Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Basbuusa
Macmacaan

Basbuusa

English
Basbousa
Français
Basbousa
العربية
بـسـبـوسـة

Waxaa qoray · ·

13 mukawin 10 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 1 saac 5 daqiiqoWadar 3 saac 15 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Basbuusa

sirab

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta basbuusada
  2. Isku dar sokorta, biyaha iyo liin dhanaanta. Kari muddo 10 daqiiqo.

  3. Ku dar maa’ alward kaddibna walaaq.

  4. Almondka karkari muddo 1 daqiiqo, kaddibna biyo raaci. Diirka ka qaad.

  5. Waxyaabaha basbuusada isku wada dar ee si fiican u qas.

  6. Cajiinka ku shub dhalo ama bir foorno oo buuro la mariyay cabbirkeedana yahay 9″x13″ (23cm x 33cm).

  7. Cajiinka kor ka sin. Hal ama laba saacadood qaboojiyaha geli.

  8. Basbuusada sida aad jeceshahay u calaameey. Ku dub foorno lasii kululeeyay 380°F/193°C muddo 40 daqiiqo.

  9. Sirabka ku shub basbuusada oo kulul, kaddib foornada ku celi muddo 15 daqiiqo.

  10. Jar adigoo calaamadaha raaceysa. Si fiican u qabooji intaadan qaddimin.

  11. Basbuusa
  12. Basbuusa
  13. Basbuusa
  14. Basbuusa
  15. Basbuusa
  16. Basbuusa
  17. Basbuusa
  18. Basbuusa
  19. Soos caano Baraawe
  20. Karkari 10 oz (300 mL) caano la gursiiyay lana maceenay (sweetened condensed milk). Karkari muddo 20 daqiiqo adigoo si fiican u walaaqeysa. Sawirrada kor waxaad ka arki kartaan marxaladaha kala duwan. Markuu midabka gaduuto, koob (237 mL) caano kulul kiskis ugu dar. Si fiican u walaaq ilaa uu kuuskuuska ka baabba’o.

Sawirro

Faallooyin

111 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Zee

    I just wanted to know what the dimensions are for both of the glass dishes?

    Thanks

  2. nashsa

    salaams

    what can the yogurt be substituted for?

  3. Marialuisa

    WOW!!, I´m impressed. I´ve just came from Istanbul (city I already love) and I´m treating my friends tomorrow with a Turkish dinner I´m going to make this dessert for sure. Loved it…and loved the video too.

    Thanks for sharing and explaining it so well

    Love from the north of Spain

    Marialuisa

  4. Amal

    A ssalamu alaikum,

    First of all I would like to thank you for your amazing website and videos, I did the basbusa I follow every single step but the result not like your recipe..the top was ok and the bottom wewe ok,but in the middle it was not baked well..why?

  5. F Khalil

    I just made this and it is to die for. The only change I made was to add 1/2 the amount of syrup and it was sweet enough. Thank you for this wonderful recipe.

    1. A&LXawaash

      Well done! Thank you for your comment.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Baqlaawe

Baklava

Macmacaan
ENSOFRع