Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Sambuus
Halaqjafle

Sambuus

English
Beef Samosas
Français
weli lama turjumin
العربية
سمبوسه

Waxaa qoray · ·

10 mukawin 24 tallaabo Diyaarin 45 daqiiqoKarin 40 daqiiqoWadar 1 saac 30 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Bir dab dhexdhexaad ah saaran hilibka ku-rid.

  2. Xawaashka ku-dar.

  3. Maraq qudaarta ku-dar.

  4. Tuun (toon) ku-dar oo kari ilaa uu ka-gursado.

  5. Filfil madow ku-dar.

  6. Baaquli ku-geddi si uu u-qaboobo.

  7. Basasha aad jarjartay ku-dar.

  8. Kabsara caleenta (la-dhaqay oo la-jarjaray) ku-dar.

  9. Si-fiican u-walaaq.

  10. Dhinaca wareegsan, shishe mari.

  11. Hal dhinac soo laab.

  12. Burka koolada ah mari.

  13. Dhinaca kale soo lab.

  14. Farta ku haay si-ussan sambuuska dulayl u-yeelan.

  15. Waa burkii oo laalaaban.

  16. Hilib ama qudaar ku-rid.

  17. Dhinaca ku-xiga laab, dhinaca kalena bur mari.

  18. Soo laab, hubsana inoo dulayl lahayn.

  19. Sambuuska saliid kulaylkeeda yahay dhexdhexaad ku-shiil.

  20. Qaaddada shabaqa isticmaal.

  21. Saddex daqiiqo shiil.

  22. Dhinaca kale u-geddi.

  23. Laba daqiiqadood oo kale shiil .

  24. Qaaddada shabaqa uga bixi.

Sawirro

Faallooyin

40 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Stephen

    I want to visit this beautiful country of Somalia because of the food, music and the culture

  2. Frank

    What happened to the sambuuses during the war in Somalia?

    1. A&LXawaash

      All have been eaten. 🙂

  3. Salma

    Hi again thank you for the advice you gaveme for making the pastry I’m definantly gonna try it and I’ll let you know! Now how do you make xawaash seasoning mixture and also the vegetable seasoning mixture??

    Thank you!!

    1. A&LXawaash

      You are most welcome. We wish you good luck. Here is a link on how to make Xawaash /recipes/xawaash-somali-spice-mix/. God willing we will post a recipe on how to make vegetable seasoning. Thank you.

  4. abdullahi ahmed abdullahi

    asc wr wb ad ayaad u mahadsan tihin abdulahi iyo layla anigu waxa aan ahay wil somali waxa aan barta cunto karinta wadanka switzerland marar badan aya ley weydiyey somali rezept ama cuntoyin somali ledahay runti wan ku ceboobey wayo wadanki cunto bisil ayuun banu cuni jirney lakin hada wan bartey sida lo samey cunto somali iyo cid walba oo kale cunto karinta aadna wan u jeclahay hadana wa shaqadeyda mustaqbalka waxa aamn raba in aan noqdo cook chief thank u very both of layla and abdullahi

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Waa ku mahadsan tahay faallada fiican. Waan ku faraxnaa markaan maqalno ragga Soomaaliyeed inay danaynaayaan cuto karinta. Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal wacan.

  5. heather

    I’d like to say I’m American girl who married a Somali man.. I’d like to say this website has really help me to make his cultural food along with mine. Well this was my first recipe I ever made and he asked me where did I buy sum well flavored sambusas. Thanx for all ur wounderful really pipes. I now do this samusa along with a potato with fried onions and peas.. yum yum yum!!!

    1. A&LXawaash

      We are very happy you found the website helpful. You must be a good cook because making samosas is not very easy. It seems like you have mastered it and even made your own version. Well done.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Sambuus

Samosas

Halaqjafle
ENSOFRع

Qambuus

Mahamosa

Halaqjafle
ENSOFRع

Bariis Maraq

Somali Rice Pilaf

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع