Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Korkasaarka Bariiska
Soos & xawaash

Korkasaarka Bariiska

English
Easy Somali Rice Topping
Français
weli lama turjumin
العربية
خلطة اﻷرز

Waxaa qoray · ·

Fiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 7 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 40 daqiiqoWadar 55 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Korkasaarka Bariiska

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta korkasaarka bariiska
  2. Bataatada dhaq, maqaarkana ka fiiq. U jar gaballo dhaadheer 1/4 inch (sida French fries-ka). Biyo qaboow raaci, kaddibna si fiican u qallaji.

  3. Bashasa qafiif u jar.

  4. Barbarooniga qafiif u jar.

  5. Midabka cuntada 1/2 qaaddo yar biyo ku qas. Bataatada jarjaran ku kor dar. Midabka waxaa ku beddeli kartaa sacfaraan.

  6. Si fiican u walaaq, si uu kalarka u wada gaaro.

  7. Marba qaar shiil muddo 10 daqiiqo adigoo dab dhexdhexaad isticmaalaysa.

  8. Saliidda ka saar, kaddibna miiraha ku rid. Sabiibka ku kor dar bataatada oo weli kulul.

  9. Isla saliiddii basasha marba qaar ku shiil ilaa ay ka gaduudato.

  10. Saliidda ka saar, kaddibna miiraha ku kor dar. Barbarooniga ku kor dar oo isku qas.

Sawirro

Faallooyin

23 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Nimah Shafi

    Salam alykum

    Just wana say May Allah reward you guys for helping out soo many of us in distress not knowing what to cook and the minute we check your site we’re inspired. So many amazing dishes and soo easy to follow recipes, I want to thank you for the bottom of my heart and i pray that Allaah eases all your difficulties as you have eased our difficulties. This is this the favor of Allah upon us and you as well and we should all be Thankfull to Him before we loose it.

    Thank you soo much

  2. Ayan

    May Allah give you khayr upon khayr for making this website! I am the daughter of a Somali man, but unfortunately did not grow up with him, nor Somali culture. This website is a great way to learn the cooking of my father’s people and showcase my culture to other people. I think you should compile a book if you have not already done so, I would surely purchase it insha Allah!!!

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your kind comment. We are very happy that the website was so helpful for you. Hopefully, we will work on a book.

  3. nuuru xayat

    masha allah aadbaan ugu helay qeer ilahey haidin siiyo

    1. A&LXawaash

      Aamiin walaal. Adigana qayr badan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa. Mahadsanid.

  4. roda

    asc wr wbr walalayaan runtii aad baad umahadsan tihiin dadaal kiina majiro wax loodhigaa ilhay haydika siiyo khary aan lasoo koobikarin jasaakumulaahu khayraa walalyaal asc wr wbr

    1. A&LXawaash

      Mahadsanid walaasheenna qaaliga ah. Waan ku faraxnay xiriiriskaada.

  5. um asmaa

    dhamaantiin aadaa umahadsantihiin niyadiin allaah niiyeelo meeshiikaoomantihiin allaah haniigawaraabiyo wallaal shukrran jazaakallaahu kheyrakum

    1. A&LXawaash

      Aamiin walaasheenna qaaliga ah. Adigana intaad noogu ducaysay iyo in ka badan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa. Mahadsanid.

2 Dallac Bilaash

2 Tomato Sauces

Fiigan (xoolo la’aan)Soos & xawaash
ENSOFRع

Biryaani

Fail-proof Biryani

Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Shidni

Somali Chutney

Fiigan (xoolo la’aan)Soos & xawaash
ENSOFRع