Egg Salad (Insalaaddo Ukun) Oeufs Mayonnaise سلطة البيض

Egg Salad (Insalaaddo Ukun) Oeufs Mayonnaise سلطة البيض

Egg Salad (Insalaaddo Ukun) Oeufs Mayonnaise سلطة البيض

Egg Salad

www.xawaash.com

 

 
Video without music:

Print Recipe

Print Recipe with Photos

 

Ingredients:

(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements

 

Egg Salad:

  • 9 Eggs
  • ¼ cup (59 mL) Mayonnaise
  • ¼ tsp (1.25 mL) Salt (to taste)
  • 2 Tbsp (30 mL) Olive oil
  • ¼ tsp (1.25 mL) Ground black pepper

 

Directions:

 

Steps for preparing the egg salad

  1. Place the eggs in a pot then add cold tap water. Bring the water to a boil using high heat then lower the heat and cook for 20 minutes.
  2. Drain the hot water and pour cold water on the eggs. Peel right away while the eggs are still warm.
  3. Chop the eggs or grate using a cheese grater. Add the mayonaise, salt, olive oil, and ground black pepper. Mix well and serve.

 

Eggs

 
Use cold tap water

 
Hard-boiled eggs

 
Grated hard-boiled eggs

 
Egg Salad

 
Egg Salad

 
Egg Salad

 
Egg Salad

 
Egg Salad

 

Insalaaddo Ukun

www.xawaash.com

 

 
Fiidiyo aan muusik lahayn:

Daabac Soo’da

Daabac Soo’da oo Sawirro Leh

 

Mukawinaadka:

(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)

 

Insalaaddo Ukun:

  • 9 Ukun
  • ¼ koob (59 mL) Mayoneeys
  • ¼ qy (1.25 mL) Cusbo (inta dooqaaga ah)
  • 2 QW (30 mL) Saliidda oliifada
  • ¼ qy (1.25 mL) Filfil madoow shiidan

 

Diyaarinta:

 

Diyaarinta insalaaddada ukunta

  1. Ukunta digsi ku rid, biyaha tuubbada oo qaboow ku kor shub. Dab sare ku kari ilaa ay biyaha ka karaan, kaddibna dabka u gaabi. Dab yar ku kari muddo 20 daqiiqo.
  2. Biyaha kulul ka daadi. Biyaha tubada oo qaboow ku shub, kaddibna isla markii fiiq intay ukunta aad u qaboobin.
  3. Ukunta burburi ama birta farmaaajada lagu xoqo ku xoq. Ku dar mayoneeyska, cusbada, saliidda oliifada iyo filfil madoow shiidan. Si fiican u qas, kaddibna qaddin.

 

Ukun

 
Isticmaal biyaha tuubbada oo qaboow

 
Ukun la karkariyay

 
Ukun la karkariyay oo la xoqay

 
Insalaaddo Ukun

 
Insalaaddo Ukun

 
Insalaaddo Ukun

 
Insalaaddo Ukun

 
Insalaaddo Ukun

 

Oeufs Mayonnaise

www.xawaash.com

 

 
Vidéo sans la musique:

Imprimer la Recette

Imprimer la Recette avec Photos

 

Ingrédients:

(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL = 2.4 dl; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures à ras

 

Oeufs Mayonnaise:

  • 9 Oeufs
  • ¼ mesure (59 mL) de Mayonnaise
  • ¼ cc (1.25 mL) de Sel (ou à volonté)
  • 2 cs (30 mL) d’Huile d’Olive
  • ¼ cc (1.25 mL) de Poivre Noir moulu

 

Instructions:

 

Étapes de préparation de la salade d’oeufs

  1. Mettre les oeufs dans une casserole et recouvrir d’eau froide. Faire bouillir l’eau à feu fort puis baisser le feu et cuire 20 minutes.
  2. Égoutter l’eau chaude et verser de l’eau froide sur les oeufs. Peler tout de suite pendant que les oeufs sont encore chauds.
  3. Hacher les oeufs ou râper avec une râpe à fromage. Ajouter la mayonnaise, le sel, l’huile d’olive, et le poivre noir moulu. Bien mélanger et servir.

 

Oeufs

 
Utiliser de l’eau froide

 
Oeufs durs

 
Oeufs durs râpés

 
Oeufs Mayonnaise

 
Oeufs Mayonnaise

 
Oeufs Mayonnaise

 
Oeufs Mayonnaise

 
Oeufs Mayonnaise

 

سلطة البيض

www.xawaash.com

فيديو بدون موسيقى:

اطبع الوصفة – بدون صور

اطبع الوصفة – مع صور

المقادير

 
كوب = 237 مل، ملعقة كبيرة = 15 مل، ملعقة صغيرة = 5 مل
 

سلطة البيض
بيض 9
مايونيز كوب ¼
(ملح( حسب الرغبة ملعقة صغيرة ¼
زيت زيتون ملعقة كبيرة 2
فلفل اسود مطحون ملعقة صغيرة ¼

 

طريقة التحضير:

 

طريقة تحضير سلطة البيض

يوضع البيض في القدر ويضاف اليه ماء الحنفية البارد. يسلق على نار عالية الى ان يغلي الماء ثم يخفض النار ويسلق على نار هادئة لمدة 20 دقيقة -1
يصفى من الماء ويضاف اليه ماء الحنفية البارد، ثم يقشر البيض وهو دافئ -2
يبشر البيض ثم يضاف اليه المايونيز ، الملح، زيت الزيتون والفلفل الاسود المطحون. يخلط جيدا ويقدم -3

 

بيض

 
يضاف اليه ماء الحنفية البارد

 
بيض مسلوق

 
بيض مسلوق ومبشور

 
سلطة البيض

 
سلطة البيض

 
سلطة البيض

 
سلطة البيض

 
سلطة البيض

 

 

 

 

 

 



8 thoughts on “Egg Salad (Insalaaddo Ukun) Oeufs Mayonnaise سلطة البيض”

  • mansha alah, sxb yaal waad mahad santihin , waxaan hada sameeye , bariiska isku kariska, shidni,iyo sambuus iyo sugada pastada, iyo cabitanka qumbaha, waxaana isku dayi doona kuwa kale oo badan, aad ayaad ugu mahadsan tihiin, webkina iyo video yadina waa cajiib sidaad iskugu daba rideyn, asaxab badan aan wada shaqeyno, oo ajanib xata we isticmalan, oo hada meshan ka shaqeyo ,rashin somali ayaa aad lo xiseya, guryahoda ku samestan iyago isticmalayan xawaash.com aad baan ni salamaya aqayrta

    • Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay inaad nala socodsiisay. Waan ku faraxnay inaad ka faa’iidaysanaysiin adiga iyo asxaabtaada. Mahadsanid mar labaad.

  • masha’alah easy way and also Incredible dish, thankz alot walalayal. waxan idinka codsanaya walalayal in ad no so galisan appetizerska, waa mahadsan tahiin, kheyr bdn ilaah ha idinsiiyo

    • Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Adigana qayr badan oo aan dhammaan ayaan Eebbe kaaga baryaynaa. Hadduu Eebbe idmo waan yeeli doonnaa codsigaada. Mahadsanid walaal.

  • waaw waaye ukunta iyo rootiga waad mahadsan tihiin ..
    waxaan rabaa inaan idin waydiiyo ukunta tan cad ee aad had isiticimaasheen iyo tan kale tee baa fiican?
    waxaan idinka codsanayaa inaad noo soo gelisaan sida loo sameeyo chiken salaami sandwhich. ama beef salaami waad mahadsan tihiin

  • mashallah, this recipe is very easy and quick to make. I like how you’ve shredded the egg rather than cut it into pieces (very clever). I like using this website a lot because it shows you how to make things step by step which is very useful. Thank you

  • asc walalayaal aad aya ugu mahad san tihiin wax
    karis kiina qimaha badan waxa fila in uu aan faa’iiono
    dadbadan oo an aqoon sida wax loo kariyo
    sidoo gale qoysas fara badan
    mar labaadna waxa aan ili lehay walalayaal
    masokobi karo farxadeeyda lakiin waxa aan idin leeyahay
    aad iyo aad aya u mahad san tihiin
    asc wr wb

    • Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada fiican aad inoo soo qortay. Aad ayaan ugu faraxnay. Mahadsanid mar labaad.

Leave a Reply to Ayaan Abdullahi Ali Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *