
Rooti · Quraac · Macmacaan
Mashmash – Bishbishi
- English
- Mashmash
- Français
- Mashmash
- العربية
- مشمش
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Sokorta la-karkariyay (syrup)
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Burka baaquliga makiinadda ku-shub.
Biyaha ku-dar.
Lix daqiiqo surcad yar ku-qas. Haddaad gacan ku-qaseysid, 10 daqiiqo si-fiican u-garaac, sida vidiyaha lagu muujiyay.
Sokorta oo qaboowday ku-shub.
Hal daqiiqo qas.
Digsi salkiisa godan yahay, saar dab dhexdhexaad-sare ah, saliidna ku-shub.
Hadba rubac koob oo cajiin ah shiil.
Shiil ilaa ay dhinacyada ka-guduutaan.
Saliidda ka-miir.





Faallooyin
117 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Thank you so much for your recipe. This is one of my favorite pairings with sambusa, so I thank you for providing the recipe. I’m almost there with the recipe, however when I fry it, it ends up with a huge knot in the middle and thinner and crispier on the sides. I’m using a round bottom wok, although not exactly shaped like yours in the video. Should I maybe try a small frying pan? I thought maybe if the batter touches the bottom when I pour, then it will spread evenly and also have a consistent shape each time.
Thank you in advance.
Mashallah tslmoo. One LOve To all Somalia People <3
Thank you!
Waad ku mahadsan tihiin, waxaan u baahna in aan ogaado, Burka caadi miyaa mise waa burka bariiska laga sameeyo, waxaan idinka codsana in aad ii soo qortaan burka noociisa
Adigaa mahadda mudan walaal. Burka caadiga ah ayaan isticmaalanay (all-purpose flour).
Waa mahadsantihiin walalaheen sharafta leh maanta sameeye mashmashka wuuna ii toosay taas abalkeeda adinka leh ramadaan kariim
Ramadaan Kariim, walaal. Waan ku faraxnay inaad nala socodsiisay. Mahadsanid.
thank you so much wallahi this made it so much easier for me to cook for my family! and it is step by step! masha’allah thank you so much again and Ramadan kareem to you and your wife!
Ramadan Kareem. Thank you very much for your nice comment.