Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Bariis Isku-karis
Cuntada rasmiga

Bariis Isku-karis

English
One-pot Rice & Goat Meat
Français
Potée de Riz à la Viande de Chèvre
العربية
weli lama turjumin

Waxaa qoray · ·

12 mukawin 8 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 2 saac 20 daqiiqoWadar 2 saac 35 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Bariiska dhaq ilaa biyaha ay saafi ka-noqdaan. Biyaha la-dhig (radi) muddo laba saacadood.

  2. Hilibka biyo qandac ku-dhaq.

  3. Basasha dalac, ku-dar tuunta (toon), qorfe, hayl iyo dhega yare.

  4. Hilibka ku-rid. Ku-dar Vegeta ama Maggi haddaad isticmaalaysid. Xawaashka ku-dar. Hilibka gaduudi.

  5. Yaanyada ku-dar, dabool ha karo muddo 15 daqiiqo.

  6. Biyaha ku-dar, dabool ha karo muddo hal saac iyo bar ama ilaa hilibka uu ka-bislaado.

  7. Bariiska biyaha ka-miir, ku-shub, si-fiican u-walaaq. Dabool ha karo muddo 10 daqiiqo.

  8. Walaaq, dabka u-gaabi hadana ha karo 10 daqiiqo kale.

Sawirro

Faallooyin

59 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. orge

    Thanks so much you are such a great team

  2. BK

    thank you guys for what u doing. its really great work.

    1. A&LXawaash

      We are appreciate your comment.

  3. MS

    Asalamu alaykum wa rahamatullahi wa barakatu, i just wanted to know can this rice be made without the meat and if yes does the measurement stay the same

    jazakhallahu khairan

  4. Lila

    Every time I cook meat with rice, the meat and the garnish smell good at the beginning and then when I add the rice and water, the strong smell can’t be found nor can I find the taste in the food. Why does all the flavoring diminish at the end?

  5. أم عبدالله

    شكرًا لكم على هذه الوصفة الرائعة حقاً..هل ممكن أن تقدموا وصفة رز بالسمك الكامل؟

Bariis Maraq

Somali Rice Pilaf

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Bariis Udgoon

Aromatic Rice

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع