Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Doolshe Qamiir
Doolsho · Macmacaan

Doolshe Qamiir

English
Yeasted Cake
Français
Gâteau Levé
العربية
weli lama turjumin

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 10 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 10 daqiiqoKarin 45 daqiiqoWadar 3 saac 15 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Baraawe doolshaha noocaan gacan ayaa lagu qasi jiray. Haddaad gacan ku-qasaysid, caanaha kulul kis-kis ugu dar adigoo ku walaaqaya qaaddada qoriga (si aadan u-gubanin). Cajiinka si-fiican u-garaac (sida canjeerada oo kale).

  2. Isku-dar sokorta, saliidda, ukunta, burka, qamiirka rootiga, qamiirka baking soda, faniillada iyo haylka.

  3. Qas muddo hal daqiiqo.

  4. Caanaha aad u-kululeey ilaa ay wax yar ka-karaan. Makiinadda meesha ugu gaaban ku-aaddi, oo caanaha kulul si-tartiib ah ugu-shub. Isku-qas ilaa caanaha aad ku-dhamaysid, muddo 4 ilaa 5 daqiiqo.

  5. Baaquliga dabool. Dhig jikada meesha ugu kulul si uu u-qamiiro muddo 2 saacadood.

  6. Foornada ku-aaddi 350°F/177°C oo kululeey. Laba bir oo 9 inch ah saliid mari. Foornada ku-dub muddo 45 daqiiqo.

Sawirro

Faallooyin

44 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. sylvia

    using hot milk,will it not kill the yeast

    1. A&LXawaash

      If you add hot milk directly to yeast, it will definitely kill the yeast. However, the yeast is first mixed with 2 1/2 cups sugar, 3 cups flour, 1 cup oil and 4 eggs. That mixture will temper the milk. In this cake, the yeast is added to give flavour to the cake. The cake gets its rise from the baking soda which is a leavening agent.

  2. Aisha

    Assalamu alaykum

    What consistency should the dough be before leaving it to rest? And is there any chance of you posting a video of this cake being made?

    Jzkallahukheyr

    1. A&LXawaash

      Mix everything as stated in the recipe and you will get the right consistency. A video is in our plans.

  3. Zeyna

    Assalamou aleykoum A&L I tried the cake it was delicious and moist but I reduced the yeast to 2 teaspoons instead of 2 table spoons because I was afraid that it would to much for that amount of flour.

    Thanks !

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      The two tsp will work as a cake, but you definitely won’t get the taste and texture of the authentic Yeasted Cake. Try it next time and you will notice the difference.

  4. maryama

    Masha allah nice doolsho insha allah i will try soon.best website caadi matihiin walaalo yaal ilaah ajar haniga sii yo.what u guys are teaching us.

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your nice comment. God bless you.

  5. aminah

    hi i was trying to cook this but i only have baking powder not baking soda. so can i cook with the baking powder or i must have the baking soda. thanks

    1. A&LXawaash

      The baking soda is a must in this recipe, otherwise it will not brown and it will not have the desired flavour.

Garaafo

Graffe – Italian Donuts

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع

Bur Saliid

Somali Puff Puff

Fiigan (xoolo la’aan)Rooti
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Qamdi

Mahamri

CagaaryahanHalaqjafle
ENSOFRع

Macsharo

Rice Cake

CagaaryahanRooti
ENSOFRع