
Insalaaddo · Raacis
Insalaadda Ruuso
- English
- Russian Salad
- Français
- Salade Russe
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Diyaarinta weli laguma turjumin Af-Soomaali.





Faallooyin
13 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
asc waalaaloyaal aadbaad umahad santahiin waxaan idin weeydiinaa maxaa looisticmaalaa lagu cunaa aad baad umahadsan tahiin
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waxaa u isticmaali kartaa sida insalaaddada oo kale. Waxaa ku cuni kartaa bariiska, muufo iyo hilib, ama rooti ayaa dhex gashan kartaa (sandwich). Qofka shaqo, iskuul ama masaajidka u socda, basal ha uga darin. Mahadsanid walaal.
thank you soo much..i like this salaad..but when i go
to restaurants it’s always pork added. so now i can make it at home.
You are most welcome.
asc thanx for ur videos they are amazing mashallah, u made me love cooking. this salad do we have to make it a day before or is it ok to be served at da same day?..
You can definitely serve it the same day but try to make it early and refrigerate it for a couple of hours. Thank you for your comment and question.
asc waa ku mahadsantihiin barnaamijada fiican wxaan idin ka codsan lahayn buskut iyo bisbaas shidni
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo gelin doonnaa basbaas shidni iyo buskut noocyo kale. Mahadsanid.
masha Allah aa dayay u fiican tahay aragtideeda salatadaan laakiin mar mar waxaa dhacda video ga error aa dhacay i dhahayyo marka ma daawan karo,inta badan wax walbaa oo soo galisaan waan practice gareeya laakiin kalkaan xanaaq.com by the way ur my mentors god bless both of u.
Waad naga qoslisay. Xanaaq.com waxaad ku daaweysaa internetfiican.com. 🙂 Inoo sheeg error-ka wuxuu yahay. Mahadsanid.