
Quraac · Cuntada rasmiga
Oodkac / Muqmad
- English
- Jerky-Style Beef Cubes
- Français
- Cubes de Boeuf Façon Viande Séchée
- العربية
- لحم بقري مجفف
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Timir (Xeedhada lagu sameeyo)
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Digsi dab dhexdhexaad saaran, hilibka ku-rid.
Kari hilibka ilaa biyo uu ka-dhalo. Biyaha ka-daadi .
Saliidda ku-shub.
Cusbada ku-dar.
Hilibka 11 daqiiqo shiil, adigoo si-joogta ah u-walaaqaysa.
Saliida ka-miir (waxaad ku-karsan kartaa suugo).
Buurada dhalaali ee waxyar gaduudi.
Markay xumbada bilawdo inay degto, saliida ku-dar.
Haylka ku-dar.
Timirta lafaha ka-bixi oo baaquli ku-rid.
Si-fiican u-xash.
Filfisha madow ku-dar.





Faallooyin
55 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Asc. I prefer my oodkac to be softer rather than crunchy. To get these results would I reduce the frying time from 11 minutes to about 8 or 9? Jazakumalahul Khairun.
Thank you so much for posting this. This is something that every Somali women should know how to do. It’s our tradition that mothers and mother inlaws send this whenever a new family is made or a baby is born. I always worried who will do this for my daughters and sons when my mother is no longer there.
Thank you very much for your kind words. It is appreciated.
I loved the recipe (planning to try it soon), but I have to say I wasn’t too thrilled with the glorification of the old times when women were mere beings whose sole purpose was to have children, stay home, and cook for the man. I don’t think that is a world to uphold as “the good old times”. We can be proud of our history and culture without romanticizing destructive habits.
walAALO WAXAAD NOO SOO GALISAAN CAKE SIDA LOO SAMEEYO CAKE SOOMAALI, IYO SUUGADA, THAN YOU
Doolsho Soomaali iyo Suugo mar hore ayaan soo gelinay. Linkiga doolshaha waakan xawaash.com/?s=cakes. Midkaanna waa suugada /recipes/somali-pasta-sauce/.
Salamu aleykum layla and Abdillahi’
What an amazing recipe for ” Muqmad”, by the way I never heard about the other word for it which is ” Oodkac” ,,may be they use it in the southern sides of Somali. I love you both and wish you all the best in life and Jannat al furdos in judgment day. I am learning from you guys things that I have never learned from my mum who I loved her the most. My allah reward my parents and you both all the best . Thank you from the bottom of my heart.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Thank you very much for your great comment and for your special prayer. It is appreciated! We wish you succes in your life, God bless you.