Mashmash (Mashmash – Bishbishi) Mashmash مشمش

Mashmash (Mashmash – Bishbishi) مشمش

Mashmash (rhymes with hush-hush) is a classic Somali snack that is usually paired with samosas. It is on the greasy side but in Somalia, greasy was not always associated with bad. There was a time when oily meant nutritious. We remember seeing construction workers in Mogadishu using mashmash as a sandwich filling. At the time we thought it was strange, sandwiching bread in bread, but come to think of it, that was a brilliant idea! Who needs mayonnaise?

What we like most about eating mashmash with samosas is the wonderful sweet and salty combination. It is a combination that you will encounter often as you learn more and more about Somali food. Examples of sweet and salty combinations are dates with rice, maashara with meat dishes, ambabur (cambaabur), but the most visible example is bananas with rice or spaghetti. While some might dismiss it as an extreme “ethnic” practice, those initiated in it will never go back. The realities of life in the diaspora have altered some of our eating habits, but we remember the times in our childhood when we would refuse to eat our food if bananas were not on the plate.

Mashmash was mainly street food and they were a convenient and affordable mid-morning and late afternoon snack. Made of only flour, water and sugar, they are easy to prepare. They are also one of the foods that you will find regularly on the Somali iftar table (breaking the fast in Ramadan). 

For us, being more health conscious has meant that mashmash is one of those guilty pleasures that we crave every now and then.

 

Mashmash (rime avec cache-cache) est un encas Somali classique qui est servi d’habitude avec des samosas. C’est plutôt gras mais en Somalie, le gras n’a pas toujours été associé avec mauvais. Il fut un temps où gras voulait dire nutritif. Nous nous rappelons avoir vu les ouvriers du bâtiment à Mogadishu qui utilisaient du Mashmash comme garniture de leur sandwich. Sur le coup, cela nous a semblé étrange, de faire un sandwich de pain au pain, mais en y repensant , c’était une idée brillante! Pas besoin de mayonnaise.

Ce que nous préférons le plus quand nous mangeons des mashmash avec des samosas, c’est le fabuleux mélange sucré-salé. Vous allez souvent retrouver ce mélange sucré-salé en apprenant la cuisine Somali. Les exemples de sucré et salé sont le riz aux dattes, maashara avec des plats de viande, ambabur (cambaabur), mais le meilleur exemple sont les bananes servies avec du riz ou des spaghetti. Si certains rejettent cette pratique “ethnique” extrême, les initiés ne s’en lassent pas. Les réalités de la vie dans la diaspora ont altéré certaines de nos habitudes alimentaires, mais nous nous rappelons que pendant notre enfance nous refusions de manger notre repas s’il n’y avait pas des bananes dedans.

Les Mashmash étaient surtout vendus dans la rue et servaient d’en-cas pratique et pas cher pour le matin ou l’après-midi. Composés seulement de farine, d’eau et de sucre, ils sont faciles à préparer. Ils font aussi partie des plats que vous trouverez régulièrement sur une table Somali pour iftar (rompre le jeûne pendant Ramadan).

Pour nous, faire plus attention à notre santé implique que les mashmash sont devenus des petits plaisirs qui nous font envie de temps en temps.

 

 

Ingredients:

(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements

Yields 16 Mashmash

2⅔ cups (374 g) All-purpose flour
1¾ cups (415 mL = 4.2 dl) Water
Syrup (see below)
Canola oil for frying

For the syrup:
1 cup (200 g) Sugar
1 cup (237 mL = 2.4 dl) Water

 

Waxa loo baahan yahay:   

(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)

Waxaad ka-sameyn kartaa 16 xabo oo mashmash ah

2⅔ koob (374 g) Bur cad
1¾ koob (415 mL = 4.2 dl) Biyo
Sokor biyo lagu kariyay (Syrup) (soo’da hoos ka-fiiri)
Saliid cad oo lagu shiilo

Sokorta la-karkariyay (syrup):
1 koob (200 g) Sokor
1 koob (237 mL = 2.4 dl) Biyo

 

Ingrédients:

(cs est une cuillère à soupe; cc est une cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures rases

Pour 16 Mashmash
2⅔ mesures (374 g) de Farine Blanche
1¾ mesure (415 mL) d’Eau
Sirop (voir ci-dessus)
Huile de Colza pour la friture

Pour le sirop:
1 mesure (200 g) de Sucre
1 mesure (237 mL) d’Eau

Preparing the syrup  - Préparer le sirop

Combine the sugar and water and bring to a boil. Turn off the heat and let it cool down completely.

Sokorta iyo biyaha isku dar, kaddibna karkari. Dabka ka-demi oo dhaaf ha-qaboowdo.

Mélanger le sucre et l’eau et porter à ébullition. Couper le feu et laisser refroidir complètement.

Steps for preparing the Mashmash - Étapes pour préparer les Mashmash

1. Place the flour in the bowl of a mixer. 2. Add the water. 3. Mix for 6 minutes on low. If mixing by hand, beat well for ten minutes as shown in the video. 4. Add the cooled syrup. 5. Mix for 1 minute. 6. Set a round bottom frying pan on medium-high heat and add the oil. 7. Use a quater cup  of batter each time. 8. Fry until the edges turn golden brown. 9. Drain the oil and transfer onto a paper towel.

1. Burka baaquliga makiinadda ku-shub. 2. Biyaha ku-dar. 3. Lix daqiiqo surcad yar ku-qas. Haddaad gacan ku-qaseysid, 10 daqiiqo si-fiican u-garaac, sida vidiyaha lagu muujiyay. 4. Sokorta oo qaboowday ku-shub. 5. Hal daqiiqo qas. 6. Digsi salkiisa godan yahay, saar dab dhexdhexaad-sare ah, saliidna ku-shub. 7. Hadba rubac koob oo cajiin ah shiil. 8. Shiil ilaa ay dhinacyada ka-guduutaan. 9. Saliidda ka-miir.

1. Mettre la farine dans le bol du mixer. 2. Ajouter l’eau. 3. Mélanger pendant 6 minutes à vitesse lente. Si vous mélangez à la main, pétrir pendant 10 bonnes minutes comme montré sur la vidéo. 4. Ajouter le sirop refroidi. 5. Mélanger pendant 1 minute. 6. Faire chauffer l’huile dans une casserole à fond rond (comme un wok) à feu moyen. 7. Utiliser un quart de mesure de pâte à chaque fois. 8. Frire la pâte jusqu’à ce que les bords deviennent marron doré. 9. Égoutter de l’huile et poser sur du papier absorbant.

Mashmash (Mashmash – Bishbishi) مشمش

For serving them, we poured some syrup and coconut milk on top and they were even more delicious!

Waxaan ku-tijaabinay sokor la-kariyay iyo caano qumbe oo kor looga shubay. Aad ayay ugu fiicnaayeen!

Pour servir, nous les avons nappés de sirop et de lait de coco et ils étaient encore plus délicieux!

 

Mashmash & samosas

Mashmash iyo sambuus

 

Mashmash & Samosas

Mashmash iyo sambuus

 

Mashmash & meatballs

Mashmash iyo kabaab 

Mashmash & boulettes de viande

 

 

 

Related posts:

117 Responses to Mashmash (Mashmash – Bishbishi) Mashmash مشمش
  1. fahmo
    July 18, 2012 | 7:38 am

    maanshaa allaah saan ugu baahnaaa mashmashka sida loo sameeyo ilaahay ajar ha idinka siiyo walaalaheeyoow

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:53 am

      Mahadsanid. Waxaan rajeynaynaa inaad mar dhow sameysatid.

  2. saida
    July 18, 2012 | 9:09 am

    ASC WALAALAYAAL WAAD MAHAD SANTIHIIN BAHDA XAWAASH KULIGIINA KHEEYR AYAAN IDIIN RAJEEYNAAYAA RAMADAANKA FADLIGIISA ILAAHEEY KULIGEENA KUWII NABAD KU SOOMA HANAGA DHIGO IDINKANA WAXAAN IDINKA CODSANAAYAA IN AAD NO SOO GELISIIN FIKIRKIINA WANAAGSAN OK ASC

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:06 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Waad ku-mahadsan tahay faalladaada wacan. Waxaan Eebbe kaaga baryaynaa qayr badan oo aan dhamaanin.

  3. saida
    July 18, 2012 | 9:11 am

    WALALAYAL NOOSOO GLELIYA ROOTI SIDA LOO SAMEEYO

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:08 pm

      Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa ee wax yar inoo samra.

  4. deeqa
    July 18, 2012 | 9:48 am

    asc mansha alaah waligey waan jeclaa ruux ituso sida loo sameeyo mashmash waxan u heestay in uu adagyahay sida loo sameeyo mantasa waan arkaa ilaah kasokow idinkaa mahad iskaleh ilaah ajar ha idnka siiyo waa waqti muhiima waqtiga aad noo soo galiseen ramadaanka dartiis ilaah kuwii laga aqwala hanaga dhigo anaga iyo inti islaamka ilaahna ha idin xafido aamiin

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:15 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ducadaada Ilaahey ha inoo aqbalo. Adigana qayr badan Ilaahey ha ku-siiyo. Mahadsanid walaal.

  5. bile nuur
    July 18, 2012 | 2:14 pm

    aad ayaad u mahadasantihiin sida aad noogu faaiidayseen xirfadiina walaalayaal

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:20 pm

      Waad ku-mahadsan tahay faallada fiican.

  6. asho
    July 18, 2012 | 5:49 pm

    KULU CAAM WA ANTUM BIQAYR,RAMADAAN KARIIM.xalay markaan arkay aad iyo aad baan u farxay ilaahay ajar aan la koobi karin alaha niiga siiyo waxaaba iiga daran saan umaleynaayay inuu aad u adag yahay anaga mahad niima dhameen karnee jizada allaah niigu badalo, aammiin

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:28 pm

      Wa anti bi khayr wa-siha wa-salaama. Allaahu akram.
      Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay. Adigana qayr badan ayaan kuu rajaynaynaa.

  7. Maryam
    July 18, 2012 | 6:23 pm

    Wwww mashallah aad iyo aad ayaad ugu mahad San tihiin walalaha cunta karinta ilahay ajar iyo xasanad ha ka siya janda ilahay ha kaga awal mariya inshallah

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:30 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal. Waad ku-mahadsan tahay faallada iyo ducada. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  8. idil
    July 18, 2012 | 6:54 pm

    aad baad u mahadsantihiin xawaash.com

    • A&L
      July 18, 2012 | 8:32 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal.

  9. Naima Q.
    July 18, 2012 | 10:43 pm

    Asc A&L. Mansha Alaah aad u mahad santihiin.kan macsharo.ma ihiino? Mashmashka diblad ayaa lugu wareejin jiraye soo mah malabna waa lugu kor shubi jiraye dabka marka laga bixiyo.

    • A&L
      July 19, 2012 | 7:47 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Midaan waa mashmaska Soomaalida, midka aad tilmaantayna waa mashmashka Hindida. Ramadaan kariim.

  10. Naima
    July 18, 2012 | 11:55 pm

    Asalamu alaikum, I was waiting for this for long time, Thanks a lot and ramadan kariim to you and your family.

    • A&L
      July 19, 2012 | 7:59 pm

      Wa’alaikum as-salaam warahmatullaahi wabarakaatuh,
      We are so happy you found what you were looking for. We wish you a very happy Ramadan to you and your family.

  11. umu Akram
    July 19, 2012 | 4:59 am

    asalamu caleykum walaalo aad iyo aad ayan idin kaga mahad celinayaa sida wanagsan ee aad inoogu fa`ideysaan jazaakallaah kheyr ramadaan kariim

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:07 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Adigaa mahadda mudan walaal. Waan ku-faraxsanahay inaa ka-faa’iidaysatid xawaash. Ramadaan kariim.

  12. salma
    July 19, 2012 | 11:23 am

    ramadaan kariim bahda xawaash waxaan alaah ka baryeenaa ramaadan maqbuul ah wasacada amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:32 pm

      Ramadaan kariim, Salma. Waxaan Ilaahey ka-baryaynaa caafimaad iyo cibaado suuban kuwii ku-dhamaysta inuu naga dhigo. Mahadsanid.

  13. Fowzia
    July 19, 2012 | 11:57 am

    Assalamu Caleykum waraxmatullaahi wabarakaati,
    Ramadaan kariim,Leyla Ilaahay gacmahaaga ha kuu barakeeyo(aamiin)
    miyaan la rogaynin?mise hoosta un baa laga kariyaa?
    waxaan rajaynayaa inaad buug qortaan waxaa ka faaiidaysan kara dad badan.Walaalayaal maadaama aan Kanada oo Soomaalidu ku badan tahay joogtaan isku daya inaad xawaash.com wax aad ku xayaysiisaan sida xawaaladaha,makhaayadaha,iyo waliba dukaamada dharka,waxaan idiin rajeynayaa rabadaan wanaagsan iyo cibaado suuban,walaashiin Fowzia

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:39 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ramadaan kariim walaal, Fowzia.
      Mashmashka lama rogo, hoos uun baa laga kariyaa. Waad ku-mahadsan tahay fikradahaada aad inoo soo jeedisay. Waxaan kuu-rajaynaynaa ramadaan barakaysan. Mahadsanid.

  14. Nasra
    July 19, 2012 | 6:06 pm

    Ramadaan kariim, idinka iyo intii hawada idin kala socotaba..

    illaahay haka dhigo mid baraarihiisa sita oo anaga iyo intii muslin ahba ay ku nasteexeysato…

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:45 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ramadaan kariim, Nasra. Aamiin walaal. Waad ku-mahadsan tahay ducadaada oo ay xikmadda ku-dheehan tahay.

  15. qali sheego
    July 19, 2012 | 9:32 pm

    ramadan kariim A&L walalahey qaliga ah ilaheyna ajir ha idinka siiyo waqtigiina ad meshan galiseen, ilaheyna hanu garsiiyo sonkan sonkiisa cafimad pls masoo galin kartaan burka qamdi iyo midka dhax dulalka, kabab thank u soo much walahi waxad noo noqoteen helpful

    • A&L
      July 19, 2012 | 10:52 pm

      Qamdi mar hore ayaan soo gelinay, waxyaabaha kale aad weydiisatayna waan soo wadnaa, inshaa’Allaah. Waxaan kuu rajaynaynaa ramadaan barakaysan iyo cibaado suuban. Mahadsanid walaal.

  16. Umu Yusra
    July 19, 2012 | 11:34 pm

    Asc wr wb? Walaashey Leylo iyo walaalkey C/Laahi waa walaashiin oo idinleh Ramadaaunl-kariim, Allaah subxaanahuu watacaalaa ha inga dhigo bishaan barakeysan ee aanu nasiibka u yeelanay inaanu soo gaarno kuwo kusoo dhaweeya bil bahjati wa suruur.

    Allaah ha inga dhigo kuwo ka faa’idaysta, hana inagu daro kuwa loogu naxariisto, loogu dambi dhaafo, lagana xoreeyo naata.

    Allaah ajar ha idinka siiyo wanaaga aad noo tarteen, kuna noolaada farxad iyo libbaan, aakhirana janatul firdowsal aclaa Allaah ha idiinku bishaareeyo Allaahumma aamiin. wafii amaanillaah.Sc wr wb.

    • A&L
      July 21, 2012 | 1:29 am

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Walaasheenna qaaliga ah Umu Yusra, Ramadaan kariim. Ilaahey ducadaada ha inoo aqbalo, aamiin. Adigana intaas iyo in ka-badan ayaan kuu rajaynaynaa. Aad ayaa ugu mahadsan tahay xiriiriskaada iyo ducooyinkaada wacan.

  17. Hafsa
    July 20, 2012 | 7:23 am

    Ramadan Kareem.
    My question is if u don’t have a mix and u are mixing by hand how long are u suppose to mix it for? Because its say mix it for six min and when u add syrup mix it for one min
    Could u example it for the people that a mixing by hand please
    Thank you

    • A&L
      July 21, 2012 | 1:46 am

      Ramadaan kareem. Mix it for 10 minutes. It is mentioned in the video, kindly watch it.

  18. Esra
    July 20, 2012 | 9:40 am

    ASC and Ramadan Karim,

    I haven’t tried any of your recipes because I stumbled on it today. I have seen all of your videos on youtube and I fell in love with every recipe that was in there. Especially the mashmash because my mom used make them for me when I was little. Whenever I was sick she would ask me “what would you like to eat”? I would always ask for the “mashmash”. You guys make it look like effortless. I want to say thank you and my Allah bless you and your family.

    It is hard to find people who will share their ideas with you. This is fabulous.

    Salam

    • A&L
      July 21, 2012 | 2:09 am

      Thank you for your wonderful and heartwarming comment. We are pleased that it evoked memories of your childhood. Do let us know what other recipes that you like and we will add them to our to-do list. Thank you again.

  19. zahra
    July 20, 2012 | 12:57 pm

    jizakumulahuqair mashmashki ku waydiiyey maanta ann arkey aad iyo aad ayaa u mahansantahey ramadankariim

    • A&L
      July 21, 2012 | 2:09 am

      Ramadan kariim. Adigaa mahadda mudan walaal.

  20. umu samia
    July 20, 2012 | 7:24 pm

    asalmucaleykum
    walasha qaali ah aad iyo aad ayan kugu mahad celine insh alllah waxan ku rajena qeyr badan wlhi aqoontada aaad iyo aad ayan kuga fa,iideystay xataa waxan isku dayaa in aan baro walala kale illah haka ejesiiyo

    • A&L
      July 21, 2012 | 2:23 am

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ramadaan kariim. Aad iyo aad ayay u-fiican tahay in qof walba qofka kale waxa uu ku-dhaamo inuu gacan ku-siiyo. Qayr iyo guul ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

  21. Ayan
    July 21, 2012 | 6:35 am

    I think we used to call it Macsharo. what happen if you turn it over and brown the other side? It looks great and I can’t wait to try it soon Isha-Allah. I saw them at the Somali mall and I always wonder how they make it. Thank you for posting. Ramadan Mubarak and Jizakallah kheyran.

    • A&L
      July 22, 2012 | 1:03 pm

      Ramadan mubarak sister Ayan. These are mashmash not macsharo, macsharo is made out of rice or rice flour nowadays. We had them for iftar last night. We poured some syrup and coconut milk on the top and they were delicious. There is no harm in turning them over but it is not necessary. Thank you for your comments.

  22. sagal
    July 21, 2012 | 8:37 am

    asc ramadaan kariim walalo qeyr alaah ha idin siyo aaamin

    • A&L
      July 22, 2012 | 1:05 pm

      Adigana qayr badan Ilaahey ha ku siiyo. Ramadaan kariim walaal.

  23. Umasmaa
    July 21, 2012 | 9:52 am

    asalaamu alleekum walaaleheyga qaaligoow ramadaan kariim qeerkiisa allaah nasiiyo kuwa kafaaideystay allaah nagawada dhigo iga raali ahaada hambalyada waalasoodaahay walaal qaali maashaa allaah tabaarakka araxmaan tislam eed lisawat waa wax macaan sufrada nuur uyeela walaaleheeyga qaaligoow wamahadsantihiin wax walba oonogu talagasheen calla ramadaan oo anagana sameeysano okamidyihin shurba bilqudar shurba bil laxam mashmash sambuus malwax burkaliyoo lageemaad iyo qaar kaloo badan fadligaas idinkaa iskaleh aaaaadaaa niigu farxaa allaah haniiga farxiyo hurtiin reediin hareerihiin nuur facal qeeyrigiina wanaaga quruxda badan jazaakallaahu kheeyrakum waqeera jamiicmuslim baarakallaahu fiikum dunya wal aakhira

    • A&L
      July 22, 2012 | 1:12 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Walaasheenna qaaliga ah UmAsmaa, waa loo xiisay qoraaladaada iyo ducadaada. Ramadaanka caafimaad iyo cibaado suuban kuwa ku-dhamaysta Ilaahey ha naga dhigo annaga iyo muslinka oo dhan. Ducadaada Ilaahey ha inoo aqbalo. Adigana qayr badan ayaan kuu rajaynaynaa. Aad ayaa u-mahadsan tahay.

  24. muno
    July 21, 2012 | 1:53 pm

    asc walaal waad mahad san tahay sida fiican wax noo fahamsiisay ajir badan Allaha kaasiiyo waxaan codsan lahaa SOOR BARANSO

    • A&L
      July 22, 2012 | 1:15 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Adigaa mahadda mudan walaal. Laba nooc soor ayaan soo gelinnay. Soor isku-karis waan soo gelin doonnaa.

  25. Adriana
    July 21, 2012 | 8:27 pm

    Ohhhhh these look amazing! The video captured perfectly their texture, that I can almost feel how soft and chewy they are. I so need to get myself a rounded bottom frying pan to make mashmash and the rice cake during Ramadan. What an interesting way of cooking, I can only imagine how great they taste. May the holy month bring you peace, happiness and prosperity!

    • A&L
      July 22, 2012 | 2:34 pm

      We had them for iftar last evening. After frying them, we drizzled them with a little syrup and coconut milk and they became even more delicious! You could use honey instead of the syrup. Thank you very much for your greetings and good wishes.

  26. fardus
    July 21, 2012 | 10:42 pm

    asaslamu calykum warxmatulahi wb ilaahay waxaan idiinka baryaayaa aduunka camal khaliis ah akhiirona jantu fardowsa Rabdaan kariim taqbal mina waminku salxiin Walaal A$L

    • A&L
      July 22, 2012 | 1:47 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ramadaan kariim. Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay ducadaada iyo faalladaada. Mahadsanid walaal.

  27. Umm Isra
    July 22, 2012 | 2:02 pm

    That was very beautiful mA. May Allah reward you guys for all your work and effort.. Ameen. I don’t have a rounded bottom frying pan, is there anything else I can use to fry these?? If I am mixing it by hand, I do it for ten minutes?

    • A&L
      July 22, 2012 | 3:39 pm

      Thank you very much for your comment. You can use a flat pan but it has to be small, as the oil has to cover the batter otherwise you will have to pour a lot of oil in the pan. Ramadan karim.

      • Umm Isra
        July 22, 2012 | 4:30 pm

        Thank you for the quick reply, ramdan kareem to you and your family.

  28. Hiba
    July 22, 2012 | 4:21 pm

    I love your cooking. I am a new Somali bride and this will be the first Ramadan with my Hubby… your site has turned me into a professional cook! And I have impressed many. So grateful, may allah reward you. Ameen!

    Thank you.

    • A&L
      July 22, 2012 | 5:02 pm

      You have made our day! Really. Your comment makes all our efforts worthwhile. Our very best wishes to you and your husband and in this blessed month, we wish you everlasting happiness.

      • Hiba
        July 23, 2012 | 6:43 pm

        Thank you! And May Allah reward both of you too!

  29. sacdiyah
    July 22, 2012 | 5:07 pm

    ASC, thank you walaal, masha’allah i tried the mash mash it turned out great. i was wondering is there any way to make it less oily, saliida aya iga badatey…ilaahey ha kaa abaal mariyo walaal. ramadan kariim

    • A&L
      July 22, 2012 | 5:15 pm

      Wa’alaikum as-salam warahmatullahi wabarakatuh,
      The oil needs to be hot. If not, the mashmash will absorb more oil. Having said that, mashmash is by nature oily, the same way that a French croissant is buttery. After draining the oil from the mashmash, press them with a paper towel. Try pouring some syrup (or honey) and some coconut milk on top and they will taste fabulous.

      • sacdiyah
        July 25, 2012 | 2:21 am

        Jazakallahu kheyran A&L, that’s very helpful and i will use your tips. May Allah reward you (and accept all of your good deeds) on this beautiful month of Ramadan. i tried so many reciepes in xawaash and masha’Allah Im getting good feedback from the family and friends, all because of your help!!! I love this site.

        • A&L
          July 25, 2012 | 1:33 pm

          Thank you very much for your feedback. We are happy to know that you enjoy the recipes.

  30. haala
    July 24, 2012 | 1:49 pm

    A&L ramadaan kareen walaalo yaal

    plzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz
    zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz

    waxaa idinka codsan inaad noo sheegtaan qaabka loo sameeyo tiramisu
    marti ayaan casumi doona ayaamaha soo socda inaa sameeya rabaa fadlan iga jaahil bixiya waana jeclahay aad iyo aad walalo yaal khayr helo insha’allah

    • A&L
      July 24, 2012 | 6:42 pm

      Ramadaan Kariim walaal,
      Tiramisu liiska wuu noogu jiraa, hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo gelin doonnaa. Mahadsanid.

      • haala
        July 25, 2012 | 2:52 am

        yeeeeeeeeeeeeeeeeeeey maasha’alah waan sugayaa soo yara dhakhsada un kkkkkkkkkkk somalaan ahay goortaa iga neefiseen dhakhsashaa ku daray bilaa abaal iga dhe hmmmmmmmmm

        • A&L
          July 25, 2012 | 1:36 pm

          Inshaa’Allaah waan soo dadaalaynaa.

  31. umramadan
    July 24, 2012 | 11:58 pm

    thank you for the great recipe, i follow them and appreciate.

    • A&L
      July 25, 2012 | 12:58 pm

      Thank very much for your comment and visit.

  32. ladifa
    July 29, 2012 | 11:56 am

    asc abayo aad ayaa umahadsantahy waxaan rabay sida losameyo balbalo adigo mahadsan

    • A&L
      July 29, 2012 | 4:44 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh.
      Hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo gelin doonnaa.

  33. sumaya
    July 31, 2012 | 1:13 pm

    waw mashmash brings back lots of memory jazaaka Allah qayr waxaan kaloo idinka codsan lahaa in aad na tustaan sida loo sameeyo CAANO BARAAWE Thanks RAMADAN MUBARAK

    • A&L
      July 31, 2012 | 10:29 pm

      We are always happy to hear that our recipes bring back memories. Thank you for your comment. We will post Caano Baraawe insha’Alah.

  34. naadiya
    August 1, 2012 | 10:16 am

    acs walaalayaal ramadan kariim runtii aad iyo aad ayaa ku mahadsan tihiin wax wanaagsan ayaan idinka baranay iyo raashin macaan oo waliba dhadhan leh jazaakallah kheyr

    • A&L
      August 1, 2012 | 11:41 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Ramadaan Kariim. Waan ku-faraxsan nahay inaad jeclaatay Xawaash. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

  35. umu yaasmiin
    August 5, 2012 | 11:30 am

    asc walaaloyaal waxaan idin waydiina mash mashka bir aan godnayn maku dubi karaa mahadsanidiin ramadaan kariim

    • A&L
      August 6, 2012 | 11:04 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Waad ku-dubi kartaa, laakiinse ma-noqonaayo sida birta godan. Mahadsanid.

  36. khadra
    August 5, 2012 | 6:54 pm

    alla thank you so very much. you dont know how much i love you now, seriously i have been searching for mash mash for the longest time and each time i try to make it, it never turns out right. kheyr alla haku siiyo walaal. ramadan kariim. thank you :)

    • A&L
      August 6, 2012 | 11:28 pm

      Thank you a lot for your lovely words and nice compliment. After you cook them try pouring some syrup and coconut milk on top, you will be amazed.

  37. imaan
    August 9, 2012 | 11:17 pm

    A / S/ C/ walaalayaal aad baad ugu mahad santihiin mashmash ka quruxda iyo macan ka badan ilaahay ha idinka abaal mariyo waan idinka faa’iday Jazaakalaahu qeyran. waxaan idinka codsanayaa inaad nooso galisaan sida losameeyo singooni insha allah

    • A&L
      August 10, 2012 | 12:28 am

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Waan ku-faraxnay inaad jeclaatay mashmashka. Hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo dadaalaynaa. Aad ayaa u-mahadsan tahay.

  38. Roob kulaafyoode
    August 10, 2012 | 11:55 am

    Masha allah bahda xawaash.com aad baan idinkugu mahad celinayaaa waxaana idinka codsanaa in xaga qudaarta aad nagu baraarujisaan maxaa yeelay anaga oo haysanao qudaartii dalka ayaan hadana isticmaalin waan aqoon xumo

    • A&L
      August 10, 2012 | 10:45 pm

      Waa runtaa qudaarta waa muhiim. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa qudaar badan. Mahadsanid walaal.

  39. hani
    August 12, 2012 | 12:12 pm

    asc wr wb masha allaah wlhi websaadka waa mid cajiib ah ilahay ha idinka abaal mariyo waa inoo faaideeyseen inbadan ilahay ha idinka ajar siiyo walaal balse waxaan idinka codsanayaa meeshaa aad heesta kasaarteen inaad nasheed inooga badashaa aan music lahayn ilahay ajar fara badan ha idin siye mahadsanid

    • A&L
      August 12, 2012 | 3:46 pm

      Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,
      Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay. Waan ku-faraxsan nahay Xawaash inaad jeclaatay. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  40. Sana
    August 29, 2012 | 11:46 am

    Hi,

    Where is the origin of mashmash? Most of my Somali friends tell me they are not familiar with it. Is there a specific region that eats this?

    • A&L
      August 30, 2012 | 10:55 pm

      We do not know. We haven’t seen anything similar to it but that doesn’t mean it does not exist. It is well known in the southern parts of Somalia, particularly along the coast.

  41. leyla
    September 7, 2012 | 8:17 am

    acw salaan kadid walaalayaal aad ayaad umahad santihiin rutii aad ayaa gabdho badani ugu baahan yihiin ineey waxaan oo kale bartaan khaasatan aniga oon ku soobar baarin hooyadeey agteeda mar kaan soo qaan gaarayba waan la iguursaday ,waxaana imid meelkafog hoyadeyna ay san iga tu saaleeyn karin saan wax yeeli lahaa waan iska jacbursan jiraye hada waxa kahoreysay ,ilaah miisaanka xasanaadka ha idiin saaro inta ka shaqeysay ana waxaan usii sheegi doonaa gabdhaha ilamidkaa seey uga faa iideeystaan ,in shaa allaah , idinkuna halkaas nooga sii wada jisaa kumu laahu kheyra

    • A&L
      September 7, 2012 | 8:46 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Aad iyo aad ayaan u-jclaanay faalladaada, waana ku-mahadsan tahay. Waan ku-faraxnay inaan ka-faa’iidaysanaysid Xawaash, walaalahaadana aad la-wadaagi doontid. Mahadsanid walaal.

  42. amira
    September 14, 2012 | 2:16 am

    mashkuuriin xabaayibii illaah wanaag badan ha idinkugu badalo mashmash siduu easy uyahay iyo sidan uheestay kaaf iyo kala dheeri aqoontu ama barashadu waa wax qiimaheda la qiyaasi karin alle ha idin siyaadiyo walaalaheygan qiimaha badanow masha allah

    • A&L
      September 14, 2012 | 9:17 pm

      Waad ku-mahadsan tahay hadalada wacan aad inoo soo qortay. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  43. Badra
    September 23, 2012 | 12:15 pm

    Ad ba umahadsantihin I love u guys thnz

    • A&L
      September 23, 2012 | 10:25 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal. We love you too!

  44. maandeeq
    October 17, 2012 | 8:04 am

    asc wlo soo´ada waa maxay ???????????

    • A&L
      October 17, 2012 | 9:37 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Soo’da waa (recipe).

  45. naciimo
    November 16, 2012 | 5:03 am

    asc waad mahadsantihin waxan idin weydiyay mashamashka waxa iga galo salid badan maxan subiya adinko rali ah waan jeclahay in ana subiyo lakiin salid badan ayaa iga gasho

    • A&L
      November 16, 2012 | 10:50 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Mashmashka waa wax saliid badan, saliid la’aan ma-hagaagayo. Waxyaabahaan isku day si-ay saliidda uga yaraato: 1) Saliidd kulul ku-shiil. 2) markaad ka-saaraysid saliidda si-fiican uga miir. 3) xaashiyaha jikada saar si-ay saliidda uga nuugto.

      Markaad dubto waxaad ku-dartaa caanaha qumbaha oo sokor aad ku-qastay; mashmashka wuu ku macaan yahay. Mahadsanid.

  46. Abdius
    March 8, 2013 | 2:31 pm

    Merci pour cette délicieuse recette! je me suis cru un instant dans la maison de ma grand mère

    • A&L
      March 11, 2013 | 12:30 am

      je vous remercie pour vos aimables commentaires.

  47. fatima ali
    July 19, 2013 | 4:12 pm

    ASC. thank you so very much. I’ve always wanted to make these. I am grateful for the video you made. Jazak allhuku Kheir. all I knew ask me about Somali food, but I say I do not know any Somali cuisine. so it is so great that we have so-so food in Somalia, it is lovely. and it’s great that you bring it to us

    • A&L
      July 19, 2013 | 10:22 pm

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Thank you very much for your nice comment. We are happy you found what you like in our website.

  48. Leyla
    July 25, 2013 | 12:24 pm

    Hi,

    First of all what a great homepage masshallah. and also the youtube video’s are VERY helpfull! and your description are very clear!

    i wanted to know the name of this song? and where can i find it? or can i receive it from you?

    About the recipe:

    - How much do you poor in when you make one mashmash? it looks like one cup? and how many ml is that?

    - Also do you keep adding oil after every mashmash? because it looks like the oil becomes less after every mashmash.does it matter how much oil you use? if so how much would you recommend?

    - Do i need to use a cooking pan that is very deep, because i have one that is slighty deep. Is that a problem?

    best regards

    • A&L
      July 25, 2013 | 9:59 pm

      Thank you so much for your kind comment. The name of the song is at the end of the video. We put 1/4 cup of the batter. The quantity of oil you use will depend on the pan you are using. Make sure you have enough oil to cover the batter at all times. Whenever you see the oil level going down, you will need to replenish it. It is best with a round bottom pan, but you can use the one you have.

  49. nasra
    July 25, 2013 | 3:28 pm

    Asalamu aleikum walalayal wad kumahadsantihiin caawinaadiina lkin waan ku guuldareystay ina kadhigo wareeg sax ah mashmashkan wuxuu iga yeeshay darfo maxa sababay walal

    • A&L
      July 25, 2013 | 10:02 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Adigaa mahadda mudan walaal. Waxaa muuqata birta aad isticmaashay sida larabay inay u godnayn.

  50. ha igu mashquulin
    August 3, 2013 | 2:07 pm

    ASC WALAAL MASH4MASHKAAAN UKUN MALAGU DARAA MISE MAYA

    • A&L
      August 4, 2013 | 3:20 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Ukun laguma daro.

  51. Amira
    June 29, 2014 | 10:23 am

    mashaalah abayo mana tussicarta sii loo samayo buur graffo jasakalah

  52. abyan ismahil
    June 30, 2014 | 4:56 pm

    thank you so much wallahi this made it so much easier for me to cook for my family! and it is step by step! masha’allah thank you so much again and Ramadan kareem to you and your wife!

    • A&L
      July 2, 2014 | 11:06 pm

      Ramadan Kareem. Thank you very much for your nice comment.

  53. umuruweida
    July 4, 2014 | 2:45 pm

    Waa mahadsantihiin walalaheen sharafta leh maanta sameeye mashmashka wuuna ii toosay taas abalkeeda adinka leh ramadaan kariim

    • A&L
      July 5, 2014 | 2:18 am

      Ramadaan Kariim, walaal. Waan ku faraxnay inaad nala socodsiisay. Mahadsanid.

  54. Leyla
    July 11, 2014 | 12:07 pm

    Waad ku mahadsan tihiin, waxaan u baahna in aan ogaado, Burka caadi miyaa mise waa burka bariiska laga sameeyo, waxaan idinka codsana in aad ii soo qortaan burka noociisa

    • A&L
      July 13, 2014 | 10:11 pm

      Adigaa mahadda mudan walaal. Burka caadiga ah ayaan isticmaalanay (all-purpose flour).

  55. 3buudi
    October 15, 2014 | 5:28 am

    Mashallah tslmoo. One LOve To all Somalia People <3

    • A&L
      October 20, 2014 | 12:47 am

      Thank you!

  56. Sophia
    July 2, 2015 | 8:23 pm

    Thank you so much for your recipe. This is one of my favorite pairings with sambusa, so I thank you for providing the recipe. I’m almost there with the recipe, however when I fry it, it ends up with a huge knot in the middle and thinner and crispier on the sides. I’m using a round bottom wok, although not exactly shaped like yours in the video. Should I maybe try a small frying pan? I thought maybe if the batter touches the bottom when I pour, then it will spread evenly and also have a consistent shape each time.

    Thank you in advance.

Leave a Reply to sacdiyah

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=4049

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.