
Doolsho · Macmacaan
Kareemo Farmaajo
- English
- Cream Cheese Frosting
- Français
- Glaçage au Cream Cheese
- العربية
- كريمة الجبنة
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Kareemo Farmaajo
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta kareemada Farmaajada jilicsan iyo buurada isku garaac muddo 2 daqiiqo.
Ku dar saddex koob sokor shiidan oo la shaqshaqay. Koob sokor shiidan ku kordhi haddaad kareemada qurxis u isticmaalaysid.
Ku billoow surcad aad u yar, kaddibna surcad dhexdhexaad ah isticmaal. Qas muddo 3 daqiiqo. Qabooji muddo 15 daqiiqo.





Faallooyin
9 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
MashAllah its a fantastic cake.The entire family love it..by the way did you coat it with coconut on the outside perimeter of the cake as in your image?
Asc adad umahad san tihib wll yal teda kale hal cod si ayn wad hadad no samenesin baastada ali fornaha ah wayo wax walbo wad nabarten thkz
Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa. Soo’daan ayaa lamid ah, makaroonida waxaa ku beddeshaa burka lasaanyada /recipes/baked-macaroni/.
the frosting/cake is sooo beautiful!!
Thank you!
Asc frosting:aan maloo isticmaali karaa doolshe nooc kale ah? Kheyr badan Allaha idin siiyo.
Waa u isticmaali kartaa doolshe nooc kale. Haddaadan kareemada qurxis u isticmaalaynin waxaan kugula talinaynaa inaad sokorta ka yaraysid. Mahadsanid walaal.
L&A
Aslamucaykum w ,B
Mansha Alah frostinga wacan ee aad no so galisen. Ilahy waxa aan idinka bryaya in u khayr badan idinku badalo xasanadkina aaad had iyo goor noo qabatan, aad iyo aad au cake uu qurux badan yahy. wan idiin mahad celinaya. Ilahay ha idiin xafido (Amiin )nabadey
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Waan ku faraxnay faalladaada. Intaad noogu ducaysay iyo in ka badan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa. Mahadsanid walaal.