Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Duubi
Cuntada rasmiga

Duubi

English
Lamb Shanks
Français
Souris d’Agneau et Riz Somali
العربية
weli lama turjumin

Waxaa qoray · ·

11 mukawin 5 tallaabo Diyaarin 15 daqiiqoKarin 50 daqiiqoWadar 1 saac 5 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Hilibka dhaq.

  2. Basasha, tuunta iyo carafta isku dallac. Hilibka ku-rid.

  3. Biyaha iyo qalka ku-dar.

  4. Dab dhexdhexaad ah ku-kari muddo nus saac. Haddaadan digsi fuufle (pressure cooker) isticmaalaynin, 2 saacadood kari ilaa uu hilibku ka-jilco. Kabsaro caleenta ku-dar intaadan dabka ka-dejin.

  5. Bariis ku-cun, muuskana ha ka ilaawin.

Sawirro

Faallooyin

13 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Aziza

    Assalamualaikum

    Hai i love and tried your recipe.. But maybe you need to mention why you choose to use vegeta seasoning mix instead of maggie cubes in the recipe..

    Because i tried your recipe with maggie cubes, and it gave me a bad aftertaste 🙁 it tasted wonderful, just the aftertaste.. I think its because the maggie has msg in it 🙁

  2. garaad yusuf

    asc asxaabta waad mahad san tahiin runtii bariis isku karis ah oo aad u qurux badan ayaad samay seen laakiin maxay kuugu taalaa waan idinka koobiyaystay oo waan karsaday isagoo kale xaqiiqdii waad mahad san tihii kkkkkkcuno soomaali waan jeclahay

    1. A&LXawaash

      Dabin ayaa laguu dhigay. Waa laguugu talagalay inaad guurisid. Waan ku-faraxnay inaad si-fiican uga salgaartay.

  3. yurub

    sckm wrb..walaalo waan idin salamaya dhamantiin wadna mahadsantihiin ilaahayna cimrigina hadhereysiyo…..after that walaalo waxan rabay inad sogelisan video ga sida lokariyo bariis iyo hilbka(Somali Rice (Bariis)oo kala karsan hilibka goone losameyey bariiskana goone…..thanks alot

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

      Hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo gelin doonnaa. Mahadsanid.

  4. maandeeq

    asc wr wb.walaal recipekan baan rabay inan sameeyo waaxana fahmin xawaash

    ma waxan istimaalaya any xawaash and thank you walaalo saaxiibaday baa webkani ii soo dirtay walaahi you cant imagine sidan ugu farxay thank you walalo ilaahay ajar iyo xasanad haka siiyo.

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

      Xawaash kasta waad isticmaali kartaa, laankiinse xawaashka guriga lagu sameeyo ayaa ka caraf badan. Recipe-ga xawaashka iyo video-hiisa waa ku jiraa ee fiirso. Waa wax sahlan sameeskiisa. Waad ku mahadsantahay su’aashaada.

  5. Lis

    i want to try this recipes but i have a couple of question, what is vegetable seasoning? And why in ingredient i found white vinegar but in direction you didn’t mention it at all.. ty

    1. A&LXawaash

      Vegetable seasoning refers to a seasoning salt mix. We used Vegeta Seasoning Mix (google it for the picture of the package and description). You can use vegetable stock instead or bouillon cubes (such as Knorr or Maggi). The vinegar is added after the shanks are placed in the pot. We updated the directions and added the servings.

Maraq Ari

Lamb Stew

Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Bariis Maraq

Somali Rice Pilaf

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع