Banana Halwa (Xalwo Muus) Halwa à la Banane حلوى الموز

12 comments

  1. Ramadaan kariim

    waxaan maanta usoo galay inaa mahad balaaran oo aad u weyn inaa u helo bahda xawaash.com oo isku duuban oo mar walbo farxadeena iyo hormarkeena ka shaqeeyo hadaan ka mid ahay gabdhaha somaliyeed…runtii cunto karinta aad baa u jeclahay inaa barto cuntooyin kala duwan, xawaash la’aantooda wax badan ma barteen.

    waxa maanta aad ugu farxay Baklawa oo aan ku arkay youtube ka oo xawaash sameesay walahi farxad weyn aya farxay, anigoo in mudo ah raadinaye sidaan ku baran lahaa…walahi wa idin duceeyay,

    waxa idinka rajeena inaa wax kalo badan na bari doontaan, si aan dadka nala nool wax macan oo fican nagu bartaan…

    thnks always all xawaash.com

    1. Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaan ugu faraxnay faallada wacan aad inoo qortay. Waxaan kuu rajaynaynaa caafimaad iyo cibaado suuban. Mahadsanid walaal. Ramadaan Kariim.

  2. Assalamo alaykum. That looks so yum and easy to make ! But if I want to make it more healthy, can I use coconut oil instead of butter, and raw organic sugar instead of white sugar ?
    Thank you. Ramadan kareem.
    Celmah

  3. Asw aad ayaan idin salaamay bahda xawash.com.
    Sxb yaal waxa jira waxooga kala duwanaan yar oo xagga lahjadda afsoomaaliga ah. Matalan BUR=daqiiq
    DOOLSHE=keeg
    marka idinko mahadsn noo tix geliya kala duwanaanta yar ee erayda

    1. Hadduu Eebbe idmo waxaan samayn doonnaa bog ku saabsan ereyada cunto kariska ee lahjadaha kala duwan ee af-Soomaaliga. Mahadsanid.

  4. as bahda xawaash waa mahadsan tihiin,
    moos markuu biseelka ka bato waa tuuri jiray hada wax baan ka faaiday.. tuuris ma jirto
    qeer ilaahay ha idin siiyo. maalmahan wax csub masoo gelisaan maxaa dhacay holidY MAA AADEEN?
    wa bilaahi towfiiq

    1. Adigaa mahadda mudan walaal. Waan ku faraxnay inaad ka faa’iidaysatay soo’daan. Mashruuc ayaan ku mashquulnay, hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa. Mahadsanid.

  5. Thank you for your effort in presenting the Bravanese Somali recipe to the world. I just wanted to comment on one information in this post.

    You said:
    “The halwa was not shaped into balls but was made into a big chunk and everyone would rip a piece off of it.”

    This was not the case in our bravanese house, they were actually shaped into balls but not coated.

    Thank you again,

    1. Thank you very much for your comment. We wrote the information based on our personal experiences; we understand others might have different experiences. Thank you very much for sharing that information and we hope you will give us your input on other aspects of Bravanese culture.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *