
Doolsho · Macmacaan
Doolshe Farmaajo, La Dubin
- English
- No-Bake Cheesecake
- Français
- Cheesecake à la Framboise sans cuisson
- العربية
- تشيز كيك غير مخبوز
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Salka Doolshaha
Xashwada Doolshaha
Diyaarinta Xashwada
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
1- Buskud Oreo 2- Buskud Oreo oo la burburiyay 3- Kareemo “Cool Whip” 4- Jell-O raasberi ah Diyaarinta salka doolshaha Buskudka middi ku burbruri, ama makiinad isticmaal.
Buskudka la burburiyay ku shub bir doolshe oo furanta oo cabbirkeeda yahay 9 inji (23 sentimitir). Buskudka faraha ku riix si aad birta ugu fidisid. Laba qaaddo buuro la dhalaaliyey ku dar haddaad jeceshay inuu buskudka adkaado oo aad isku qabsado adag. Annaga buuro kuma darin.
Qaboojiyaha geli muddo hal saac.





Faallooyin
16 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Can i use cottage chees?
Mashallah bahda xawaash allaha idin xifdiyo
waxaa tihiin dad aduun iyo aakhiraba u shaqaystay, aduunkana kalgacal iyo jacayl baad kasbateen akhirana ajar farabadan
ficlan waxaa tihiin lamaane qalbi wanaagsan. bulshadeena aad buu ugu yaryahay dhinaca isu faaiidaynta , waxaa dadkeena kubadan wax qaris hadaad qof walaalkaa ah aad ku aragto cunto macaan oo aad jeclaysatay waxaa laga yaabaa hadaad waydiiso sida uu u sameeyay inuu kaa qariyo ama ku qaldo,shugran markale xawaash waxaa tihiin dad ku dayasho mudan
Asw. thank you very much for this recipe. Can i substitute the jelly powder for something else or leave it out all together and put in strawberry/raspberry syrup or jam. Im having a very hard time finding halal jelly powder in the country I live in.thx again
I live in England so some of the products you used are Americana d are not found here, instead I used angel delight jelly mix and I used normal whipped cream and it turned out right
I also used other biscuits like digestives and custard cream
Aunt Layla, this was a great recipe. I used strawberry filling but it still came out delicious. It was really easy and quick to make. Thanks for the recipe.
-Bibi and Zulekha
Thank you very much, Zulekha, for taking the time to comment. We are glad to hear from you and happy to know you liked the recipe.