Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Doolshe Banaaddir
Macmacaan

Doolshe Banaaddir

English
Creme Caramel
Français
Crème Caramel
العربية
كريم كراميل

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 19 mukawin 18 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 55 daqiiqoWadar 5 saac 45 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Sokorta

Kastarka

Doolshe Banaaddir Qumbe Leh: Sokorta

Doolshe Banaaddir Qumbe Leh: Kastarka

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Doolshe Banaaddir Heyl Leh

  2. Sokorta iyo biyaha digsi yar ku-shub.

  3. Dab sare ku-kari ilaa sokorta ay ka-dhalaasho ayna gaduudato.

  4. Baaquliyaal yaryar ku-shub. Ku-wareeji si-dhaqsa ah intaysan sokorta adkaanin.

  5. Sokorta kastarka baaquli ku-shub. Ukunta, shaharka iyo cusbada ku-dar, iskuna qas.

  6. Saddex qaaddo caanaha kulul ku-dar, heylkana ku-dar ee walaaq.

  7. Caanaha haray ku-shub, si-fiicanna u-qas. Baaquliyaasha ku-shub markay sokorta qaboowdo.

  8. Saxanka foornada biyo yar ku-shub, baaquliyaasha dhex dhig, xaanshi aluminyam ah ku-dabool. 45 daqiiqo foorno 350°F/177°C ku-dub. 4 saacadood qaboojiyaha geli.

  9. Middi ku-wareeji baaquliga.

  10. Saxan ku-geddi.

  11. Doolshe Banaaddir Qumbe Leh

  12. Doolshe Banaaddir
  13. Doolshe Banaaddir
  14. Sokorta iyo biyaha digsi yar ku-shub.

  15. Dab sare ku-kari ilaa sokorta ay ka-dhalaasho ayna gaduudato.

  16. Digsi si-dhaqsa ah ku-wareeji.

  17. Sokorta kastarka baaquli ku-shub. Ukunta, shaharka iyo cusbada ku-dar, iskuna qas.

  18. Caanaha qumbaha ku-dar.

  19. Caanaha lo’aad ku-dar, si-fiicanna u-qas.

  20. Digsiga yar ku-shub. Digsiga dabool, kaddibna xaanshi aluminyam ah ku-dabool.

  21. digsi weyn biyo yar ku-shub. Digsiga yar dhexdhig. Mooye ama wax culus korka ka-saar.

  22. Xaanshi aluminyam ah ku-dabool. Dab yar ku-kari muddo 45 daqiiqo (Foorno looma baahna). Qaboojiyaha geli muddo 8 saacadood ugu yaraan.

Sawirro

Faallooyin

54 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Sahro Ahmed Koshin

    Dear A&L,

    I dont have an oven and not able to find one here in Somalia. How can i prepare the same creme caramel with the hot water option using charcoal?

    Please let me know. Thank you both ever so much for your support.

    Sahro

    1. A&LXawaash

      Dear Sahro,

      Thank you for your comment. The method is explained in the third paragraph of the introduction. We wrote: “Since there were no ovens in most Somali homes, creme caramel was cooked in a pot set inside a larger pot that has water in it. Charcoal fire was used and, to provide even heat, hot embers were put on the lid of the smaller pot. No lid was used on the larger pot.”

      Make sure the water level should not be higher than half the height of the smaller pot. Make sure also the heat is not too high and is just enough for a soft boil, otherwise you will end up with scramble eggs.

  2. Halima

    Asc waa idin salaamay walaalaheey qaaliga eh waa mara kii igu horeeysey aan soo boqdo xawaash waa ka hela masha alah su؛‎ bur malagu darayo miyan dursho banadir mahsanid

    1. A&LXawaash

      Ku soo dhowoow goobta Xawaash. Noocaan bur laguma daro.

  3. fadma

    saxanka markad cake da lasrto with hot water cookerka ma lagaline mise with out the water and aluminyam

    1. A&LXawaash

      Saxanka waa in biyo lagu shubaa. Fiidiyaha ka daawo.

  4. Nasriin Abukar

    Asalaamu Alaaykum Walalayal, i hope all is well and Ramadan is going great for you guys and i hope Allah showers you with his mercy and blessings in this beloved month Ameen :).. I made this today and Alhamdulilah it came out perfect jiggly in the middle and all. The only problem is it tastes really eggy i just wanted to know if that’s normal and if that’s how it is suppose to taste? And my caramel didn’t go as dark as yours it was sort of goldy and as the caramel cooled in the ramekins i could hear it cracking. Sorry for the 76 questions but i would really appreciate your answers :).. Thanks in advance.

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      Thank you so much for your very kind words. We are all well and everything is fine, thank God.

      It should not be too eggy, but remember this is an egg custard. Did you add cardamom? You can add vanilla instead if you like. For a darker caramel you need to brown it more, and the cracking sound is normal. Thank you for the questions. They are always welcome.

  5. Umu cabdulahi

    Asc walalaha somali oo markasta cuntoyin aan caadi heyn noo bandhiga Maasha alah aniga waan tijaabiyay first time anigoo ah uuna ii macaaday wax yar waxaan ka sameeyay caano an fat ka Laheyn waxaana ku qurxanyahay full milk any way ilaah qeeyr farabadan hakaasiiyo uqtiyay Baaraka alaahu fiik asc

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Waan ku faraxnay inaad jeclaatay. Waa ku mahadsan tahay inaad nala socodsiisay.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Baqlaawe

Baklava

Macmacaan
ENSOFRع

Bur Fiilo

Filo (Phyllo) Dough

CagaaryahanHalaqjafle
ENSOFRع