Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Tabbuula Qarnabiit
Insalaaddo · Raacis

Tabbuula Qarnabiit

English
Cauliflower Tabbouleh
Français
Taboulé de Chou-Fleur
العربية
تبولة قرنبيط

Waxaa qoray · ·

Caafimaadka u roonFiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 11 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 25 daqiiqoWadar 25 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Tabbuula Qarnabiit

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Qaar ka mid ah mukawinaadka
  2. Diyaarinta mutabbalka
  3. Qarnabiitka gabalo yaryar u jarjar. Dhaq, kaddibna qallaji.

  4. Makiinadda ku rid. 5 ama 6 jeer guji battanka “pulse”. Aad ha u shiidin. Marba qaar shiid.

  5. Haddaad doontid mabsharo isticmaal.

  6. Ku dar yaanyada, qajaarka, baqduuniska, meentada iyo basasha cagaaran.

  7. Ku dar liin dhanaanta, saliidda oliifada, qalka, cusbada iyo filfisha madoow.

  8. Walaaq oo si fiican isku qas. Qaboojiyaha geli ilaa laga qaddimo.

Sawirro

Faallooyin

13 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Ivan Santos

    I have a question, the cauliflower is either processed in the food processor or grated by hand raw , or is it cooked?

    Thanks for your reply

  2. Farax Jama

    Aad Ayaan idiin salamayaa lamanayaasha salaan dabadeed waxaan idinka mahad celinayaa shaqada aad u haysaan umada ilahay xooga iyo caafimaadkaba ha,idiin barakeeyo walaal jira OO jooga ilahay haidinka dhigo

    1. A&LXawaash

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay salaanta qiimaha iyo qaayaha leh iyo faalladaada wacan. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  3. Hani

    Afsomaligiisa ma iigu sheegi kartaa shukran

  4. Hani

    Asc wr wb walaal videowgaan waan daawaday lkn wax yaabaha qaar ma aanan fahmin walaal

    1. A&LXawaash

      Waxa aadan fahmin inoo sheeg.

  5. NW

    Thanks for this great recipe!

    I have been looking for this fantastic recipe for a long time now, thanks for posting it!

    1. A&LXawaash

      You are most welcome. We are happy you found what you were looking for in our website.

Insalaaddo Digir

Fava Bean & Chickpea Salad

Fiigan (xoolo la’aan)Insalaaddo
ENSOFRع

Insalaaddo

Refreshing Salad

Fiigan (xoolo la’aan)Insalaaddo
ENSOFRع

Insalaaddo

Somali Salad

Fiigan (xoolo la’aan)Insalaaddo
ENSOFRع

2 Dallac Bilaash

2 Tomato Sauces

Fiigan (xoolo la’aan)Soos & xawaash
ENSOFRع