
Cuntada rasmiga
Hilib Ari oo Cad
- English
- Plain Goat Stew
- Français
- Ragoût de chèvre simple
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Hilibka dhaq.
Hilibka digsiga ku-rid.
Basasha ku-dar.
Tuunta (toonta) ku-dar.
Maraq dajaajka ku-dar.
Biyaha ku-shub.
Markuu karkaro, xumbada ka-qaad.
Dabool oo 2 saacadood kari.





Faallooyin
21 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Assalamou aleykoum cher freres Qu’ALLAH VOUS BENISSE. je suis camerounaise et j’adore vos recettes.juste vous dire merci et que ce blog a CHANGé ma vie.S’il vous plait un soucis peut on aussi le faire avec du boeuf Ou du poulet?
asc aboyo mcnto waxan rabaa inaa so saarto buskutka africa fornada laku gareenjeray plz sis tell the the detectionof the busukut
Asc walaal yaal ilaah heydinka ajersiiyo wanaaga aad noogu soo bandhigteen macmacaanka iyo cuntooyinka kala noocaa wax badan waa idinka faa iidey oo anan horey u aqon wali waxaa iga qaldmo kackaca inta kale waa soo dhaweyaa waxaan ilaah idinkaga baryaa danbi dhaaf naxariis adun iyo mid aqiro ilaah heydin siiyo wax fican aad noo qabateen walaalayaal vidowga ku so ceshadaa hadi na wax fahmi waayo wana arin fiican nabadgelyo iyo naxariis korkina ha ahaato
Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay inaad ka faa’iidaysanaysid. Nala socodsii haddaad su’aal qabtid. Mahadsanid mar labaad.
asc waallayaal jasaakalaahu kheeyr waxaan idin weeydiinaa maku dari karaa biyo diiran iyo liibito mise bakin iyo cano bas ayaa lagu rifaaqaa mahad sanidiin walaha qaligaayoow by
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waa ku dari kartaa biyo diiran iyo liibito haddaad jeceshahay. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.
Asalamucalykum Leyla iyo Abdullaahi. Walaalahayga qaaliqa ahoow waad ku mahadsan tihiin Blog cuntada wanaagsan aad noogu soo bandhigteen. Umada kalena waxaad tusaalayseen inaan nahay umad jirta. Ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinku siiyo. Arligoo nabad ahna ilaahay ha na tuso.