
Quraac
Beer iyo Basal
- English
- Liver & Onions
- Français
- Foie aux Oignons
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Beerka gaballo ballaaran u-jarjar, kaddibna biyo qaboow ku-dhaq.
Daawo fiidiyaha sida loo kariyay. Waxaan isticmaalnay labo hab kala duwan.





Faallooyin
25 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
OMG i really like this website it is really cool bt what if u cant get cilantro around u and grond pepper.what else can i use.
Thank you for your kind words. You can use parsley instead. You can grind your own black pepper, and if you can’t find any then use hot chili pepper.
asc dka musliminto idil
wad kumahad santihin sida ad no gu so diya riseen aqoon tan e naga mqned anaka
by suheyb c/wali
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigaa mahadda mudan walaal.
Maashaa-Allaah love this dish and love making … !!
Let us know if you like it. Thank you.
Asalamu Caleykum
walaal aad ayad u mahadsantahay beer waan karin jirey lakin sidii larabo ma noqonjirin, marka maanta ayaan isku dayey sidatan marka aad ayuu u dhadhamey sidii hore.
I can’t thank you enough.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waan ku-faraxsan nahay inaad jeclaatay waana ku-mahadsan tahay inaad nala socodsiisay. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.
asc wrwb waad mahadsan tihiin walal lkn soomali noogu soo turjuma idinka oo raali ah thnks
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Waan tarjunnay, hadduu Ilaahey yiraahdo video-hana waan tarjumi doonnaa. Mahadsanid.