Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Lugo Digaag La-foorneeyay
Cuntada rasmiga

Lugo Digaag La-foorneeyay

English
Roasted Chicken Drumsticks
Français
Cuisses de Poulet Rôties
العربية
دجاج محمر بالفرن

Waxaa qoray · ·

8 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 40 daqiiqoWadar 1 saac ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Bataatada ha-wada fiiqin.

  2. Roosmeriga shiid.

  3. Isku-shiid tuunta, roosmeriga, maraq qudaarta, saliidda, iyo qalka. Waxaa isticmaali kartaa kal iyo mooye.

  4. Digaagga dhaq oo qalaji.

  5. Waxa aad isku shiidday mari digaagga iyo bataatada.

  6. Waxaa ku-dubtaa foorno la-sii kululeeyay 450°F/232°C muddo 30 ilaa 40 daqiiqo. Muddada waxay ku-xiran tahay digaagga hadba intuu le’eg yahay. Waxaa dubtaa ilaa uu digaagga ka-gaduuto, dheecaankana uusan dhiig lahayn.

Sawirro

Faallooyin

26 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Ubah

    Asalaamu alaikum. I really enjoy your recipes, keep up the good work!

    Would this recipe work with frozen drumsticks? Would I have to defrost them first? What would you do?

    Thanks

  2. nasra

    waad ku mahadsantihiin bandhigiina cunto karinta …..hadaanan haysan rosemary maxan ku badalan karaa thanx

    1. A&LXawaash

      Adigaa mahadda mudan walaal. Waxaa ku beddeli kartaa kabsaro caleen, zactar, xawaash, ama wax kasta aad jeceshahay.

  3. josman

    aada yaan ugu faraxsanahay inaan kariyaya digaaga ooa an jeclahay sidaa ad tilmaantay

    1. A&LXawaash

      Waan ku-faraxnay inaad jeclaatay. Mahadsanid.

  4. W. Ahmed

    Made this last night and it was so simple and lovely. This website has been my most frequented cooking resource as a newlywed (it’s really helped) and what I like is that you use ingredients that I/people tend to have at home anyway or are readily available, mashaAllah. May Allah reward you, ameen.

    I wanted to suggest something please walaalayaal inshaAllah, in case it may be of benefit. In cookbooks or online resources, the ingredients that are needed in a recipe are listed in order of use. So, for example, for this recipe, the first thing listed would be the potatoes, and then the rosemary etc, etc. I find this to be useful in recipes where there are many ingredients such as the yoghurt coconut chicken curry as then you know what you’ll be needing first if you haven’t got all your ingredients out. Thought it may help, but perhaps you have it like this because you prefer it, Allahu A’lam. Either way, thank you for the simple, tasty recipes 🙂

    1. A&LXawaash

      Done. We have re-arranged the ingredients in the Yogurt Coconut Chicken to follow the order of use. We usually do that on some of our other recipes but we tried to group the spices together since the list was quite long. God willing, in all future recipes we will follow the order of use for the ingredients. Thank you very much for your useful feedback and your nice comment. Ramadan Karim!

Biryaani

Fail-proof Biryani

Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Digaag Qumbe

Yogurt Coconut Chicken

Cuntada rasmiga
ENSOFRع