Long before we were introduced to the doughnuts we had outside Somalia, we were familiar with kac kac. We loved these tasty snacks that were sold in traditional Somali restaurants (maqaayo Soomaali) in Mogadishu. They were great for a quick breakfast when served alongside a cup of Somali tea with milk (shaah caddeeys). In those restaurants, they would prepare a big pile of kac kac early in the morning and by noon they would vanish.
In addition to kac kac, for breakfast, these restaurants served anjero, qamdi, bur saliid, mashmash, sambuus (samosas), beer & basal (liver & onions), suqaar, and kabaab (meatballs). All were freshly prepared on the premises except for the anjero and mashmash, which were delivered to them very early in the morning.
By social convention, those eateries catered to men only and were off-limits to women. However, women could buy for take-out and that they did. Luckily, that social convention did not hold in the diaspora where more and more Somali women frequent Somali eateries.
Kac kac were also prepared in some homes but they were usually made for sale. Preparing sweets and selling them provided a source of income to those who were in possession of family recipes that were passed down through generations. It was a lifeline for some families, thereby the reluctance to share those treasured recipes which were regarded as closely guarded secrets. Nowadays, some are still reluctant to share recipes in the hopes of one day starting a restaurant.
Longtemps avant que nous goûtions aux donuts en dehors de la Somalie, nous étions habitués aux kac kac. Nous adorions ces snacks goûteux qui étaient vendus dans les restaurants Somalis traditionnels (maqaayo Soomaali) à Mogadishu. Servis avec une tasse de thé au lait (shaah caddeeys), ils étaient très bien pour un petit-déjeuner rapide. Ces restaurants préparaient une grosse pile de kac kac tôt le matin et à midi ils étaient partis.
En plus du kac kac, pour le petit-déjeuner, ces restaurants servaient de l’anjero, qamdi, bur saliid, mashmash, sambuus (samosas), beer & basal (foie aux oignons), suqaar, et kabaab (boulettes de viande). Tous ces plats étaient préparés sur place sauf l’anjero et le mashmash, qui étaient livrés très tôt le matin.
Les conventions sociales voulaient que ces restaurants servent uniquement les hommes et étaient interdits aux femmes. Toutefois, les femmes pouvaient acheter à emporter et c’est ce qu’elles faisaient. Heureusement, ces conventions sociales n’ont pas tenu dans la diaspora où de plus en plus les femmes Somali fréquentent les restaurants Somali.
Les Kac kac étaient aussi préparés dans certaines maisons mais ils étaient destinés à la vente. Préparer les friandises et les vendre était une source de revenus pour ceux qui étaient en possession de recettes de famille qui se transmettaient de génération en génération. C’était un moyen de survie pour ces familles, d’où leur réticence à partager ces précieuses recettes qui avaient le statut de secrets bien gardés. De nos jours, certains sont toujours réticents à partager leurs recettes dans l’espoir d’un jour ouvrir un restaurant.
Ingredients:
(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements
Yields 24 doughnuts
2 cups (280 g) All-purpose flour
½ cup (100 g) Granulated sugar
1 tsp (5 mL = 0.05 dl) Baking powder
2 Large eggs
½ cup (125 mL = 1.3 dl) Unsalted melted butter (very warm)
2 Tbsp (30 mL = 0.3 dl) Milk (warm)
For frying:
Canola oil or any other flavourless oil
Waxa loo baahan yahay:
(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)
Waxaa laga sameyn karaa 24 kac kac
2 koob (280 g) Bur cad
½ koob (100 g) Sokor
1 tsp (5 mL = 0.05 dl) Qamiir “Baking powder”
2 Ukun waaweyn
½ koob (125 mL = 1.3 dl) Buuro aan cusbo lahayn (xoogaa kulul)
2 QW (30 mL = 0.3 dl) Caano (xoogaa kulul)
Waxaa ku shiishaa:
Saliid caddeey
Ingrédients:
(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL) mesures à ras
Pour 24 Beignets
2 mesures (280 g) de Farine Blanche
½ mesure (100 g) de Sucre en Poudre
1 cc (5 mL) de Levure Chimique
2 Gros Oeufs
½ mesure (125 mL) de Beurre Doux fondu (bien chaud)
2 cs (30 mL) de Lait (chaud)
Pour la friture:
Huile de Colza ou tout huile sans saveur
1. Combine the dry ingredients: flour, sugar, and baking powder. Mix well. 2. Add all the wet ingredients: eggs, butter, and milk. Mix well. 3. Knead well for 3 minutes. 4. Let the dough rest for 10 minutes. 5. Roll out the dough to ¼ inch (½ cm) thick. Cut into 24 pieces, then mark the surface by pressing a knife lightly on the dough (see video). 6. Fry in canola oil (or any other flavourless oil) at 375°F/190°C for 3 to 4 minutes until golden brown. Use medium heat.
1. Isku-qas burka, sokorta, iyo qamiirka “baking powder.” 2. Ku-dar ukunta, buurada, iyo caanaha. Si-fiican isku-qas. 3. Cajiinka si-fiican u-rifaaq (u-xash) muddo 3 daqiiqo ah. 4. Dhig muddo 10 daqiiqo ah. 5. Cajiinka u-fidi buurni ¼” (½ cm). U-jar 24 gabal, kaddibna ku-xarriiq middida (daawo fiidiyaha). Isla markii shiil. 6. Waxaa ku-shiishaa saliid caddeey kuleylkeeda yahay 350°F/190°C muddo 3 ilaa 4 daqiiqo ilaa ay ka-gaduutaan. Waxaa isticmaashaa dab dhexdhexaad ah.
1. Mélanger les ingrédients secs: farine, sucre, et levure chimique. Bien mélanger. 2. Ajouter les ingrédients liquides: oeufs, beurre, et lait. Bien mélanger. 3. Pétrir pendant 3 minutes. 4. Laisser reposer la pâte pendant 10 minutes. 5. Étaler la pâte sur ¼ de pouce (1/2 cm) d’épaisseur. Couper 24 morceaux, puis marquer la surface en appuyant doucement avec un couteau (voir la vidéo). 6. Faire frire dans l’huile de colza (ou autre huile sans saveur) à 375°F/190°C pendant 3 à 4 minutes jusqu’à ce les beignets soient dorés. Utiliser un feu moyen.
Served with Somali tea with milk
Kac kac iyo shaah caddeys
Servis avec du thé au lait Somali
Served with Somali tea with milk
Kac kac iyo shaah caddeys
Servis avec du thé au lait Somali
Aad aya u mahadsantiin codsigeygii waa helay Thanks!
Adigaa mahadda mudan walaasheenna.
Masha allah qurux badana kackaca, mahadsanidiin bahda xawaash
Adigaa mahadda mudan walaal.
asc walaalyal waxan idin ka codsanayaa iconka siloosameeyo.mahadsanadiin
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Icun waan soo gelinnay ee halkaan guji http://xawaash.com/?p=4328. Ciid Wanaagsan.
Asc. waaw waaw waaw! waxaan dhaho maba garanaayo. Illaahay ajar ha idinka siiyo. Waxay ila tahay in iidaan mac macaan cidu ka dhargi doonto haduu Alle idmo. Mar labaad iyo mar sadexaadba Illaahay kasokoow waad mahadsan tihiin.
Waa ku-mahadsan tahay faalladaada wacan.
Thanks for posting this recipe. I was looking for this Kac Kac recipe for long time. May Allah bless you. I have tried to make few of the recipes posted on this website. Thanks again, I became a better cook
We are very happy we could help. Thank you for your comment and for your confidence in our recipes.
Masha Allah xawaash.com Agaasimahooda iyo dhaman maamulka mahad weyn ayaa usoo jeedinaa, Mahada Alle kadib.
runtii maalin kasta wax i farax galiya aya soo galisaan, adinkoo run ahaantii gabdho badan ku mahdiyay cuntooyinkiina wannaagsan ee soo galinaasaan Hal codsi ayaa wataa walalo adoo aad u mahadsan walalkey
waxa jeclaan laheyn inaa na bartaan noo so galisaan sida loo sameeyo Tortada noocyadeeda kala duwan, madama aad tihiin isha kaliya aan ka fiirsano cuntooyinka cajiib ah
thnks all time xawaash.com
la,aanteeda abaaaaar runtii….
Maasha Alaah! Waa faallo aad u-fiican. Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay hadalada wacan aad inoo soo qortay. Annagana farxaddiinna wey naga farxisaa. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa toorto dhoor nooc. Mahadsanid.
ASC…I don’t know where to start! but would like to let you guys know how grateful we are to come a cross your wonderful website. I personally enjoy so much!!!! that i prepared many of your dishes with many success. My husband cooked your Yogurt Coconut Chicken yesterday and we all love it.
Thank you very much
Wa’alaikum As-salam Warahmatullahi Wabarakatuh,
Thank you so much for letting us know that you like the website and enjoy the recipes. We salute you and your husband for being a good team. Our hat is off for your husband and his efforts. Thanks again.
I will be doing the Kac Kac tonight..insha’allah and will keep you posted!
Thank you very much and enjoy!
A/S/C/ walaalayaal aad baad u mahad santihiin ilaahay ha idinka abaal mariyo. waxaan idiin waydiina butterka badalkiisa saliid ma isticmaali karaa ? mahad sanid
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Saliid waad ku-beddeli kartaa, ha illaawin inaad wax yar kululeysid. mahadsanid.
I love u guyz ,,, May Allah bless u insha Allah ,,, I totally forgot this kac kac wallahay, will add it to my lovely list … U made me a better wife and cook ,, Ilaahay ha idin daayo, now i have something else to show off with
Please keep up the good work and spirit ,,, My kitchen lives by ur site
Allah yixfadkum insha Allah
Thank you so much for your lovely comment. There is nothing better than knowing that the little we do has made a difference. Thanks again.
asc wr wb mashalahaaaa walalahay qaliga ilaah ha idin siyo ajar an la so kobi karin umada ayaa wax bartan dad badan ayaa cuntada ad so bandhigaysan ka fa idaystay waxad no so galisay kackac iyo icun i calanji colasha igey thanks dhamantina walal sual ban ku waydina burka macanka sokorta lo dhalaliya ad horay u so galisay wan barobeyey lakin burka gudihisa ayaa salida iga gasha maxa sameya sis thnkx
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Walaasheenna qaaliga-ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faalladaada iyo ducada. Cajiinka markaad qasaysid cabbirada si-fiican u-raac. Hadduu cajiinka kaa jilco saliida ayaa galeysa. Mahadsanid.
as wr wb walaal aad ayaa u mahadsantihiin adiga iyo odaygaaga ilaah haniga siiyo ajar iyo xasanaat walaal waxan ku weydiiyay machinka aa isticmaashid ma ku qasi karaa misa ma u baahno walaal waa mahadsantahay
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Waad isticmaali kartaa makiinadda, oo hawsha ayay kuu fududeynaysaa. Waxaan gacan ugu qasnay inaan tusno inay makiinadda daruuri ahayn. Mahadsanid.
waa mahad santihiin walaalaheey ilaah ha idinka ajar siiyo waxa rabay baalbaalow inaad noo soo galisaan idinkoo mahadsan aadaa idinku mahad celinaa waana idinku dhiiri galinaa inaad sii wadiin gabdhaha soomaaliyeed aad waxbartaan see hunguri macaan u suubin lahaayeen
Waa ku-mahadsan tahay faalladaada wacan, walaasheenna. Hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo gelin doonnaa.
Salaama caleykum walaal waxan ku weydinaa bakinka miyaa qamiir wato
waad mahadsantihiin
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Baking powder-ka waa qamiir. Asagaa kiciya Kac kaca. Mahadsanid.
scw sis thnk you sooooooooo much more than 1000 times i am realy happy to see kac kac thnk you alot insha allah i wil try jazakalah khayr
You are most welcome. We hope you enjoy it.
asalaamu caleykum warax matullaahi wabara kaatuhu walaal aad iyo aad ayaan idin kaga mahad celinayaa sida wanagsan ee aad mar walba wax inugu fa`ideysaan ilahey ajiar aan lasoo kobi karin ha idinka siiyo aamiin waxanba soo xasustaa kac kaci aan kucuni jiray wadankii hooyo
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaatid markaad samaysatid. Mahadsanid.
If I did not tell you guys before that you guys are my favorite thanks much really.
Yeah and If you are like who has in-laws. Show them you are the best on everything
You are most welcome. Thank you for being such a great fan. Your comments are always appreciated.
as wr wb bahda xawaash waa ni salaamay walaasheey waxaan ku wediiyay machiinka aa ku sameesid ma ku qasi karaaa waad mahadsantahay
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waad isticmaali kartaa makiinadda, oo hawsha ayay kuu fududeynaysaa. Waxaan gacan ugu qasnay inaan tusno inay makiinadda daruuri ahayn. Mahadsanid.
waad mahadsantahay laylo abayao waxaa kaloo ku weydiiyay doolshada oo guduudka fidyow ma leedahay oo lagu daraayo baking soda
Weli video ma-lahan doolshahaas. Hadduu Ilaahey yiraahdo waan u-samayn doonnaa.
asc walalo waan ku baryayaaa ee keka sida loo sameeyo soo geli iyo waxaa lagu darayo magacooda wan foorjayisanhay eida walaley dadd baan casumaya ee ajarka waxba ku ledahay ilahy ajar haka ssiiyo ee ciida ka hor soo geli walshayy qaali
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waan jeclaan lahayn inaan si dhaqsa ah soo gelino, laakiinse doolshaha noocaas waqti badan ayuu u-baahan yahay. Hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo dadaalaynaa inaan soo gelino. Mahadsanid.
asc wr wbr ramaadan kariim ciid mubaarag waxaan umahad celinaya Allaah subxaanuhu watacalaa cazaawajala oo iisahlay ina siiyay cilmiga an wax ku aqrinaya ama nuurka indhaha inta kadib waxan mahad ucelinaya walaalala inoo fududeeyay cilmi aan sahlanayn oo daruurina ah lagama maar maana ah in ay si walaalnimo iyo ilam nimo leh inoogu deeqeen jazakalah ban leyahay walaalaha webkan inoofuray in badan ayan kumahadcelinaya walaal markale, ilaahay haidin ka abal mariyo wax laysku hibeeya waxa ugu qiimabadan cilmiga diinta tana wa tan xigta waxa ayna laysku hibeeya wa midda ugu muhiimsan shugran
Illaahay dhulkeenina nabad ha inooga dhiga amiin
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Hadal xikmad leh ayaad ku-bilowday faalladaada. Awood kasta bani’aadaka uu leeyahay waa wax Ilaahey siiyay. Annagana waxaan Ilaahey ugu mahad celinaynaa inuu nasiiyay awoodda aan walaaleheenna ugu faa’iidayno aqoonta yar aan leennahay. Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay.
scw,masha,alah aad iyo aad baan idinka mahadcelinaya cuntooyinka macaan
aad mar waliba aad inoo soo bandhigtaan,ilaah ajar iyo xasinaad ha idinka
siiyo aamiin.Marar badan ayaan ka welweli jiray maalmaha ciidaha waxa
aan sameynlahaa, maanta welwel ma jiro idinkaa ayaa inoo sahli, ilaahay
amuurahiina ha sahlo aamiin {kuli caam wa antum bikheyr} CIID MUBAARAK.
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faalladaada iyo ducadaan wanaagsan. Adigana qayr badan oo aad dhamaan Ilaahey ha ku-siiyo. Ciid Mubaarak.
asc wr wb,,, allah ayaa mahadle oo cilmigaan ku baray abaayo aad iyo aad ayaad u mahadsantahay allah hakaa abaal mariyo sida wacan aad wax nagu bartid masha allah, hanbalyo hanbalyo macalimadeena cutada<3<3 abaayo waxaan wataa su,aal yaroo caato ah kac kac aan somalia ku cunijiray waxuu ahaa kuus kuus oo sonkor leh,,, kan aad hada nabartay waxaad modaa in uu kabadalanyahay,,,, su.aasha labaad ( kashatada hadii laga dhaafo meetada ama "mint" maxaa ku jaban) xayaka laah)
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Aad ayaa u-mahadsan tahay walaal. Waxaan nahay laba qofood iskaashata oo wax walba isla qabta. Kuus kuuska wuxuu ku-xiran yahay sida aad u-fidisid iyo sida aad u-jartid. Sokorta waa ka-yareennay, haddaad doonto waa kordhisan kartaa. Kashaatada waa ka-dhaafi kartaa meentada. Mahadsanid walaal.
asc setahay walaal waad ku mahadsantahya
Adigaa mudan walaal.
Aslam Calaykum walaalaha qaaliga ah just wanted in aan idiin mahadceliyo kackaca aad natusteen sida loo sameeyo i made it last-night and it was delicious everyone liked it even my little daughter loved it and she is always a picker eater
Jazaka Allah Qayr
i will also try the iciun recipe tomorrow inshaAllah
Ramadan Kariim and Eid Mubarak
Thank you so much for sharing your experience with us. Eid Mubarak to all of you.
masha allah waa markii igu horeysay aan arko website oo somali ah
oo laga helo rashinka nooc kasto aad donesit.maantaa kackac oo wiligeey sameeynin aa sameey wana ku faraxsanahay .shukraan walaal.waxaan nii rajeenayaa ciid wangsan .kulu caam waa antum biqeer.
Aad ayaa u-mahadsan tahay inaad nala socodsiisay inaad jeclaatay Kac Kaca. Ciid wanaagsan. كل عام وانت بخير وصحة وسلامة
Thank you very much for teaching me this reciepe you guys are my favorite website
Thank you very much
You are most welcome. We are happy you like the website. Happy Eid.
Asc wr wb? Allaah swt ha idin siiyo khayr aan la qiyaasi karin . Aaaaaamiiiiiin.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Adigana inta aad noogu ducaysay iyo in ka-badan ayaan Ilaahey kaaga baryaynaa. Ciid Wanaagsan. كل عام وانت بخير وصحة وسلامة
Allaahumma Aamiin, wa jazaakumullaahu alfa khayr.
Waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu naga dhigo kuwii laga xoreeyo naarta,
isla markaana laga aqbalo acmaashooda ay bishaan barakaysan aan soo wadnay aamiin.
CIID MUBAARAk.
Aamiin walaal. Ciid Wanaagsan oo farxad leh!
ciid mubaarak laylo iyo Abdullaahi aad ayaa u mahadsantihiin cunta kariskiina aad ayaan ugu moodnay wax badan ayaan idinka baranay anagoo kaseen meel wax laga bilaabo jazaakalaah
asc waraxmatullahi wabarakaato kulucaam waantum biqeyr walaal waxay tahay suaashayda muufo baraawada SEMOLINA aad ka samaysay maxay tahay waxaan aad udanaynaa inaad iisharaxdit
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Semolina waa sarreen shiidan. Sarreenka wuxuu galleyda uga fiican yahay dhaqso ayuu qasmaa. Hadduu Eebbe idmo midda galeydana waan soo gelin doonnaa. Ciid Wanaagsan.
asc warax matu allahi wabarakatu ramadan kareen and eid mubarak walalaheyga qaligaah wahan ino weedinaya kac kac baking powder cadiga ma lu gasikara mise kan idinka ku qasten le lugu qasi kara miya jizakumuallahkahir.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Ciid Wanaagsan walaal. Nooc kasta oo qmiirka baking powder-ka ayaad isticmaali kartaa. Mahadsanid.
as/c walaal waxaan idinka codsanaayaa in aad ii soo shegtiin sida loo sameeyo rawiska thank you
asc, walaalayaal waad mahadsan tihiin caawinaadiina ee aad marwalba ufidisaan dadwaynaha ilaahay qayr aan lasoo koobi karin ha idinka siiyo aamin aamin. walaashay waxaan ku waydiinaa, kac kaca hadii aanka daayo buurada dhib mayleedahay oo aan saliid cad aan kudaro bedelkii buurada, cabirka saliida intee noqonkartaa marka. JAZAAKA ALLAH QAYRAN WALAASHAY.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Ilaahey ayaan ku-mahadinaynaa oo aqoontaan yar nasiiyey inaan la-wadaagno walaalaheenna. Aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada iyo ducada fiican.
Buurada saliid waad ku-beddeli kartaa. Cabbirka buurada inta uu yahay ayaad ku-beddelaysaa (1/2 koob saliid). Mahadsanid walaal.
asc walaalayaal layla iyo c/llaahi aad iyo aad baan idinkugu mahad celinayaa illaah kasokoow walaalayaal waan isku dayay kac kacaan laakin nasiib xumo wuxu iga noqday bur bur waxa aan kaqalday magaranayo mar kale ban isku dayi doona aad ban ujeclaa kac kac thanks
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Cabirada ku-noqo. Waxay nala tahay burka cabbirkiisa inuu kaa qaldamay. Mahadsanid.
salaamu caleykum walaalaheyga qaaliga ahoow marka hore waan idiinka mahad celinaa sida aad noogu faaideysin marka xigta waxaan rabaa in aan idiin weydiiyo halkii kiilo bur imisa ukun iyo imisa buuro iyo sokor aan ku dari karaa thanks
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan, walaasheenna qaaliga ah. Waxaad ka-dhigtaa 6 koob bur, 1 1/2 koob sokor, 3 qy (qaaddo yar) Baking powder, 6 ukun waaweyn,
1 1/2 koob buuro la-dhalaaliyey. 6 QW caano kulul.
asc walaal aad iyo aad aa umahadsantiin madaam aa noogu dhigteen luuqada aan fahmeeno
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Ciid Wanaagsan.
asc ciid mubarak , waxaaan isku dayay inaan sameeyo kac kaca lakin , wuxuuu iga noqaday cajiin dhaxdiisa , marka maxaaa iga qaldan , waa mahadsantihin asc
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Waxay nala tahay cajiinka inaadan si-fiican u-fidin oo buurnidiisa ay saa’id ahayd. Midda labaad waxay nala tahay saliidda inay aad u-kululayd. Hadday saliidda aad u-kulushahay dhaqsa ayey kor ka-gaduudanaayaan gudahana ceyriin ayuu ka-noqonaayaa. Ciid Wanaagsan.
Woow U make it look so effortless !! Love it ! keep up the good work sistah xD (MashaAllah)
Thank you for your comment. From sista and brotha.
Hi i was planning to cook this today but i was wondering if i can cook with the oil called Extra virgin olive oil or other oils besides that?
Different types of olive oil have different smoke points, so use one that has a higher smoke point. If you don’t mind the taste difference, then use it. We have fried potatoes using olive oil and they were delicious. However, we don’t like the taste of sweets fried in olive oil.
i love your website sister. i love your kac kac its AMAZING. i am dying to know how to make mash mash. Could you please tell me how to make it
thx laila
Thank you very much for your kind words. We are happy you like Xawaash. We posted a recipe for mashmash long ago. Here is the link http://xawaash.com/?p=4049.
Waxaan isku dayey recipes badan oo aad leedihiin wayna ii shaqeeyeen. Laakin kackacan sida walasheyda kor ku qortay Amira ana wuu ii shaqeen wayey oo burbur ayuu noqday. Waxan isidhi mala waa cabirka oo marlabad ayaan ku noqday hadana wuu ii shaqeen waayey. Marka waxaan anu isleeyahay waa koobka badhka ee sokorta aan ku daray?..any ideas?
Waxay nala tahay cabbirka burka inuu kaa qaldan yahay ee ma’ahan sokorta. Koobka aan isticmaalno waa 237 mL. Hadduu koobkaada ka-weyn yahay wey keeneysaa inuu hagaagin. Burka miisaankiisa waxaa la-rabaa inuu noqdo 280 g.
Waan ku noqonaya insha’allah. Waad mahadsantahay.
Adigaa mahadda mudan.
Aad ayaad u mahadsan tihiin, ILLAAHAY ha idinka abaaliyo wanaagan aad umuda u haysaan
Waa markii ugu horeysay oon dubo kackaca aad ayuuna u fudud yahay kackacan sameeyntiisu, wax kayar 30 daqiiqo ayey igu qaadatay inaan dubo anigoo raacaya steps kiina, videoga waan daawaday. Aad ayaan u jeclaa kackaca markaan xamar joogay yaraantaydii gaar ahaan break timeka schoolka ayaan aad u cunijiray(4aad anoo ah ayuu qaxu dhacay )
ILaa imika waxaan idinka bartay sida loo sameeyo, kackaca, bariiska, rootiga, doolshada, bajiyaha, malawah walina waan wadaa barashada insha allaah waxaan rajeeynayaa inaan cuntooyinka websiteka ku jiro dhamaan barto within two months.
NO MORE DD aan aado!
Marlabaad aad ayaad u mahadasan tihiin ILLAAHAYNA ha idin barakeeyo.
Adigaa mahadda mudan walaal. Waan ku-faraxnay inaad ka-heshay Xawaash wax xasuus gaar ah kuu leh oo yaraantaada ku-xasuusiyay. Maasha’Allaah waxaa muuqata inaad macalin noqon doontid. Annagana waxaan ku-dadaalaynaa inaadan nasoo qabanin. Aad ayaa u-mahadsan tahay.
salama caleykom walaal
aad ayaad ugu mahadsantihiin cuntada macaan ee aad dadka bartaan.
waxaan idiin weydiina maxaa laga wadaa (BUURO)ereygaas haley sheego micnihiisa. mahadsanid.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Buuro waa subag aan la shiilin, af-Ingiriisiga waa (butter) af-Carabigana waa (زبدة). Halkaan guji sawirka ayaad arkaysaa http://xawaash.com/?p=2636. Mahadsanid.
waan fahmay aad ayaad umahadsantihiin
Aidgaa mahadda mudan.
asc walaalayaal aad baad u mahadsantihii mansha alaah dadaalkiina aad noo muujiseen ilaahay khayr iyo xasanaad haydinkasiiyo walal runtii aad baad noo farxad geliseene ilaahay haydin ka farxiyo if iyo aakhiroba intaa kadib walalo suaal idinkoo aad u mahadsan waxaan is idhi samee kac kaca kadib waxaan isku qasay sidii aad noo sheekteen hadii aanan anigu wax qaldin , 280 g daqiiq ,100 g sonkor , labo beeda ,buuro 125 ml. caano 30 ml, qando yar khiisa . intaa kadib markii aan isku qasay wuu iga jilcay buura diina way igaga badatay , runtii intaan suaala idinku badiyeyna iga raali ahaada khayr baan idiin rajeynayaa wsc.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Walaal Roda, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada iyo ducada fiican. Su’aalaha intaad doontaan ayaad na weydiin kartaan. Marna ha isdhihina su’aasha ayaad ka badiseen.
Waxay nala tahay in cabbirka burka uu kaa qaldamay. 280 g oo bur ah waa rubac kiilo iyo laba qaaddo. Haddii qiyaasta inta aad sheegtay aad isku dartid lama rabo inuu jilco. Mar kale isku day ee nala socodsii. Mahadsanid.
Can you please make a correction?
The first sentence of the fourth paragraph :
“Kac kac were also prepared in some homes but they were usually made for sale.” is missing some words
It should be “Les Kac kac étaient aussi préparés dans certaines maisons mais ils étaient destinés à la vente.”
tyia
Correction done. We wish you a Happy, Healthy, and Prosperous New Year. Thank you very much.
asc walaalo waan idin salaamay dhamaantiin ilaah kheyr fara badan ha idin siiyo intaa kadin walaalo adinkoo mahadsan qiyaasta koob manoogo sameyn kartaan weel ii yaalo hadaan ku qiyaaso waxbaa iga qaldamaa koobkaada kac kaca layaal iyo midka aad isticmaalee ma isku nuucbaa walaalo raaline noqo asc
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigana qayr badan oo aan dhammaan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa. Koobabka shaaha lagu cabbo wey kala waaweyn yihiin, cabbir lagama dhigan karo. Waxaa fiican koob cabbir inaad soo gadato haddaad ka heli kartid meesha aad joogtid. Koobka aad tilmaantay wax yar ayuu ka yaryahay midka aan wax ku cabiranno.
walal macaan wad mahadsantihiin su aal ayaan qabaa pls waxaan rabaa buuro waa maxay ma chese baa mise?
Adigaa mahadda mudan walaal. Buuro waa “butter”, Halkaan guji masawirka buurada ayaad arkaysaa http://xawaash.com/?p=2636. Mahadsanid.
I was wondering if I could replace the unsalted butter with melted margarine since I am currently unable to get butter.
Also any good tips for making good dough. I was also wondering about my
canjeelo turning out without that beautiful colouring and little holes
(I used recipe C since I had the ingredients for that recipe and left it to ferment for most of the day though I do live in a very cold climate)
You could replace the butter with margarine if you cannot find butter. You will need to activate the yeast and check if it still good. Mix the yeast with 1/4 cup lukewarm water and 1/2 tsp sugar. Leave it for 10 minutes. If bubbles form and the mixture triples then you can use it to mix the Canjeero. You will need to keep the batter in a warm place to ferment. Thank you.
I like the way you cook and somalian music i remember my country and my family.
We hope they are happy memories. Thank you for taking the time to comment.
very nice food
Thank you very much.
الطريقة سهلة وشكل يفتح النفس ان شاء الله بكرة حتكون حلو بتاعنا
شكرًا
شكرا جزيلا على التعليق، بالهنا والعافية انشاء الله
salaama caleykum I tried to make the kackac last friday but unfortunately it didnt turn out good lk urs. halved all the ingredients but still no luck. ceyriin ayuu iga noqday and saliida ayuu cabay.
wondering where i went wrong!
any advice though?
may allah give u janatul firdows for the good work u r doing for the public.
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
If the oil is too hot the outside will brown very quickly while the inside will not get a chance to cook through. Did you fry them immediately after cutting? Thank you for your prayers.
My children and I enjoy your recipes
Jazakalaah
Asalamu Alaykum
What does Buuro or Buurada means?
Is there another name in Somali language?
Please tell me.
Thanks.
I am genuinely thankful to the owner of this web
site who has shared this wonderful post at at this place.
Thank you so much for sharing this recipe it worked ou beautifully.
[...] here’s a recipe for Somali donuts from Somali food blog Xawash that yields 24 donuts: Combine two cups of flour, half a cup of sugar, [...]
[...] here’s a recipe for Somali donuts from Somali food blog Xawash that yields 24 [...]
[...] here’s a recipe for Somali donuts from Somali food blog Xawash that yields 24 [...]