Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Bur Saliid
Rooti · Quraac · Macmacaan

Bur Saliid

English
Somali Puff Puff
Français
Puff Puff Somali
العربية
الـمـقـلـيـة

Waxaa qoray · ·

Fiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 8 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 10 daqiiqoKarin 30 daqiiqoWadar 2 saac 15 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Bur Saliid

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta bur saliidka
  2. Mukawinaadka qalalan baaquli ku shub. Ukunta ku dar haddii aad isticmaalaysid.

  3. Koob biyo qandac ah ku dar haddii aad ukun isticmaalaysid. Haddii kale koob iyo rubi biyo ah ku dar.

  4. Si fiican u garaac ilaa uu cajiinka ka qasmo.

  5. Dabool oo muddo hal saac iyo nus dhig si uu cajiinka u qamiiro.

  6. Saliid caddey ku shiil adigoo isticmaalaysid dab dhexdhexaad ah. Walaaq si uu u wada gaduuto.

  7. Shiil ilaa ay ka gaduutaan, kaddibna saliidda ka miir.

Sawirro

Faallooyin

58 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. qaali muhuyadin

    Asc waa mahadsantahay walaal soort ayaan ku sameeyay sifican ayuu igu toosey

    Thank you kheyr ilahay ha idin siiyo aamin yaa rabi

  2. qaali muhuyadin

    Asc ramadan kariim.

    Ilahay ha idin dhowro walalayal aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin wax yaabo badan ayaan ka faaidey siteka Walaal soor galeyda la,aanteda ma ii toosa mise waa qasab in lagu daro soor galeyda

    Mar labaad waa mahadsantihiin.

    Asc

    1. A&LXawaash

      Wacalykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Adigaa mahadda mudan walaal. Soorta la’aanteed waa samayn kartaa laakiinse ma qababacleynaayaan.

  3. sundus

    i really like your website i was wandering if you guys could make somali cookies

  4. fatima

    Thank you for all your recipes. They are easy to make and they turn out perfect and delicious. I wanted to know if you are going to make glub jumun.

    1. A&LXawaash

      You are most welcome. We will add it to our to do list. Thank you for the comment.

  5. Leyla A

    asc, walalaya aad iyo aad ayd u mahadsan tihiin, kheyr badan illah ha idin siiyo. gacantiina ilaahay ha idin daysto aamiin. Walaalhi runtii burkaan caruurtayda aad iyo aad ayay u jecel yihiin waan usameeyaa maashaa allah aad ayuu iigu toosaa taasna abaalkeeda idinkaa leh ilaahay kasokow. hadii idinka ahaan leheen ma baran leheen runtii. Walaalayaal waxaan idinka codsanaa inaad mar hadii ay idin suurto gasho natustaan sida loo sameeyo LIIMO AJAAR runtii aad ayaan ujeclahay markaan isku dayoba intuu liinta bislaanin ayuu halaabaa yacnii kor ayuu ka baareystaa oo urkeedana wuu isbedelaa ma aqaaqo sababta walaahi. Waxaan isku dayay inaan liinta biyaha kadhowro iyo inaan liinta ayadoo miiran inaan ku badiyo but waa sidiisa. Inshaa allaah waa idinka sugeenaa walaalayaal. jizadiina Jano inshaa allah

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faalladaan aadka u fiican iyo ducada. Waan ku faraxnay caruurta inay jeclaadeen. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa liima ajaar. Ciid wanaagsan walaal.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Qamdi

Mahamri

CagaaryahanHalaqjafle
ENSOFRع

Macsharo

Rice Cake

CagaaryahanRooti
ENSOFRع

Bur Tufaax

Apple Fritters

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع