklava

Macmacaan
ENSOFRع

Xalwo Muus

Banana Halwa

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع