
2 Nooc Basbaas
- English
- 2 Somali Hot Sauces
- Français
- 2 Sauces Piquantes Somali
- العربية
- البسباس الصومالي
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Basbaas cagaar (20 qof)
Basbaas qumbe (20 qof)
Basbaas aan aad u-kululayn
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Basbaas cagaar
Basbaaska dibka ka-jar.
Qallaatka ku-rid basbaaska, tuunta, iyo basasha. Ku-dar cusbada iyo filfisha madoow.
Ku-shub liin dhanaanta aad miirtay.
Ku-shub qalka.
Ku-rid kabsaro caleenta.
Si-fiican isku wada-shiid.
Basbaas qumbe
Basbaas cagaar Waxa uu ka-kooban yahay basbaas qumbe Diyaarinta basbaas qumbaha Qallaatka ku-rid basbaaska, qumbe la-qasay, tuunta, iyo basasha.
Liinta dhanaanta aad miirtay ku-shub.
Qalka ku-shub.
Saliid caddeeyda ku-shub (saliidda oliifada qaraar ayay ka-dhigtaa).
Ku-dar cusbada.
Si-fiican isku wada-shiid.





Faallooyin
42 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Asalaamu alaykum, I would like some recipes how to make lamb, rice and mince with spaghetti tried to make some but can’t if you could help me. Jazakallah khair
asc ya’all waxaan codsi idiinka dirsanaayaa liimo qajaar inaad sida loosoosameeyo noosoobandhigtaan
waa idin salaamay waxaan u farxay xasuusta aad igu reebteen cunadii Somalia, laakiin almost 24 yrs ma arkin Somalia. Waa mahadsan tihiin shaqadaan waxaan dhahaa waa ku mahadsantihiin, waxaa qabateen waa loo baahan yahay waana ku faanaa waxaad suubiseen, camalkiina masha’allah wabarakah rabi ha idin siiyo. Safarkeeyga dheeraa Yokohama, Japan ilaa Danmark aan soo daawanaayey filimka thanks alot my sister and brother.
Allah yaxfadakum.
Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan. Waxaan rajaynaynaa xasuus fiican inaan kugu reebnay. Waan ku faraxnay faallada fiican iyo hadalada wacan aad inoo soo qortay. Waxaan kaloo ku faraxnay filimada inaad ka dooratay Xawaash. Mahadsanid walaal.
hello xawaash.com crew 😀 i would like to start by saying u have an amazing website. I just learned of this website 1 month ago and i have tried the rice recipes and the chicken. Now i just saw the basbaas recipe and i love it, i would like if u can post a video on how to make shigni, i don’t know if i spelled that correctly but its the one with tomatoes and u cook it. Thanks in advance y’all are the best.
Thank you very much for your nice compliment, and thank you for taking the time to comment. God willing, we will post shigni or shidni in the near future. Thanks again.
U jawaabaya A&L
insha’allah i can’t wait, thank you. 🙂 🙂
I want to know how to do basbaas shiidni pleas
We will post the recipe insha’Allah. Thank you.