Icun icalaanji caloosha iggee (iggeli)
Are you getting ready for Eid? What would Eid be without icun? We mean the icun of “icun icalaanji caloosha iggee (iggeli)” fame. That is what the street vendors selling icun used to say and it means “eat me, chew me, and dispatch me to the stomach.” We do not know where the “chew me” part came from because these delicate cookies offer very little resistance and just melt in your mouth.
We remember these delicious cookies from our childhood. They had a red dot on top that made them look very pretty. Good icun should be light and crumbly and their colour should also be very light. Made of only flour, sugar, and butter, basic icun is very simple to make once you master the right proportions of the ingredients.
We have our Eid rituals. The preparations for Eid are just as exciting as the big day and one of the things that we do is that we always bake some goodies the night before. The smell of a freshly baked cake or cookies helps put everyone in the mood. The baking happens in between phone calls and it is quite a challenge since the phone never stops ringing. Relatives and friends from different parts of the world would call offering their Eid wishes well into the night. And we love it.
Êtes-vous en pleine préparation de l’Eid? Que serait l’Eid sans icun? L’icun du très connu “icun icalaanji caloosha iggee (iggeli)”. C’est ce que les vendeurs de rue d’icun disaient, cela veut dire: Mange-moi, mâche-moi, et expédie-moi dans ton estomac”. Nous ne savons pas pourquoi ils disaient “mâche-moi” parce que ces gâteaux délicats n’offrent aucune résistance, ils vous fondent dans la bouche.
Nous nous rappelons que ces gâteaux délicieux faisaient partie de notre enfance. Ils avaient un point rouge sur le dessus qui les rendaient jolis. Un bon icun devrait être léger et très friable. Fait avec seulement de la farine, du sucre, et du beurre, le icun basique est très simple à faire une fois que vous maîtrisez les bonnes proportions d’ingrédients.
Nous avons nos rituels de l’Eid. Les préparations de l’Eid sont tout aussi excitantes que le grand jour et une des choses que nous faisons est que nous cuisons toujours des friandises la nuit d’avant. L’odeur d’un gâteau ou de biscuits tout juste sortis du four aide à mettre tout le monde de bonne humeur. La cuisson se passe entre les coups de fil et c’est tout un challenge car le téléphone n’arrête pas de sonner. Famille et amis nous appellent de différents parties du monde toute la nuit pour nous offrir leurs voeux de l’Eid. Et nous apprécions ça.
Ingredients:
(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements
Yields 75 cookies
Plain shortbread cookies:
1 cup (250 mL = 2.5 dl) Unsalted butter
⅔ cup (106 g) Powdered sugar
2 cups (280 g) All-purpose flour
¼ tsp (1.25 g) Ground cardamom
Shortbread cookies with almonds:
1 cup (250 mL = 2.5 dl) Unsalted butter
⅔ cup (106 g) Powdered sugar
2 cups (280 g) All-purpose flour
½ cup (50 g) Ground almonds
1½ tsp (8 g) Vanillin sugar
For decorating:
Use one of the following: Glace cherries/currants/cloves/food colouring
Waxa loo baahan yahay:
(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)
Waxaa laga sameyn karaa 75 icun
Waxaan sameynay 2 nooc oo icun, mid aan loos lahayn iyo mid leh.
Icun aan loos lagu darin:
1 koob (250 mL = 2.5 dl) Buuro cusbo lahayn qabowga ka-dhacay
⅔ koob (106 g) Sokor shiidan
2 koob (280 g) Bur cad
¼ qy (1.25 g) Heyl shiidan
Icun loos lagu sameeyay:
1 koob (250 mL = 2.5 dl) Buuro cusbo lahayn qabowga ka-dhacay
⅔ koob (106 g) Sokor shiidan
2 koob (280 g) Bur cad
½ koob (50 g) Loos shiidan
1½ qy (8 g) Sokor fanilla leh
Qurxiska:
Kuwaan mid ka-mid ah isticmaal: Jilyeejo sokor leh/sabiib aad u-yaryar/dhegayare/midabka cuntada lagu daro
Ingrédients:
(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL) mesures à ras
Pour 75 biscuits
Biscuits Sablés nature:
1 mesure (250 mL) de Beurre Doux
⅔ de mesure (106 g) de Sucre en Poudre
2 mesures (280 g) de Farine Blanche
¼ cc (1.25 g) de Cardamome Moulue
Biscuits Sablés aux amandes:
1 mesure (250 mL) de Beurre Doux
⅔ de mesure (106 g) de Sucre en Poudre
2 mesures (280 g) de Farine Blanche
½ mesure (50 g) de Poudre d’Amandes
1½ cc (8 g) de Sucre Vanilline
Pour la Décoration:
Utiliser un des suivants: Cerises Confites/Raisins de Corinthe (raisins secs)/Clous de girofle/ Colorant Alimentaire
1. Place the butter in the bowl of a mixer. 2. Add the powdered sugar. 3. Beat for 7 minutes until the colour of the mixture becomes very light. 4. Add the flour. 5. Add the ground almonds, if using. 6. Add the vanillin sugar. 7. Or add the ground cardamom. 8. Mix for 3 minutes. 9. Refrigerate the dough for 1 hour.
1. Buurada ku-rid baaquliga makiinadda. 2. Sokorta shiidan ku-dar. 3. Si-fiican u-garaac muddo 7 daqiiqo ilaa uu midabka ka-caddaado. 4. Burka ku-dar. 5. Haddii aad sameynaysid nooca looska leh, hadda ku-dar looska shiidan. 6. Ku-dar sokorta fanillada leh. 7. Ama waxaa ku-dartaa heyl shiidan. 8. Isku-qas muddo 3 daqiiqo ah. 9. Cajiinka qaboojiyaha geli muddo 1 saac ah.
1. Mettre le beurre dans le bol du mixer. 2. Ajouter le sucre en poudre. 3. Battre pendant 7 minutes jusqu’à ce que la couleur du mélange devienne très claire. 4. Ajouter la farine. 5. Ajouter la poudre d’amandes, si utilisée. 6. Ajouter le sucre vanilline. 7. Ou ajouter la cardamome moulue. 8. Mélanger pendant 3 minutes. 9. Réfrigérer la pâte pendant 1 heure.
Nooca labaad ee icunka wuxuu leeyahay loos shiidan iyo sokor fanilla leh
Bake in a preheated oven at 350°F/177°C for 18 to 20 minutes
Waxaa ku-dubtaa foorno la-sii kululeeyay 350°F/177°C muddo 18 ilaa 20 daqiiqo
Masha Allah … Amazing … U r de best Leyla … Ilaahay haku daayo, u can’t imagine siduu ciil iiqaban jiray for not being able to do this recipe ,,, Thank u a million times
Waa ku-mahadsan tahay faalladaada. Ducada jacam inooga dhig. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.
Aad ayaad u mahadsantahay walaal jira shukran alaha haku fa iideeyo adigane
Aamiin. Mahadsanid walaal.
Maxa yelay cod sigeyga wat tix gilisa walashey kaliya waxaa dhiman ninaac luuuwaani asagane wan rajeyneyna in ad soo giliso ad iyo ayaad mahadsan tahay isha bini adamka alaha ka xijabo
Hadduu Ilaahey yiraahdo waxyaabo badan ayaan soo gelin doonnaa. Mahadsanid.
Thank you so much for posting this. May Allah bless you guys with everything good that you desire. .
Thank you so much for your kind wishes. God bless you.
asc wr wb waw mashalaha sister qayr alaha ku siya dad badan ayaa u fa idaysay ajir hasanat an dhaman alaha ku siya sual aya raba ina ku waydi i cunka marka a fornada galinaysa saxan miya saliid marinaysa mita kale looska shiidan mala iska dhafi karaaaaaaaaaaa jzklha sister
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Xaanshida foornada ayaan isticmaalnay. Haddaadan isticmaalaynin, birta waa inaad saliid marisid. Icunka laba nooc ayaan soo gelinay midka koowaad loos malahan, kan labaad ayaa loos leh. Mahadsanid.
Qurux badana icunka masha Allah, waxaa xasuusta Malin qurux badana icun i calaanji ciida aya samenaa insha Allah, lkn su.aal icunka midabkaan ayaa jeclahay dhowr jeer ayaa hore usameeye kafeey ayu iga noqdaa midabkiisa? Mahadsanidiin
Waa ku-mahadsan tahay faalladaada. Waxaa caddeeya: 1- Sokorta la-shiiday. 2- Buurada iyo sokorta si-fiican laysku garaacay ilaa ay ka caddaadaan. 3- Dab yar in lagu dubo oonan wax badan lagu daahin dubidda.
Asc. Illaahay kheyr aan lasoo koobi karin ha idin siiyo. Wax badan ayaan sugayay icun in aasoo galisaan, laakiin waqtigii ugu fiicnaa ayaa soo galiseen maasha Allaah.
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Adigana qayr aan dhammaan ayaan Ilaahey kaaga baryaynaa. Mahadsanid.
Salaamu caleykum aad iyo aad ayaan idiinka Mahad celinaa sida aad codsigeyga iigu tix geliseen
Waxan Rabaa in aan idiin weydiiyo Burka Laba nooc miyaa mise weykala gedisan yihiin sida kan vanill iyo loska ku qastay mise labadooda kii aad doonto ayaad sameysan kartaa waad mahadsantihiin
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Burka hal nooc ayaan isticmaalnay. Laba nooc Icun ayaan sameynay mid heyl leh oo aan loos lahayn, iyo mid loos shiidan iyo fanilla lagu daray.
asc wad suubsan kartaa hadaba kii aad doontoo asgoo loos leh iyo loos la anbaa midka looska leh iyo mid an loos laheen iyo faniila haad doonto ayad suubsan insha alaah
asc walaal aad ayaa umahad santihin icun talajada maka dhafi kara somali lakin hora laga qasi jiray horane waa laga dubijiray maxaa farqi udhaxeyo walalo qer illahey ha idin siyo
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waa run Soomaaliya icunka horey ayaa laga dubi jiray. Soomaaliya icunka buuro lagama sameyn jirin. Buurada haddaadan wax yar qaboojinin, gacmaha ayay ku-dhalaaleysaa. Marka aad qaboojisid waxay kuu sahleysaa inaad si qurux u-kuuskuustid. Midda kale, qaboojiska wuxuu ka-celinaayaa icunka inuu fido marka la-dubaayo. Anaga waxaan jecel nahay icunka inuu xoogaa kuuskuusan yahay. Waa ku-mahadsan tahay su’aasha.
Icun, i callanji, caloosha igee.. Maasha allaah, ciid aan icun iyo baalbaalow leheen ciid ma’ee, insha allaah baalbaalowna waa soo wadaan aa u maleynaayaa.inshaallaah…. mahadsanidiin kheyr aan idiin rajeynaaya idinka, familkiina iyo familkaan hawada idinkala socdaba..
Balbaalowga aad ayaan u-jecelnahay, laakiin waxaan ka-cabsanaynaa inaan ciiddaan ka-gaarsiin weyno. Waxaan soo wadnaa waxyaaba kale oo aan ciidda ugu talagalnay. Hadduu Ilaahay nafta nagu simo, Ciidda Arafo nagama foga. Mahadsanid.
insha’allaah.. ciid carafaan ku baashaaleynaa, haddii eebe idmo.. aad baad u mahadsan tihiin
Adigaa mahadda mudan walaal.
asalaamu caleykum warah matullaahi wabara kaatuhu maansha allaah waalaalkiis iyo walaashiis aad iyo aad ayaad u mahad santihiiin icunkana waa waxan sugeyga ajar aan lasoo koobi karin alaah ha idinka siiyo ramadaan kariim
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Ramadaan Kariim! Aad ayaa ugu mahadsan tahay faalladaas wanaagsan. Qayr ayaan kuu rajeynaynaa.
asc wr wb aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin allaha idin dhowro
meeshaad joogtaanbo waana ku farxay icunka markan arkay dhowr jeer ayuu iga halaabay oo saliid badan ku qas la igu dhahay.
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Ilaah ayaa mahadda leh oo na siiyay aqoonta aan walaalheenna wax ugu faa’iidayno. Mahadsanid walaal. Qayr iyo caafimaad ayaan kuu rajeynaynaa.
these look melt-in-the mouth good, I’m drooling. they are so like the ghribia that we have in Algeria.
You are right. They are very similar to ghribia or ghuraiba as they call them in many parts of the Arab world. Thank you very much for taking the time to comment.
Finally Icun is here and it is that easy thank you guys very much now I can show my in-laws how good reer xamar am I and it all because of you guys thanks again
Yeah! Show them your talent. We wish you all the best and thank you for taking the time to comment.
lol the in-laws will be surprised how good the reer xamar are yeah make shushumoow and qumbe as well sister
asc wr wb aad iyo aad u mahadsantihiin walaalayaal ilaahay ha idin deeysto maasha alaah wax badan aan raadinaaye icun waa iga farxiseen ilaahay ha idinka farxiyo waxaan rabay inaan idin weeydiiyo finijeerka ma meesha kore oo caadiga maa la gilinaa mise barafka waad mahadsantihiin
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada iyo ducada. Qaboojiyaha ayaa lageshaa, barafka ha-gelinin. Qaboojiyaha naftiisa haku daahin haddii kale aad ayuu u-adkaanaya.
asc wr wb Masha’allah jazakallahu khayran A&L, aad aya ujeclahay icunka and masha’allah waan isku dayay it came out perfect i was really amazed. Allah haka dhigo abaalkiina fil jannatil a3laa.
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waan ku-faraxsan nahay inaad nala socodsiisay Icun-ka inaad jeclaatay. Waa ku-mahadsan tahay ducada wacan aad noogu ducaysay. Adigana guul adduun iyo aakhiro ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid walaal.
Maasha alaah. Ilaah il ha idin ka qabto waan ka helay cunooyinkiina. website kan wuxuu ii noqon rabaa qeeb ka mid ah nolol maalmeedkayga. sida aan ugu tixmay qaabka cunta kariskagya wax wayn ayaa iska badalay. mahadsnidin. waxaan idin waydiinaa aan idinka codsanayaa sida mooska loo dubo moos bukeeni iyo noocyada kale inaad noo soo bandhigtaan.
asc,
Waa Ilaah mahaddii, haddii inta yar aan qabano ay wax tar idiin yeelatay. Aad ayaa ugu mahadsan tahay ducadaada iyo faallada. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Hadduu Ilaahey yiraahdo waan ku tala jirnaa inaan soo gelino muur bukiini. Mahadsanid.
I love this recipe. Your beautiful post has me wanting to dash off to the kitchen and make them, but alas, there are a few items to grab from the grocers before I embark. Thank you, thank you, thank you! Finding a new cookie recipe is always a pleasure.
Beautiful photography, too.
It is hard not to love cookies. We got so many requests for this recipe and it made many of the viewers remember their childhood. Thank you very much for you comment and we hope that you will bake them soon. Our favourite are the ones with the ground almond.
Thank you so much for this wonderful website, you have no idea how many people you helped young and old. jazakalahu canna kulal khair. Ilaahay misankina xasanaadka Haydin saaro, thank you again and Eid Mubarak.
Thank you so much for your wonderful comment and thank you for the prayer. We wish you a very Happy Eid.
asc
walalaha qaliga ahoow
marka hore mahaad illahaye weyn ayaa mudan marka labaad adinka ciidihi hore waxaan ku cidii jiranaye icun saliid cadeye laga buuxiyaye oo hadii lagugu soo turo uu dhaaw inuu ku daqaro balase waxaan aad ugu faraxasanahaaye caawa inaan dubano 2 nuuc oo iicun ah illahaye ha idiin abaal mariyo adinka noo fududeyaye ku ciida faraxaad iyo reyen reyenhadad ubaad ledihina allaha idiin xafiido
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Aad ayaa ugu mahadsan tahay faalladaada wacan. Waan ku-faraxsan nahay Icunka inaad jeclaateen. Ciid wanaagsan.
asc walaalayaal waxaa tihiin dad aad u wanagsan maansha allaah
waa ciidi iigu horeysay aan dubto ICUN KISHATO SHUSHUMOW SISIN
dariska dhan ayaan u qeybiyey qofkii cuno tel ayuu soodiraa asagoo i weydiinaya saan u kariyey iyo inaan baro
dabcan adinka ayaa fursadaas qaliga isiiyey qeyrbadan illaahey ha idin siiyo cilmigiinana ha idiin xafido iyo owlaadiina amiin
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waa wax aad u-fiican qofka inuu deriskiisa ka-farxiyo, siiba maalinta Ciida. Ilaahey hakaa ajar siiyo. Aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada iyo ducada. Waxaan Ilaahey kaaga baryaynaa qayr badan oo aan dhammaan. Ciid Wanaagsan.
asc walaala yaal aad iyo aad ayaad umahad san tihiin waxaad qaba teen wax weyn allaha ajir idinka siiyo sidaa noo qadariseen icunkane aad ayaan uga helay waxaan idiin kugu duceeyay janatul fardows in aan ku kulano insha allah thank you.
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Ilaahey ducadaada ha inoo aqbalo. Aad ayaa u-mahadsan tahay.
I was wondering if you guys could post Crostata or buskutka malmaltada la mariyo.
Thanks,
Rahma
God willing, we hope to post it soon.
Yummy tummy
asc waan idin salamay walaley qaaligaa waxan idin leeyahay ciid wanagsan aad ayan oogu farxay markan arkay wax yaabaha kala nuucaa eed noo soo galiseen qaasatun kackac iyo icun aad ayan muda uraadiyay qaabka loo sameeyo mantasa waa ilaah mahadis waxan helnay walaalo qaaliya ilaah haka raali noqdee oo noo hagar baxo mahad sanidin walallahey mar horan idin dhihi lahaa thanks balse qadkaa iga halesnaa waayahan mahadsanidin
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Walaasheenna qaaliga ah Deeqa, Ciid Wanaagsan. Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay hadalada wacan aad inoo soo qortay. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaato markaad samaysatid. Mahadsanid.
I’ve just made the cookies, 60 of them. I ate so many already, they’re absolutely delicious and addictive The dough was so lovely to work with and the decorating part a delight. I used golden caster sugar and my oven tends to burn a little, so the cookies didn’t come out beautifully white like yours. To decorate, I used some red and yellow glace fruit, saffron mixed with a bit of hot water, and the juice from a few crushed blackberries. They are gorgeous:) Thank you for yet another wonderful recipe!
Thank you so much for sharing your experience with us and thank you for your confidence in our recipes. It is great that you used natural food colouring. Recipes should be used as a guide and it is always good to add your personal touches. Thanks once again.
Asc walaashey macaan hada ayaan kusoo biiray waxa aan ku weydinaya icunka deb ama dhuxusha malagu dubi karaa mida kale buure cusbo lahayn khabowga kadhacay maxaa laga wadaa mida kale(dl) maxaa laga wadaa igana raali noqo
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Kusoo dhowoow goobta Xawaash. Waad ku-dubi kartaa dhuxul. Waagii hore Soomaaliya birta lugta baabuurka ayaa wax yar dhulka inta la-geliyo, qoryo ayaa lagu shidi jiray, kaddibna dabka badidiisa waa laga saari jiray, aan ka-ahayn wax yar oo loo dhaafi jiray. Kaddib saxanka wereegsan oo buskuka inta la-saaro, la-daboolo, dab yar ayaa korka laga saari jiray.
Buuro waa ‘butter’ (af-Ingiriiska), waa zubdah (af-Carabiga). Masawirka buurada wuxuu ku-jiraa halkaan http://xawaash.com/?p=2636. dl waa cabbir laga isticmaalo waddamada qaarkood, waa sida miliga oo kale. 1 dl = 100 mL. Mahadsanid.
asc walaalayaal aad ayaad ugu mahadsan tihiin web kaan quruxda badan aad noo suubiseen
icun ayaan rabaa inaan suubiyo dhowr marna wan suubiyey lakiin markasta cabirka butter ayaa i dhiba fadlan koob booro ah meeqa garam ayuu u dhigmaa? biri inan suubiyo ayaan rabaa
qeyr farabadan illaahey ha idin siiyo amin
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. 1 koob buuro waa ku-dhowaad 225 g. Mahadsanid.
asc bahwaynta xawaash.com ilahay waxa idinkaga baryaa akhiro iyo aduunba inaa liibaantan aad iyo aad ayuu i caawiyey webkan aniga awal cunto somali fiican ma kasi jiirin laakin hada mashaAllah i’m good cook jazakallah khair <3 i love you all for the sake of Allah ..viva Somalia wayn <3
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Aamiin walaal. Waan ku-faraxnay ducadaan aadka u-fiican. Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay. Waxaan kuu rajaynaynaa qayr adduun iyo aaqiro. Mahadsanid.
Salaam Alaikum Walaalayaal,
We tried your cookies, they came out fab! Most delicious cookies ever. Both times we made them with the ground almond and topped it with a pistachio. Thanks so much to both of you.
I have a question, what size baking tray do you use? I’m in the process of buying one, because the last times we made the cookies we had to bake them in batched as our roasting tray wasn’t that big enough. That made it very tiring. So if you have any suggestions as to a good quality/size baking tray that can bake maximum amount of cookies that’d be great!
Thanks.
Wa’alaikum As-salam Warahmatullahi Wabarakatuh,
Thank you so much for your fabulous comment. We are happy that you like the shortbread cookies. We also prefer them with the ground almonds.
The baking sheet we used is 19″ x 13″ x 1″. You can buy a 21″ x 15″ sheet. Do not buy the coated ones, as the coating will wear out. Uncoated aluminum sheets are much better.
Thanks for your suggestion. I ordered an aluminium tray that’s 42cm x30.5cmx 2cm. I measured the oven racks before ordering. It does scratch very easily though, is this normal?
Anyway I’m glad I have a tray of sort at least ..which means i can make some more of those utterly delicious cookies. Thanks a lot Xawaash!
That is a big tray! You will have to do a lot of baking now. Aluminum is a soft metal, so it is normal for it to scratch easily. We always use parchment paper, especially when baking cookies. You can check this website on how to remove scratches from your aluminum tray http://www.ehow.com/how_7780111. Thanks for your comments.
Asc walashey waad mahadsantahay walal waxan rabey in aankushego icunka waan baroweyey wana itosiwayey markan oven kageyo wudhalalaa
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Waxay nala tahay cabbirka burka ayaa kaa qaldan, wuu ku-yaryahay.
asc. Salan ka dib bro wan ku salaamayaadiga iyo xaaskaga waxan ka maqlay magaca webkina universal tv waan ku farxay dad badan ayaa ka faa’iideysan doono hadana ka faa’iideysta.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Waan kaa guddoonay salaantaada waxaana ku-faraxsan nahay walaalaheenna Soomaaliyeed inay ka-faa’iidaysanayaan Xawaash. Mahadsanid.
Salaam walalayal. Illah qerbadan an dhaman ha’idin siiyo aamiin.
Su’al- 1. Burka cad maxa lagu badalikara madama usan burka cad cunikarin saxibkey?
2-buuraha ama subaga malagu badalikara olya-livo?
3- qofka qaba diabetes-2ga, macunikara qumbaha?
4- sokorta mida badalkeda lagalin karo e splenda oo iso shegtay ina macanka u rabo an uga samenkaro malagusamen kara icunka,qumbaha & dolshada.
alfa shukran dear Layla & A.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Annaga iskuma dayin bur nooc kale inaan ka samayno, burka madoow ama semolina ayaa ku tijaabin kartaa haddaad rabtid. Saliidda waxaa ku bedeli kartaaa margariinada nooca ah “none hydrogenated margarine” sida Becel oo kale. Su’aalaha ku saabsan nafaqada cuntada (nutrition) waxaa ku haboon in la weydiiyo dadka ku taqasusay. Splenda waa laga samayn karaa macmacaanada badankooda.
Walal waad mahadsantihin marka hore, marka labaad sual baan idin waydin ku saabsan cabirka.. for exampl. waxa tiraahdeen (1 koob(250 ml=2.5 dl) Buuro cusbo lahayn qabowga ka-dhacay) sidee ku cabiraya koob cabirkaasi leh maheesto imisa Gram noqon kartaana. Mida kale buurada aan heesto cusbo buu leeyahay maku sameen karaana hadii aan haysan mid aan cusbo lahayn. aad baad ugu mahadsan tihiin.
Adigaa mahadda mudan walaal. 1 koob buuro waa 225 – 226 g. Waa ka samayn kartaa buurada cusbada leh haddaad jeceshahay. Mahadsanid.
Salaam Alaikum,
Hey it’s me again I just wanted to ask, how do you manage to make your cookies so white? I’ve baked these cookies a number of times {much loved in our house}, they tasted fab but were a little more browner than yours.
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
First, you must use powdered sugar and beat the mixture very well. Second, is the oven temperature since it may be possible that you used a higher setting. Third, is the baking time. Do not bake longer than mentioned in the recipe.
Kkkk waad mahadsantahy you my sister
Can u use oil to replace the butter?? Thanks
You can use oil, but the result won’t be the same.
Thank you so much for these wonderfull recipes and for writing in cup, ml and dl to make it easier for us to understand.
You are most welcome. Thank you for writing back.
Salam tnx alot for te recipe…wanted to ask whats your cooki tray position in the oven ??
We always position it the middle rack.
Asc walal ad bad u mahdsan tihin marka xiga waxan rabay ina an ogado hadi an isticmali karo salted butter
Buurada cusbada leh kuma fiicna.
Asc wr wb! Aniga WO iga halabay cilada ne mesha ee tahay MA ogi
Thanks so much for this recipe it came out amazing! Thanks for all your foolproof recipes. I made this is using self raising flour by accident and it still came out great! Some of my cookies had cracks in it because I added a bit too much powdered sugar and dried up my dough but amazing non the less so tasty.
Thanks again!