
Insalaaddo
Insalaaddo
- English
- Refreshing Salad
- Français
- Salade Rafraîchissante
- العربية
- سلطة منعشة
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Yaanyada yaryareey.
Qajaarka miraha ka-saar oo jarjar.
Karootada jarjar.
Basasha cagaaran jarjar.
Baqduuniska aad u-yaryareey.
Cusbada ku-dar.
Liinta ku-miir.
Saliidda oliivada ku-dar.
Si-fiican u-walaaq.





Faallooyin
10 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Mashallh Mahadsanidin walal
Adigaa mudan walaal.
Asallamu Aleykum my brother and sister A&L,
I used to look for tasty salad, and this dish looks amazing. I thank you both for this great dish,I can’t wait to try isha-Allah. I can’t help, but noticing how sharp is the knife you’re using,Maasha-Allah. I really admired your kitchen supplies. I am planing to buy food procesor and cake mixer in the future Isha-Allah. I do use small food procesor now, but I need big one,and I would love if you guys give me any suggestions which brand I should buy from. I saw some great reviews about Kitchen Aid on the internet,but I like your opinions more of what should I buy. Thank you again and Jizakallahu-kheyr
Wa-alaykum as-salaam dear sister Ayan,
Thank you very much for taking the time to comment. We have an electric knife sharpener, it really helps in the kitchen. Both KitchenAid and Cuisinart make good food processors and stand mixers. See which one has a better offer when you are ready to bye. Thank you for the question.
asalaamu aleekum wallaalehega qaaligoow maashaa allaah tislamiin dhinac walba weyka qurxoontahay xaga dhadhanka xaga nadarka maashaa allaah aadaa oogu mahadsantahay wax qabatkiina wanaaga iyo quruxda badan jazaakallaahu kheeyran baarakallaahu fiik dunyaa wal aakhira
Aad iyo aad ayaan u-mahadsantahay. Waxaad tahay walaal qaali ah. Jazaakilaah khayr.
Asc wr wb? Mashaa Allaah tabaarakallaah
Allaah ha idin xifdiyo waadna ku mahadsantihin
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Mahadsanid walaal.
Maashaa Allaah!!!.
Jazaaaaaaaaakumullaahu khayran khayral jazaa.
Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay.