Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Hilib La Solay
Cuntada rasmiga

Hilib La Solay

English
Beef Kebabs
Français
Brochettes de Boeuf
العربية
فيليه البقر المشوي

Waxaa qoray · ·

Caafimaadka u roon 10 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 30 daqiiqoKarin 15 daqiiqoWadar 45 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Barbarooniga gabalo waaweyn u-jarjar, taqriiban 1½” to 2″ .

  2. Basasha gabalo waaweyn u-jar jar, taqriiban 1½” to 2″ .

  3. Yaanyada afar gabal u-jar.

  4. Isku dar tuun (toon), kabsaro caleen, cusbo, fulfil madow, saliida.

  5. Hilibka waawey u-jar 1½” .

  6. Carafta aad qastay hilibka ku rid.

  7. Haddaadan faleti isticmaalaynin, hilibka qas 3 saacadood ama ilaa maalinta dambe qaboojiyaha dhig.

  8. Hilibka iyo khudradda biraha ama qoryaha gelgeli, isweydaari khudradda iyo hilibka.

  9. Dab sare ku dub muddo 12 daqiiqo, 3 -dii daqiiqoba geddi.

Sawirro

Faallooyin

17 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Zuhaira

    I like the idea but for a typical somali family they won’t just

    Eat meat with no side dish how so what should i serve the meat with any suggestions please ?

  2. Manal

    Hmmmm … Alla macaanaa! I’m feeling hungry now!

    Masha Allah, I love it, thank u soooooo much walaalayaal, I shud try this as soon as possible insha Allah … Ilaahay kheir badan ha idin siiyo iyo caafimaad taam ah insha Allah .. We “new aroosado” are surviving becoz of u guyz lol … Thanks a lot 🙂

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your comment. Spread the word and share the knowledge. We wish you all the best.

  3. karto

    s.a i love this new recipe. i would like to refer your page to the international food channel.you guys deserve to be recognized all around the world!. anyways i have a request for baryani rice and moos bukani(i hope i spelled it right) i can never seem to get the right ingredients for these 2. thnx much for all your hard work and may allah reward u!

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your encouraging words. Somali food deserves to be recognized. We felt that way from day one when we started this blog. The more we research about Somali food, the more impressed we become.

      We will post biryani rice and muus bukiini in the near future.

  4. Toni

    Assalamu alaykum! All your photos look so good mashaAllah. I’m planning on trying some of your recipes soon inshaAllah. I’m hoping that you’ll post a recipe for bajiya (bajiyo?) soon. I had them recently and they were so good.

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

      Look under Appetizers or bajiya you would see it there. Thanks.

  5. Umsufyan

    If we haven’t got a grill, is there another way to get the same great kebabs? perhaps on the stove? Thank you

    1. A&LXawaash

      You can use a stove top grill or griddle. Since grilling is done on high heat, you need a good exhaust fan, or open a window for ventilation. There is one very important thing to remember: NEVER use a charcoal grill indoors. You also should not use an outdoor gas grill indoors. When buying a grill for indoor use make sure the instructions say that it is safe to use indoors.

      GURIGA GUDIHIISA DHUXUL WAX HA KU-DUBANIN. WAA QATAR!!!

Bariis Maraq

Somali Rice Pilaf

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Fuul

Ful Mudammas

Fiigan (xoolo la’aan)Quraac
ENSOFRع