Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Bur Fiilo
Halaqjafle · Macmacaan

Bur Fiilo

English
Filo (Phyllo) Dough
Français
Pâte Phyllo
العربية
عجينة الفيلو

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 8 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 45 daqiiqoWadar 1 saac 15 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta bur fiilo
  2. Isku dar 2 koob bur, beekin baawdarka, cusbada, buurada, caanaha iyo qalka.

  3. Makiinad ku rifaaq muddo 5 daqiiqo, ama gacan ku rifaaq muddo 10 daqiiqo.

  4. Cajiinka dhig muddo 30 daqiiqo.

  5. Isku qas 1 koob waraango iyo 2 qaaddo weyn bur, dhinacna dhig. Cajiinka 4 gabal u qaybi. Gabal walba 5 u qaybi. Sidaas tirada waxay noqonaysaa 20 gabal.

  6. Cajiinka kuuskuus oo sida kubbad ka dhig.

  7. Gabal walba u fidi wareeg cabbirkiisa yahay 16.5 sentimitir. Gabal walba 1 qaaddo yar waraanga ku shub, kaddibna 10 kii xabbaba is kor saar.

  8. Si tartiib u fidi.

  9. Wada geddi, wixii gaabanna gacanta ku kala jiid.

  10. U fidi wareeg cabbirkiisa yahay 38 sentimitir. Bac ku duub, kaddibna qaboojiyaha ama barafka geli.

Sawirro

Faallooyin

8 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Neba

    Best way to do this is to use thin fillodough if you can find it in your food market freezer.

  2. El Gaba

    Salam

    I always follow your recipes, they’re very simple and easy to follow and made many tasty things, all thanks to you

    Can’t wait to try baklava, i wanted to know if v can substitute vinegar with something else

  3. sara

    Merci bcp pour sept recettes et pour tout les recettes jaifait la pâte a filo aujourd’hui jai suite tout les étape apre quand jai étal la pâte sa colle un astuce svp

  4. Martin Prior

    Alaikum Salaam,

    It appears that they just opened a restaurant in their hometown in Canada. I guess they are now quite busy. See Facebook Page.

    Pity its unlikely I will visit Canada again.

  5. Karef mohamed

    السلام عليكم

    هل استعملتم نفس المقادير ام ضعفها لأنني*

    استعملت نفس المقادير ولم أتحصل على 20 قطعة؟

    أشكركما

Bur Shuu

Choux Pastry

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع