
Insalaaddo
- English
- Somali Salad
- Français
- Salade Somali
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Sooska Insalaaddada
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Insalaaddada dhoor jeer biyo qaboow ku dhaq kaddibna gabalo yaryar u jar. Insalaaddada miire ku rid ama miiraha insalaaddada loogu talagalay si ay biyaha saa’idka uga baxaan.
Si fiican u dhaq yaanyada, bagalka, iyo qajaarka, kaddibna jarjar. Haddaad jeceshahay, mukabacaat u jar. Waxaan isticmaalnay qajaar Ingiriis, looma baahna in la fiiqo. Haddaad isticmaalaysid qajaarka caadiga, maqaarka ka fiiq.
Basasha cagaaran dhaq ee jarjar. Baaquliga aad ku qaddimaysid, isku wada dar yaanyada, bagalka, qajaarka iyo basasha cagaaran.
Maqaaddiirta sooska dhala dabool leh isku wada dar, si fiican u rux ilaa uu ka culusaado.





Faallooyin
8 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Excellent stuff!!
One suggestion: instead of calling the dressing “sooska” in Somali, you can call it “iidaan” which is precisely what it is.
Thanks
That is a great suggestion. We always need our viewers help to expand Somali food terminology, and we are open to all your ideas and input. Thank you very much.
it look lovely food from somali
Thank you for the comment.
Thanks for your reply. Ahh, that explains the great pictures mashaAllah.
Yes, I meant Somali muufo. I saw a muufo recipe on xawaash but I was after the other Somali muufo…the ‘flatter’ one. JazakumAllahu Khairan in advance. All the best with everything inshaAllah.
We miss muufo Somali too. We will add it to the list, and hope to do it soon.
ASC,
I tried the swahili tilapia curry yesterday and it was lovely – thank you, your reipes are delicious and simple, and increase my fairly new love of cooking, mashaAllah. I’m commenting on this particular recipe as I wanted to applaud you on your beautiful photography, mashaAllah! Did you take a course or was it just a case of practising? They’re really great! Many congratulations on a great website. May Allah SWT bless you.
From walaashiin.
P.S. If you get a chance, will you please post a recipe for the more flatbread muufo inshaAllah? Thank youuuu.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Thank you so much for the nice comment. Photography has been a lifelong hobby with many years of practice.
Can you be more specific about what do you mean by flatbread muufo? Do you mean muufo Somali?