Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Meeso
Macmacaan

Meeso

English
Meso
Français
Meso
العربية
مَيْسُوا

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 5 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 10 daqiiqoKarin 15 daqiiqoWadar 50 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta meesada
  2. Ukunta iyo sokorta isku-garaac.

  3. Buurada dab dhexdhexaad-sare ku-dhalaali ilaa ay ka-gaduudato (2 ilaa 3 daqiiqo).

  4. Ukunta iyo sokorta aad isku-qastay ku-shub. Muddo 9 daqiiqo kari.

  5. Burka ku-dar. Xoog u-walaaq.

  6. Heylka ku-dar, si-fiicanna u-walaaq.

  7. Hal daqiiqo kale sii kari.

  8. Ku-geddi weel saliid la-mariyay. Dhaqso fidi intay weli kulushahay.

  9. Jar intaysan adkaanin.

  10. U-jar qaabka aad jeceshahay.

Sawirro

Faallooyin

60 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Adna

    Assalamu alaykum. I love this website, it is my go to website when ever I’m cooking. I tried to make meeso today and it was a bit soft. I don’t think it set as quickly as it did in the video and from reading the comments I think I didn’t cook it as long as I should. I’ll try again inshaaAllah and see how it goes.

  2. Ms

    Asalamu alaykum wa rahmatullahi wa barakatu, i pray you are in the best state of health and emaan…just wanted to ask on the video it says 1/3cup butter but the list of ingredient says 1/2cup butter which is correct??? jazakhallahu khairan

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      Thank you for alerting us about the error. We corrected it. Use 1/3 cup butter.

  3. Naxwa Mohamed

    A&L waa mahadsan tahay waan tijaabinaa mar labaad waxan la qaldin lama saxo mahadsanid

  4. Naxwa Mohamed

    asc waa idin salamay dhamaan wana ku mahadsan tihiin sida sharafta leh ad inoogu soo bandhigteen anagana an uga faa´iideysanay( waxan isku dayay in an sameeyo MESO lakiin sida aan ka arkaayo sawirka waxay ila egtahay in aay tahay sheey xoogaa adag sida ladalooska oo kale balse aniga sidan iiguma adkan oo waxay iiga ekatay sida caano barawe oo kale ayeey iiga jilcan tahay wana raacay dariiqada aad u sameyseen waxan jeclaan laha in an wax macluumaad ah iga siisaan WAAD MAHADSAN TIHIIN

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Waa ku mahadsan tahay salaanta iyo faallada. Waan ku faraxsan nahay inaad ka faa’iidaysanaysid. Waxaa muuqata iyadoon weli bislaan inaad ka dejisay. Waxaa dhici karta dab hooseeya inaad ku karisay. Waxaa loo baahan yahay dab dhexdhexaad sare inaad ku karisid. Markale tijaabi ee nala socodsii.

  5. fadumo

    asc ad aya ugu helay sida fudud ad no tustay oo loo sameyo meso ilaah haku barakeyo

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Waan ku faraxnay inaad ka heshay. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

2 Doolsho Soomaali

2 Sponge Cakes

CagaaryahanDoolsho
ENSOFRع