
Burka Sambuuska
- English
- Samosa Pastry
- Français
- Pâte à Samosa
- العربية
- عجينة السمبوسه
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Burka baaquli ku-shub.
Cusbada ku-dar.
Saliida ku-dar.
Biyaha ku-shub.
Si-fiican u-qas.
Toban daqiiqo rifaaq, kaddib dabool oo rubac saac dhig.
Cajiinka 6 gabal u-jarjar.
Warwareeg ka-dhig .
Waxaa u-fidisaa wareeg cabbirkiisa yahay 8″ (20 cm).
Iskorsaar adigoo saliid iyo bur u-dhexaysiinaysa.
Dhinacyada si-fiican isku-dheji.
Cajiinka u-fidi wareeg cabbirkiisa yahay 12″ (30 cm).
Bir dab dhexdhexaad ah saaran waxaa saartaa burkaa aad fidisay.
Laba daqiiqo dub. Markuu burka xoogaa soo caddaado, dhanka kale u-rog.
Daqiiqad kale dub.
Laba gabal ka-dhig.
Iskorsaar oo haddana laba gabal ka-dhig.
Maro ku-duub si-uusan burka u-qalalin.
Dhinaca wareegsan, shishe mari.
Hal dhinac soo laab.
Burka koolada ah mari.
Dhinaca kale soo lab.
Farta ku haay si-ussan sambuuska dulayl u-yeelan.
Waa burkii oo laalaaban.
Hilib ama qudaar ku-rid.
Dhinaca ku-xiga laab, dhinaca kalena bur mari.
Soo laab, hubsana inoo dulayl lahayn.





Faallooyin
96 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
I’ve tried 5 times,I just couldn’t separate the dough, please tell me the possible error. Thanks
I really love your method. I made it first time today, it was dome sort of failure or success :). It worked but i realized i didnt hv a 12″ pan to cook it. N i rolled the dough half inch too big. Also i felt that the end result, the pastry was too thin. And i wasted a lot of dough because the sides couldnt cook ( pan was too small). Also some of it i couldnt take it easily apart and i tore it…etc it was a mess. But your method and recipe was great though. Just that i am not skilful enough. So i will try it again until i succeed. Thanks very much
Hullo!
Did u use cold water or just plain tap water?
i love the way you made them but how to preserve these pastry …and can we make the samosa in advance and keep them in refrigerator and when in need just deep fry them
Waan idin salaamey. Aniga aad Ayaan uga faaideystey
Recipe aad no soo qorted markasto waan feeriyaa
In aad mid cusub ku soo darted, marka Walaal
Maxaa Baryahaan kuga dhacey, miyaad xerteen
Thanks I do like you web side
Waa ku mahadsan tahay salaanta iyo faallada wacan waanna ku faraxnay. Mashruuc ayaan ku mashquulsanahay, hadduu Eebbe idmo waan soo noqon doonnaa.