
Soos & xawaash
Soos Tuun
- English
- Quick Garlic Sauces
- Français
- Sauces à l’ail vite faites (Aïoli)
- العربية
- صلصة الثوم – ثومية
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Soo’da #1
Soo’da #2
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinka sooska tuunta #1 Ku shub koobka makiinadda mukawinaadka oo dhan, aan ka ahayn saliidda. Shiid muddo laba daqiiqo.
Saliidda si tartiib (aayar) ah ugu shub.
Shiid muddo hal daqiiqo. Qaboojiayaha ku kaydi ilaa saddex maalmood.
Soos tuun #1 Soos tuun #1 Diyaarinka sooska tuunta #2 Tuunta si fiican u shiid.
Mukawinaadka oo dhan isku dar.
Si fiican u walaaq. Qaboojiyaha ayaad ku kaydin kartaa ilaa hal usbuuc.





Faallooyin
17 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Thanks for this recipe, i would like to make egg-less,but option of using mayonnaise is not an alternative as mayonnaise contains eggs.
Many many thanks for the recipes you have provided. It is an absolute delight to reproduce such wonderful food. And the taste is exceptional! Thank you again.
You are most welcome, Steven. Thank you very much for your wonderful compliment.
الله الله تسلم ايــــــــــــــــــــــدكــ
الله يسلمك
Masha Allah! You guys are great, I love garlic source never knew it was that easy! Thank you soo much il give it a try ASAP & keep up the good work guys
Thank you for taking the time to leave a comment. We hope you will like it.
As expected, your creativity and resourcefulness are amazing. You have turned this recipe into a pain-free, easy and delicious one. Yes, I agree, one cannot have a lot of dishes, especially chicken, without this sauce. My family back in Egypt is highly impressed with your recipes and so is my family here in Jeddah. Thank you so much folks. Allah ye’teekum alf afiah. Wishing you a very happy Eid Al-Adha.
Thank you so much, Mouchira, for your awesome comment, and thank you for your confidence in our recipes. We hope you and your family had a very happy and blessed Eid.