Primavera means spring in Italian and while it is not spring now, the fall colours have inspired us to put together this delightful pasta dish. This is one vegetarian meal that will make you forget about meat, at least for a day. The dish consists of crispy vegetables, pasta that still has a “bite” to it, a tomato salad that is amazing on its own, extra virgin olive oil, and a generous sprinkling of parmesan cheese.
We make pasta primavera using different types of vegetables but this combination is our favourite. While there are some who like to add cream to pasta primavera, we prefer to keep it simple. This way, it is light and tastes very fresh.
Aside from it being delicious, what makes this dish a favourite is the fact that is so quick to prepare. We chop the vegetables while the pasta water comes to a boil, prepare the sauce while the pasta is cooking, then finish cooking in the amount of time it takes to set the table. All that remains is to sit down and savour this most satisfying meal.
Video without music:
Ingredients:
(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements
Penne alla Primavera:
- 1½ cups (225 g) Grape tomatoes
- 4 Tbsp (60 mL) Olive oil
- 3 Tbsp (45 mL) Basil (chopped)
- 3 Tbsp (45 mL) Fresh parsley (chopped)
- 1 Tbsp (15 mL) Lemon juice
- ¼ tsp (1.25 mL) Salt
- ¼ tsp (1.25 mL) Black pepper
- 5 Tbsp (75 mL) Parmesan cheese (grated)
- 3½ cups (265 g) Penne pasta
- 4 Garlic cloves (minced)
- 2 Medium Tomatoes (blended)
- 1½ tsp (7.5 mL) Chicken bouillon powder – Or 1 tsp salt
- 1 Medium Carrot – Cut into sticks
- 1½ Medium Sweet peppers (chopped)
- 2 Medium Zucchini (courgette) (chopped)
Directions:
- Prepare the tomato salad by combining the cherry or grape tomatoes, 1 tablespoon olive oil, 2 tablespoons fresh basil, 2 tablespoons fresh parsley, 1 tablespoon lemon juice, 1/4 teaspoon salt, 1/4 teaspoon black pepper and 2 tablespoons parmesan cheese. Toss together.
- In a pan set over medium heat, add 2 tablespoons olive oil and the garlic. Stir well, then add the blended tomatoes.
- Add the chicken bouillon or salt. Stir well then add the carrots. Cover and cook over low heat for 5 minutes.
- Add the cooked penne, the sweet bell peppers and the chopped zucchini.
- Add one cup of the hot pasta water and stir well. Cover and cook over low heat for 5 minutes.
- Add the hot pasta to the tomato salad and toss gently.
- Carrots
- Sweet bell peppers (red, yellow, orange)
- Green zucchini
- Yellow zucchini
- Blended tomatoes
- Red grape tomatoes
- Yellow grape tomatoes
- Chopped fresh parsely
- Chopped freah basil
- Measure the quantity of pasta
- Bring 3 litres of water to a boil
- Add 1 tablespoon salt then add the pasta. Cook until pasta is almost al dente.
Fiidiyo aan muusik lahayn:
Mukawinaadka:
(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)
Makarooni Qudaar Leh:
- 1½ koob (225 g) Yaanyo muramura
- 4 QW (60 mL) Saliidda oliifada
- 3 QW (45 mL) Reexaan (jarjaran)
- 3 QW (45 mL) Baqduunis (jarjaran)
- 1 QW (15 mL) Casiir liin dhanaan
- ¼ qy (1.25 mL) Cusbo
- ¼ qy (1.25 mL) Filfil madoow
- 5 QW (75 mL) Farmaajo barmijaano (la xoqay)
- 3½ koob (265 g) Makarooni benne
- 4 Tuun (toon) (shiidan)
- 2 Yaanyo , Dhexdhexaad (shiidan)
- 1½ qy (7.5 mL) Budo maraq digaag
- 1 Karooto (dabacase) , Dhexdhexaad
- 1½ Barbarooni macaan , Dhexdhexaad (jarjaran)
- 2 Sukiini , Dhexdhexaad (jarjaran)
Diyaarinta:
- Isku dar yaanyada yaryar, 1 QW (qaaddo weyn) saliidda oliifada, 2 QW reexaan, 2 QW baqduunis, 1 QW liin dhanaan, 1/4 qy (qaaddo yar) cusbo, 1/4 qy filfil madoow iyo 2 QW farmaajada barmijaanada.
- Bir dab dhexdhexad saaran ku shub 2 QW saliidda oliifada kuna dar tuunta. Si fiican u walaaq, kaddibna yaanyada la shiiday ku dar.
- Ku dar maraq digaag ama cusbo, kaddibna walaaq. Dabool oo dab yar ku kari muddo 5 daqiiqo.
- Ku dar baasta makaroonida la kariyay, barbarooniga iyo sukiiniga la jarjaray.
- Ku dar hal koob biyaha baastada lagu kariyay oo kulul, kaddibna walaaq. Dabool oo dab yar ku kari muddo 5 daqiiqo.
- Baastada oo kulul iyo yaanyada yaryar isku dar, si tartiib ah u walaaq.
- Karooto
- Barbarooni
- Sukiini cagaaran
- Sukiini jaallo ah
- Yaanyo la shiiday
- Yaanyo yaryar oo gaduudan
- Yaanyo yaryar oo jaallo ah
- Baqduunis jarjaran
- Reexaan jarjaran
- Cabbir baastada
- Karkari 3 litir biyo
- Ku dar 1 QW (qaaddo weyn) cusbo, kaddibna baastada ku shub. Kari ilaa ay baastada bisaylka wax yar uga dhimanaado.
Primavera veut dire printemps en Italien et même si ce n’est pas le printemps chez nous, les couleurs de l’automne nous ont inspiré pour faire ce plat de pâtes délicieux. Ce plat végétarien vous fera oublier la viande, au moins pour un jour. Ce plat est composé de légumes croquants, de pâtes al dente, d’une salade de tomates délicieuse en elle-même, d’huile d’olive vierge extra, et d’une dose généreuse de parmesan râpé.
Nous préparons nos pâtes primavera avec différentes sortes de légumes mais cette combinaison est notre favorite. Certains aiment ajouter de la crème à leurs pâtes primavera, nous préférons faire simple. Elles restent légères et gardent un goût frais.
En plus d’être délicieux, ce plat est un de nos favoris car il est très rapide à préparer. Nous coupons les légumes pendant que l’eau des pâtes chauffe, préparons la sauce pendant que les pâtes cuisent, et le temps de mettre la table la cuisson est finie. Il ne reste plus qu’à s’asseoir et savourer ce repas très satisfaisant.
Vidéo sans la musique:
Imprimer la Recette avec Photos
Ingrédients:
(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL = 2.4 dl; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures à ras
Penne alla Primavera:
- 1½ mesure (225 g) de Tomates raisins
- 4 cs (60 mL) d’Huile d’Olive
- 3 cs (45 mL) de Basilic (haché)
- 3 cs (45 mL) de Persil Frais (haché)
- 1 cs (15 mL) de Jus de Citron
- ¼ cc (1.25 mL) de Sel
- ¼ cc (1.25 mL) de Poivre Noir
- 5 cs (75 mL) de Parmesan (râpé)
- 3½ mesure (265 g) de Pâtes Penne
- 4 Gousses d’Ail (hachées)
- 2 tomates moyennes (mixées)
- 1½ cc (7.5 mL) de Bouillon de Poule en poudre – Ou une cc de sel
- 1 Carotte moyenne – coupée en bâtonnets
- 1½ poivron moyen (émincé)
- 2 Courgettes moyennes (émincées)
Instructions:
- Préparer la salade de tomates en mélangeant les tomates cerises ou raisins; 1 cuillère à soupe d’huile d’olive, 2 cuillères à soupe de basilic frais, 2 cuillères à soupe de persil frais, 1 cuillère à soupe de jus de citron, ¼ de cuillère à café de sel, ¼ de cuillère à café de poivre noir et 2 cuillères à soupe de parmesan. Mélanger les ingrédients.
- Mettre 2 cuillères à soupe d’huile d’olive et l’ail dans une poêle chauffée à feu moyen. Bien mélanger puis ajouter les tomates mixées.
- Ajouter le bouillon de poule ou le sel. Bien mélanger puis ajouter les carottes. Couvrir et cuire 5 minutes à feu doux.
- Ajouter les pâtes cuites, les poivrons doux et les morceaux de courgette.
- Ajouter une mesure d’eau de cuisson des pâtes et bien mélanger. Couvrir et cuire 5 minutes à feu doux.
- Ajouter les pâtes à la salade de tomates et mélanger délicatement.
- Carottes
- Poivrons doux (rouge, jaune, orange)
- Courgette verte
- Courgette jaune
- Tomates mixées
- Tomates raisins rouges
- Tomates raisins jaunes
- Persil frais haché
- Basilic frais haché
- Mesurer la quantité de pâtes
- Faire bouillir 3 litres d’eau
- Ajouter 1 cuillère à soupe de sel et ajouter les pâtes. Cuire les pâtes jusqu’à ce qu’elles soient presque al dente.
فيديو بدون موسيقى:
المقادير
كوب = 237 مل، ملعقة كبيرة = 15 مل، ملعقة صغيرة = 5 مل
مكرونة بالخضار | ||
طماطم صغيرة (تشبه العنب) | جم | 225 |
زيت زيتون | ملعقة كبيرة | 4 |
ريحان | ملعقة كبيرة | 3 |
بقدونس طازج | ملعقة كبيرة | 3 |
عصير ليمون | ملعقة كبيرة | 1 |
ملح | ملعقة صغيرة | ¼ |
فلفل اسمر | ملعقة صغيرة | ¼ |
(جبنة البارميزان( مبشور | ملعقة كبيرة | 5 |
مكرونة بيني | جم | 265 |
(فص ثوم( مفروم | 4 | |
(طماطم( مضروبة في الخلاط | 2 | |
مسحوق مرق الدجاج | ملعقة صغيرة | 1½ |
جزر | 1 | |
فلفل رومي | 1½ | |
كوسة | 2 |
طريقة التحضير:
تخلط الطماطم الصغيرة، 1 ملعقة كبيرة زيت الزيتون، 2 ملعقة كبيرة ريحان، 2 ملعقة كبيرة بقدونس، 1 ملعقة كبيرة عصير الليمون، 1/4 ملعقة صغيرة ملح، 1/4 ملعقة صغيرة فلفل اسود و 2 ملعقة كبيرة جبنة بارميزان | -1 |
يضاف 2 ملعقة كبيرة زيت الزيتون والثوم في مقلاة على نار متوسطة ويحرك جيدا ثم يضاف الطماطم ويحرك | -2 |
يضاف مرق الدجاج او الملح ويحرك جيدا، يغطى ويطهى على نار هادئة لمدة 5 دقائق | -3 |
تضاف المكرونة المسلوقة، الفلفل الرومي، والكوسة | -4 |
يضاف كوب من ماء سلق المكرونة الساخن وتقلب جيدا، تغطى وتطهى على نار هادئة لمدة 5 دقائق | -5 |
تضاف المكرونة الساخنة الى سلطة الطماطم وتقلب برفق | -6 |
جزر | -1 |
فلفل رومي – احمر، اصفر، برتقالي | -2 |
كوسة خضراء | -3 |
كوسة صفراء | -4 |
طماطم مخلوطة | -5 |
طماطم صغيرة حمراء | -6 |
طماطم صغيرة صفراء | -7 |
بقدونس مقطع | -8 |
ريحان مقطع | -9 |
Ma shaa Allah, waan sugaynay tan, waa inaan wiigaan kariyo. Waan sugaynay ilaa aan xayeysiinta aragnay. Aad baad ugu mahadsan tihiin. Waxaan idin weydiinlahaa reexaantu mint miyaa mise basel? wey isku egyihiin oo makala garto. Barsley iyada waxaan ufahmay midda kabsarta u eg, laakiin ka waaweyn oo aan ucarfin sideeda. mahadsanidiin
Waa ku mahadsan tahay faalada walaal. Reexaan iyo meenta isku hal ma’ahan, caraf ka duwan ayey leedahay. Waa runtaa baqduunis (parsley) waa midda u eg kabsarada.
asalaamu caleykum walaalaheyga qaaligoow dhamaantiin jazaakallaahu kheyrakum waqer jamicmuslim
Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh.
Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay. Adigana Ilaahay qayr ha ku siiyo.
Dear friend
We appreciate if you can show us how to make white sauce for pasta. I am dearly waiting this recipe and long awaiting cooking formula of couscous.
Thanks
Dear Ahmed,
Thank you very much for your patience. God willing, we will post the recipes you requested.
asc walaal aad bad umahasantahay ilaah hakaa abaal mariyo
Aamiin. Mahadsanid walaal.
mansha allaah wax fiican waaye abdulaahi qasin iyo leyla cadey mana tusi kartaa sida loosameeyo naanka ooleh subaga
Mahadsanid walaal. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa.
asc walalayal wan idin samaya salan qaliya aad iyo aad na waa umahadsantihiin dadaalkiina Ilaahay haydin ku bedelo misan ka xasanad ka walal waxan garan wayey reexan iyo baqsuni gedke weye ? iyo farmajadana ma tu adag uun ba la is tici malya mise tu waba , jasaakumulaahu khayraa walalo aad ban idin salaamayaa asc wr wbr
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waa ku mahadsan tahay salaanta qaaliga ah iyo ducada. Reexaan waa caleenta sawirkaan ka muuqata http://xawaash.com/wp-content/uploads/2012/06/Chicken-Parmesan-1.jpg. Baqduunis wuu ka-duwan yahay kabsarada, wuu ka-caleema weyn yahay, caraftana isku mid ma-ahan. Afka Ingiriiska waxaa loo yaqaanaa “parsley.”
asc walalyaal runtii aad baan idin ku mahad celinaya aad baad u mahadsantihiin jasakumu laahu khayraa walalo ilahay haninka farxiyo akhiro iyo aduunba aad baan idin salamayaa asc wr wbr
Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada iyo ducada fiican aad inoo soo qortay. Qayr badan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa.
asc aad baan idin salamay runtii waan la dhacay cuntada macaan ee aad na bartaan ilahay ajar ha idinka siiyo lkn aniga waxyaabaha aad ku dar dareeyso ma aqaano runtii waxyaba ana fahmina waxa ka mida…REXAAN.FARMAAJO BARMIJAANO…SUKIINADA..BAQDUUSIN waxaas oo dhan ma aqaano aniga mida kale yaanyadas yar yarkaa ee ad isticmaaleyso mesha an jogo iney taalo umalen maayo maxa la sameyna hadi la waayo?
ASC walaalayaal dhamaan inta maamuusha web kan iyo inta wax noogufa ideyso aad baan idinku mahad celinayaa sida guruxda badan oo aad isku xilqanteen oo waliba aad waqtibadan ugalisen in aad umada somaliyed iyo wixii xiiseya cuntada somalyeed si ay uga faa ideystaan.waxaan idin leyahey ilaah ha idin danbi dhaafo ajar iyo xasanaadna alahaa idinkugu badalo .
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigaa mahadda mudan walaal. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay faallada qaayaha leh aad inoo soo qortay, waanna ku mahadsan tahay wax badan. Ilaahay ducadaada ha inoo aqbalo, adigana intaad noogu ducaysay iyo in kale ayaan Eebbe kaaga baryaynaa.
[...] Tags Penne pasta with fresh, colourful vegetables tossed with a grape tomato salad. An easy, quick, healthy, and delicious dish. Print the recipe from http://www.xawaash.com VOIR CI-DESSOUS LE FRANÇAIS.http://xawaash.com/?p=7421#sthash.drtRkCw4.dpbs [...]