
Qataayif Qishta Leh
- English
- Qatayef with Cream
- Français
- Qatayef à la Crème
- العربية
- قطايف بالقشطة
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Qataayif Qishta Leh
Qataayif
Sirabka
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Qataayif
Diyaarinta qataayifka Mukawinaadka oo dhan isku dar, kaddibna walaaq ilaa ay ka qasmaan.
Cajiinka dhig ha qamiiro muddo 30 daqiiqo.
Sida canjeero yaryar u dub. Bir dab dhexdhexaad saaranv waxaa ku shubtaa 2 qaaddo weyn oo cajiinka. Dub muddo 1 daqiiqo ama ilaa uu kor ka bislaado.
Dabool si aysan u qalalin.
Hal qaaddo yar oo qishta ah saar qataayifka, kaddibna dhinacyada isku keen oo isku dheji adigoo bannaynaysa meesha qishtada ay ka soo jeeddo. Dhinacada qishtada leh mari laws fustuq shiidan.
Sirabka korka uga shub, sirab kalena la qaddin si qofkii jecel uu ugu sii darsado.
Sirabka
Mukawinaadka inta aan biyaha lagu darin Cajiinka qataayifka Diyaarinta sirabka Digsi yar oo dab dhexdhexaad ah saaran, ku shub biyaha, sokorta, iyo liin dhanaanta la miiray.
Kakari muddo 10 daqiiqadood.
Dabka ka qaad, kaddibna ku dar maa’alwardka.





Faallooyin
15 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Masha Allah mahadsanidiin
Salut, je suis au canada et ta recette demande de la semoule fine. Ici on trouve de la semoule marque cedar ”semoule#1” et “semoule #2”. Est-ce que vous pouvez me dire la différence et laquelle il faut utiliser pour ce qatayef? Aussi, pour les maamouls, c’est laquelle qu’il faut utiliser? Merci bien!
aad iyo aad ban idinkugu mahad celinaya habeen hore masjidka aa gabar suuriyad ah keentay qadaayifkan wan kaxishooday inan dhaho walaal side u samesay aad bu umacana walaahi markan web kina ku arkay waxay ila noqtay wax an rumesan wayay sidad dadka walalaal uga farxisan alle ha idinkaga farxiya always, and i am so proud all of u keep doing delicious food guy bye.
Salam thanks for the video.. I was wondering if I leave out the yeast?can I only use baking powder or baking soda only
Mashallah I am so impressed by ur talent and effort my Allah reward you guys and jzk khyr