
Macmacaan
Sisin
- English
- Sesame Snaps
- Français
- Croquants au sésame
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Diyaarinta weli laguma turjumin Af-Soomaali.





Faallooyin
50 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
waaw waaw ilma ahayn inaan barandoono macmacaanka aan maanta halkaan ka bartey waxaan raajicinaayey waqti aad u fog maantana walaalahayga macaan waxaad igu barteen wax saacad ka yar jisaakama laah wxn idiinka codsanayaa dhamaan xawaash ,com hadii ay jiraan wax cajalooyin oo maqal iyo muu qaal leh oo ku baxa luuqdaha ingr,iyo soomaliga in aad ii soo gudbisaan tlfkiina aan idiinkula soo xariiro hadii ay macquul tahay raalina iga ahaada hadaad wax qalad ah kala kulantaan qoraalkeyga sidaa iyo jawaab wacan
maasha allaah walaahi waxaan qirayaa in aad tihiin macalinka aduunka uga fahansiin og maasha allaah ilaahayga baariga ah ha idiinka abaal mariyo ani run ahaan tii ma aqaan waxaan idiinku amaano ileen waxwalba waad iiga qiima badan tihiina
Ilaahay ha kaa abaal mariyo hadalada wacan. Waan ku faraxnay. Mahadsanid walaal.
Asalamu Calykum brother. Mashallah first of all I would love to say you are all doing amazing job. Jakallah Kheir. I am happy you guys put up all of my favorite food from Barawa as I am one. I love this siisiin receive as well. I wanted to know will you guys put up a recipe for Lado in the future? If you are familiar what I am referring to. Thank you so much once again.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Thank you very much for your nice comment. We are happy you like the recipes. God willing, we will post the recipe for Laddu in the near future.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay walaal. Qaboojiyaha (fridge) waa meesha caadiga oo biyaha qaboojisa, barafkana (freezer) waa meesha biyaha baraf ka-dhigta.
asc walaal nanacloos nosogeliya
mahadsanadiin
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Hadduu Ilaahay yiraahdo waan soo gelin doonnaa. Ciid Wanaagsan.
asc wr wb walal wad maxad santihiin maa sha alah web aad ayaan ugu hilay jzklq walal ma sha allah waxan samaystay sisimta aad ayay igu ficnaatay wadmahadsantihin walalayaal jzklq
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waan ku-faraxsan nahay inaad jeclaatay Xawaash iyo Soo’da Sisinta. Waxaan rajaynaynaa waxyaabaha kalena inaad isku daydid. Mahadsanid walaal.