Mashmash (Mashmash – Bishbishi) Mashmash مشمش

Mashmash (Mashmash – Bishbishi) مشمش

Mashmash (rhymes with hush-hush) is a classic Somali snack that is usually paired with samosas. It is on the greasy side but in Somalia, greasy was not always associated with bad. There was a time when oily meant nutritious. We remember seeing construction workers in Mogadishu using mashmash as a sandwich filling. At the time we thought it was strange, sandwiching bread in bread, but come to think of it, that was a brilliant idea! Who needs mayonnaise?

What we like most about eating mashmash with samosas is the wonderful sweet and salty combination. It is a combination that you will encounter often as you learn more and more about Somali food. Examples of sweet and salty combinations are dates with rice, maashara with meat dishes, ambabur (cambaabur), but the most visible example is bananas with rice or spaghetti. While some might dismiss it as an extreme “ethnic” practice, those initiated in it will never go back. The realities of life in the diaspora have altered some of our eating habits, but we remember the times in our childhood when we would refuse to eat our food if bananas were not on the plate.

Mashmash was mainly street food and they were a convenient and affordable mid-morning and late afternoon snack. Made of only flour, water and sugar, they are easy to prepare. They are also one of the foods that you will find regularly on the Somali iftar table (breaking the fast in Ramadan). 

For us, being more health conscious has meant that mashmash is one of those guilty pleasures that we crave every now and then.

 

Mashmash (rime avec cache-cache) est un encas Somali classique qui est servi d’habitude avec des samosas. C’est plutôt gras mais en Somalie, le gras n’a pas toujours été associé avec mauvais. Il fut un temps où gras voulait dire nutritif. Nous nous rappelons avoir vu les ouvriers du bâtiment à Mogadishu qui utilisaient du Mashmash comme garniture de leur sandwich. Sur le coup, cela nous a semblé étrange, de faire un sandwich de pain au pain, mais en y repensant , c’était une idée brillante! Pas besoin de mayonnaise.

Ce que nous préférons le plus quand nous mangeons des mashmash avec des samosas, c’est le fabuleux mélange sucré-salé. Vous allez souvent retrouver ce mélange sucré-salé en apprenant la cuisine Somali. Les exemples de sucré et salé sont le riz aux dattes, maashara avec des plats de viande, ambabur (cambaabur), mais le meilleur exemple sont les bananes servies avec du riz ou des spaghetti. Si certains rejettent cette pratique “ethnique” extrême, les initiés ne s’en lassent pas. Les réalités de la vie dans la diaspora ont altéré certaines de nos habitudes alimentaires, mais nous nous rappelons que pendant notre enfance nous refusions de manger notre repas s’il n’y avait pas des bananes dedans.

Les Mashmash étaient surtout vendus dans la rue et servaient d’en-cas pratique et pas cher pour le matin ou l’après-midi. Composés seulement de farine, d’eau et de sucre, ils sont faciles à préparer. Ils font aussi partie des plats que vous trouverez régulièrement sur une table Somali pour iftar (rompre le jeûne pendant Ramadan).

Pour nous, faire plus attention à notre santé implique que les mashmash sont devenus des petits plaisirs qui nous font envie de temps en temps.

 

 

Ingredients:

(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements

Yields 16 Mashmash

2⅔ cups (374 g) All-purpose flour
1¾ cups (415 mL = 4.2 dl) Water
Syrup (see below)
Canola oil for frying

For the syrup:
1 cup (200 g) Sugar
1 cup (237 mL = 2.4 dl) Water

 

Waxa loo baahan yahay:   

(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)

Waxaad ka-sameyn kartaa 16 xabo oo mashmash ah

2⅔ koob (374 g) Bur cad
1¾ koob (415 mL = 4.2 dl) Biyo
Sokor biyo lagu kariyay (Syrup) (soo’da hoos ka-fiiri)
Saliid cad oo lagu shiilo

Sokorta la-karkariyay (syrup):
1 koob (200 g) Sokor
1 koob (237 mL = 2.4 dl) Biyo

 

Ingrédients:

(cs est une cuillère à soupe; cc est une cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures rases

Pour 16 Mashmash
2⅔ mesures (374 g) de Farine Blanche
1¾ mesure (415 mL) d’Eau
Sirop (voir ci-dessus)
Huile de Colza pour la friture

Pour le sirop:
1 mesure (200 g) de Sucre
1 mesure (237 mL) d’Eau

Preparing the syrup  - Préparer le sirop

Combine the sugar and water and bring to a boil. Turn off the heat and let it cool down completely.

Sokorta iyo biyaha isku dar, kaddibna karkari. Dabka ka-demi oo dhaaf ha-qaboowdo.

Mélanger le sucre et l’eau et porter à ébullition. Couper le feu et laisser refroidir complètement.

Steps for preparing the Mashmash - Étapes pour préparer les Mashmash

1. Place the flour in the bowl of a mixer. 2. Add the water. 3. Mix for 6 minutes on low. If mixing by hand, beat well for ten minutes as shown in the video. 4. Add the cooled syrup. 5. Mix for 1 minute. 6. Set a round bottom frying pan on medium-high heat and add the oil. 7. Use a quater cup  of batter each time. 8. Fry until the edges turn golden brown. 9. Drain the oil and transfer onto a paper towel.

1. Burka baaquliga makiinadda ku-shub. 2. Biyaha ku-dar. 3. Lix daqiiqo surcad yar ku-qas. Haddaad gacan ku-qaseysid, 10 daqiiqo si-fiican u-garaac, sida vidiyaha lagu muujiyay. 4. Sokorta oo qaboowday ku-shub. 5. Hal daqiiqo qas. 6. Digsi salkiisa godan yahay, saar dab dhexdhexaad-sare ah, saliidna ku-shub. 7. Hadba rubac koob oo cajiin ah shiil. 8. Shiil ilaa ay dhinacyada ka-guduutaan. 9. Saliidda ka-miir.

1. Mettre la farine dans le bol du mixer. 2. Ajouter l’eau. 3. Mélanger pendant 6 minutes à vitesse lente. Si vous mélangez à la main, pétrir pendant 10 bonnes minutes comme montré sur la vidéo. 4. Ajouter le sirop refroidi. 5. Mélanger pendant 1 minute. 6. Faire chauffer l’huile dans une casserole à fond rond (comme un wok) à feu moyen. 7. Utiliser un quart de mesure de pâte à chaque fois. 8. Frire la pâte jusqu’à ce que les bords deviennent marron doré. 9. Égoutter de l’huile et poser sur du papier absorbant.

Mashmash (Mashmash – Bishbishi) مشمش

For serving them, we poured some syrup and coconut milk on top and they were even more delicious!

Waxaan ku-tijaabinay sokor la-kariyay iyo caano qumbe oo kor looga shubay. Aad ayay ugu fiicnaayeen!

Pour servir, nous les avons nappés de sirop et de lait de coco et ils étaient encore plus délicieux!

 

Mashmash & samosas

Mashmash iyo sambuus

 

Mashmash & Samosas

Mashmash iyo sambuus

 

Mashmash & meatballs

Mashmash iyo kabaab 

Mashmash & boulettes de viande

 

 

 

Related posts:

117 Responses to Mashmash (Mashmash – Bishbishi) Mashmash مشمش
  1. fahmo
    July 18, 2012 | 7:38 am

    maanshaa allaah saan ugu baahnaaa mashmashka sida loo sameeyo ilaahay ajar ha idinka siiyo walaalaheeyoow

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:53 am

      Mahadsanid. Waxaan rajeynaynaa inaad mar dhow sameysatid.

  2. saida
    July 18, 2012 | 9:09 am

    ASC WALAALAYAAL WAAD MAHAD SANTIHIIN BAHDA XAWAASH KULIGIINA KHEEYR AYAAN IDIIN RAJEEYNAAYAA RAMADAANKA FADLIGIISA ILAAHEEY KULIGEENA KUWII NABAD KU SOOMA HANAGA DHIGO IDINKANA WAXAAN IDINKA CODSANAAYAA IN AAD NO SOO GELISIIN FIKIRKIINA WANAAGSAN OK ASC

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:06 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Waad ku-mahadsan tahay faalladaada wacan. Waxaan Eebbe kaaga baryaynaa qayr badan oo aan dhamaanin.

  3. saida
    July 18, 2012 | 9:11 am

    WALALAYAL NOOSOO GLELIYA ROOTI SIDA LOO SAMEEYO

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:08 pm

      Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa ee wax yar inoo samra.

  4. deeqa
    July 18, 2012 | 9:48 am

    asc mansha alaah waligey waan jeclaa ruux ituso sida loo sameeyo mashmash waxan u heestay in uu adagyahay sida loo sameeyo mantasa waan arkaa ilaah kasokow idinkaa mahad iskaleh ilaah ajar ha idnka siiyo waa waqti muhiima waqtiga aad noo soo galiseen ramadaanka dartiis ilaah kuwii laga aqwala hanaga dhigo anaga iyo inti islaamka ilaahna ha idin xafido aamiin

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:15 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ducadaada Ilaahey ha inoo aqbalo. Adigana qayr badan Ilaahey ha ku-siiyo. Mahadsanid walaal.

  5. bile nuur
    July 18, 2012 | 2:14 pm

    aad ayaad u mahadasantihiin sida aad noogu faaiidayseen xirfadiina walaalayaal

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:20 pm

      Waad ku-mahadsan tahay faallada fiican.

  6. asho
    July 18, 2012 | 5:49 pm

    KULU CAAM WA ANTUM BIQAYR,RAMADAAN KARIIM.xalay markaan arkay aad iyo aad baan u farxay ilaahay ajar aan la koobi karin alaha niiga siiyo waxaaba iiga daran saan umaleynaayay inuu aad u adag yahay anaga mahad niima dhameen karnee jizada allaah niigu badalo, aammiin

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:28 pm

      Wa anti bi khayr wa-siha wa-salaama. Allaahu akram.
      Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay. Adigana qayr badan ayaan kuu rajaynaynaa.

  7. Maryam
    July 18, 2012 | 6:23 pm

    Wwww mashallah aad iyo aad ayaad ugu mahad San tihiin walalaha cunta karinta ilahay ajar iyo xasanad ha ka siya janda ilahay ha kaga awal mariya inshallah

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:30 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal. Waad ku-mahadsan tahay faallada iyo ducada. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  8. idil
    July 18, 2012 | 6:54 pm

    aad baad u mahadsantihiin xawaash.com

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:32 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal.

  9. Naima Q.
    July 18, 2012 | 10:43 pm

    Asc A&L. Mansha Alaah aad u mahad santihiin.kan macsharo.ma ihiino? Mashmashka diblad ayaa lugu wareejin jiraye soo mah malabna waa lugu kor shubi jiraye dabka marka laga bixiyo.

    • A&L
      July 19, 2012 | 7:47 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Midaan waa mashmaska Soomaalida, midka aad tilmaantayna waa mashmashka Hindida. Ramadaan kariim.

  10. Naima
    July 18, 2012 | 11:55 pm

    Asalamu alaikum, I was waiting for this for long time, Thanks a lot and ramadan kariim to you and your family.

    • A&L
      July 19, 2012 | 7:59 pm

      Wa’alaikum as-salaam warahmatullaahi wabarakaatuh,
      We are so happy you found what you were looking for. We wish you a very happy Ramadan to you and your family.

  11. umu Akram
    July 19, 2012 | 4:59 am

    asalamu caleykum walaalo aad iyo aad ayan idin kaga mahad celinayaa sida wanagsan ee aad inoogu fa`ideysaan jazaakallaah kheyr ramadaan kariim

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:07 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Adigaa mahadda mudan walaal. Waan ku-faraxsanahay inaa ka-faa’iidaysatid xawaash. Ramadaan kariim.

  12. salma
    July 19, 2012 | 11:23 am

    ramadaan kariim bahda xawaash waxaan alaah ka baryeenaa ramaadan maqbuul ah wasacada amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:32 pm

      Ramadaan kariim, Salma. Waxaan Ilaahey ka-baryaynaa caafimaad iyo cibaado suuban kuwii ku-dhamaysta inuu naga dhigo. Mahadsanid.

  13. Fowzia
    July 19, 2012 | 11:57 am

    Assalamu Caleykum waraxmatullaahi wabarakaati,
    Ramadaan kariim,Leyla Ilaahay gacmahaaga ha kuu barakeeyo(aamiin)
    miyaan la rogaynin?mise hoosta un baa laga kariyaa?
    waxaan rajaynayaa inaad buug qortaan waxaa ka faaiidaysan kara dad badan.Walaalayaal maadaama aan Kanada oo Soomaalidu ku badan tahay joogtaan isku daya inaad xawaash.com wax aad ku xayaysiisaan sida xawaaladaha,makhaayadaha,iyo waliba dukaamada dharka,waxaan idiin rajeynayaa rabadaan wanaagsan iyo cibaado suuban,walaashiin Fowzia

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:39 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ramadaan kariim walaal, Fowzia.
      Mashmashka lama rogo, hoos uun baa laga kariyaa. Waad ku-mahadsan tahay fikradahaada aad inoo soo jeedisay. Waxaan kuu-rajaynaynaa ramadaan barakaysan. Mahadsanid.

  14. Nasra
    July 19, 2012 | 6:06 pm

    Ramadaan kariim, idinka iyo intii hawada idin kala socotaba..

    illaahay haka dhigo mid baraarihiisa sita oo anaga iyo intii muslin ahba ay ku nasteexeysato…

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:45 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ramadaan kariim, Nasra. Aamiin walaal. Waad ku-mahadsan tahay ducadaada oo ay xikmadda ku-dheehan tahay.

  15. qali sheego
    July 19, 2012 | 9:32 pm

    ramadan kariim A&L walalahey qaliga ah ilaheyna ajir ha idinka siiyo waqtigiina ad meshan galiseen, ilaheyna hanu garsiiyo sonkan sonkiisa cafimad pls masoo galin kartaan burka qamdi iyo midka dhax dulalka, kabab thank u soo much walahi waxad noo noqoteen helpful

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:52 pm

      Qamdi mar hore ayaan soo gelinay, waxyaabaha kale aad weydiisatayna waan soo wadnaa, inshaa’Allaah. Waxaan kuu rajaynaynaa ramadaan barakaysan iyo cibaado suuban. Mahadsanid walaal.

  16. Umu Yusra
    July 19, 2012 | 11:34 pm

    Asc wr wb? Walaashey Leylo iyo walaalkey C/Laahi waa walaashiin oo idinleh Ramadaaunl-kariim, Allaah subxaanahuu watacaalaa ha inga dhigo bishaan barakeysan ee aanu nasiibka u yeelanay inaanu soo gaarno kuwo kusoo dhaweeya bil bahjati wa suruur.

    Allaah ha inga dhigo kuwo ka faa’idaysta, hana inagu daro kuwa loogu naxariisto, loogu dambi dhaafo, lagana xoreeyo naata.

    Allaah ajar ha idinka siiyo wanaaga aad noo tarteen, kuna noolaada farxad iyo libbaan, aakhirana janatul firdowsal aclaa Allaah ha idiinku bishaareeyo Allaahumma aamiin. wafii amaanillaah.Sc wr wb.

    • A&L
      July 21, 2012 | 1:29 am

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Walaasheenna qaaliga ah Umu Yusra, Ramadaan kariim. Ilaahey ducadaada ha inoo aqbalo, aamiin. Adigana intaas iyo in ka-badan ayaan kuu rajaynaynaa. Aad ayaa ugu mahadsan tahay xiriiriskaada iyo ducooyinkaada wacan.

  17. Hafsa
    July 20, 2012 | 7:23 am

    Ramadan Kareem.
    My question is if u don’t have a mix and u are mixing by hand how long are u suppose to mix it for? Because its say mix it for six min and when u add syrup mix it for one min
    Could u example it for the people that a mixing by hand please
    Thank you

    • A&L
      July 21, 2012 | 1:46 am

      Ramadaan kareem. Mix it for 10 minutes. It is mentioned in the video, kindly watch it.