
Keesadiya
- English
- Quesadillas
- Français
- Quesadillas végétariennes
- العربية
- الكاساديا
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Keesadiya Cagaaryahan
Keesadiya Digaag
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta keesadiyada Tortiyaha hal dhinac saliid mari, kaddibna ku geddi bir dab dhexdhexaad ah saaran.
Nus koob farmaajo korka uga shub.
Ku dar mukawinaadka kale, waxaanna u dambeysiisaa ½ koob farmaajo sheedar.
Tortiyaha kale ku dabool, kaddibna saliid mari.
Geddi 4 daqiiqo ka dib. Dhinaca labaadna ka gaduudi.
Saddex geesle u jar kaddibna ku qaddin kareemo dhanaan.
Hab kale oo loo diyaariyo keesadiyada Tortiyaha hal dhinac saliid mari, kaddibna ku geddi bir dab dhexdhexaad saaran.
Nus koob farmaajo korka uga shub tortiyaha oo dhan, kaddibna mukawinaadka kale hal nus ku shub.
Isku laab 4 daqiiqo ka dib. Geddi oo dhinaca labaadna ka gaduudi.





Faallooyin
16 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
walaal marka hore waxaan idinku salaamayaa salaanta muslinka ah scw marka labaad waad ku mahadsantihiin aqoonta wanaagsan ee aad noosoo gudbisaan intaa kadib waxaan jecelahay in aan sameyo hot sauce tijaabiyo inta uu oolikaro shelf life marka maxaan isticmaali karaa si aan u tijaabiyo arintan waa mahasan tihiin
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waa ku mahadsan tahay faallada wacan walaal. Basbaas maa ka waddaa mise soos la kariyey?
Hi there, I have been waiting for the zi chuculata recipe for a very long time now, I really need to know how to make this.
Thank you for your patience. It is on our to do list, and God willing, we will post it.
Salam Alaikm,
I stumbled across your Youtube channel today and going through it, I can really say is wow and just felt obliged in sending this message of encouragement. I would like to say I really admire the quality content uploaded here showcasing your cuisine and country soo beautifully. The multi-translations, No music and music versions and easy to follow video recipes are fantastic and i’m in awe of the effort put in to maintaining your series. For me studying abroad, your videos have really inspired me in trying your recipes. I acknowledge both your efforts and much thanks.
Regards,
Tariq Saleh (AlQassim, Saudi Arabia)
شكرا ياأخي والله ما في منهم ها الزوجين, الله يحفظهم ويبعدهم العين والحسد وانشاءالله تكون مرتاح بزيارة هاالموقع,واشتقت كمان بلدي اللي ولدت وتررعت فيه أهلا يا سعودية أهلا يا جدة اهلا يا عنا كش thank you dia brother really i missed Anakish and Shu’ara market ya allaaaah!
Thank you very much for your words of encouragement. We feel touched. It is nice to know that the effort we put in this website is being recognized. May God Almighty bless you.
walaalayal waxan idiin ka codsanayaa waa hadad awoodaan farmaajo sheedar sidee guriga loogu samestaa??
hadad igu dhaantan igu caawiya
Waxaa loo baahan yahay daawo Rennet la dhaho. Ma heli kartaa?
U jawaabaya A&L
rennet ka dhowr website ayn ka aqriyay ilaa hadana mafahmin waxcay ila tahay inan laga heleen halkan joogo waad mahadsantihiin jawaabtiina qaaliga ah
ries na dire maansha allaah galabta casariye diyaar merci et jisukumulaahu qeyr comme toujours
Thank you for taking the time to comment.