Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Macsharo
Rooti · Doolsho · Macmacaan

Macsharo

English
Rice Cake
Français
Gâteau de Riz (Mkate wa Maashara)
العربية
weli lama turjumin

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 15 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 1 saac 10 daqiiqoWadar 4 saac 25 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Cajiinka qamiirka diyaari. Dhig ha-qamiiro muddo 15 daqiiqo.

  2. Baaquli burka bariiska ku-shub. Ukunta ku-rid. Cajiinka qamiirka ku-dar. Biyaha tartiib tartiib ugu-shub. Si-fiican isku qas.

  3. Cajiinka dhig ha-qamiiro muddo saddex saacadood. Qaboojiyaha ayaad gelin kartaa, maalinta labaad ayaad samaynsan kartaa.

  4. Sokorta digsi ku-shub, biyahana ku-dar. Kari muddo 5 daqiiqo, kaddibna dhig ilaa ay ka-qabowdo. Haylka shiidan cajiinka ku-dar, sokorta si-tartiib ugu dar adigoo qasaysa.

  5. Markaad sokorta ku-darto caano ayuu u-ekaanaa.

  6. Bir dab sare saaran, ku-shub 2 qaaddo saliid. Saliidda markay aad u-kululaato, 2 koob cajiinka macsharada ku-shub.

  7. Dab dhexdhexaad ah ku-kari muddo 1-2 daqiiqo.

  8. Dabool, dabkana aad u-gaabi. Kari muddo 20 daqiiqo ama ilaa ay ka-bislaato.

  9. Haddaadan qabin birta godan, haka welwelin. Nooca fidsan isticmaal.

Sawirro

Faallooyin

81 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Aisha

    Can I make My own rice flour, as in soak rice, let it dry and then, grind it?

  2. Jordan

    This has a wonderful yeasty flavor. A lot like Vietnamese Bánh bò, which has a very similar batter and is steamed. I think I like this better though, the caramelized bottom and the flavor of cardamom make it something special.

    1. A&LXawaash

      You are right. We just had it for breaking our fast and it was delicious. Thank you!

  3. Hanhhuynh

    Thank you for your quick response. I will cook it and try it one day.

  4. Hanhhuynh

    I saw your cake looks delicious. I want to try it, I know every ingredient, but only semonila I don’t know what it looks like and where they sell it. Please tell me about it, thank you

    1. A&LXawaash

      It is a granular milled product of durum wheat. You can find at the supermarkets or Middle Eastern grocers. You can also find at Indian stores where it is known as sooji.

  5. sihaa

    asc wr wbr waan ka helay walaalaheen xawaash aad baad ugu mahadsantihiin madaama aad noo faa iidaysan rabina ha idinka ajar siiyo hana idin xifdiyo

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Mahadsanid walaal. Adigana Ilaahay qayr badan ha ku siiyo.

Bur Saliid

Somali Puff Puff

Fiigan (xoolo la’aan)Rooti
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Qamdi

Mahamri

CagaaryahanHalaqjafle
ENSOFRع