The first time we made chocolate buttercream frosting was during our first year of marriage. The recipe was from a French cookbook that we bought. We do not remember the name of the book or the author but we cannot forget the first layer cake we made. We spent hours baking the cake, preparing the frosting, and decorating the cake, only to have it topple over and land on the floor! Take heart, we also had our share of kitchen disasters, but we are not ones to give up easily and we believe there is always another day.
As some of you have noticed, we are trying to use as few kitchen gadgets as possible and to use ingredients that are readily available to most of our readers and viewers. Gadgets make life easier but you do not need a fancy mixer to prepare great desserts. That is why you see us using a wire whisk so no one will use the lack of a mixer as an excuse for not preparing this delicious chocolate frosting and ganache.
Ingredients:
(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements
Simple syrup:
- 1 cup (237 mL) Water
- 1 cup (200 g) Sugar
- ¼ tsp (1.25 mL) Lemon
Chocolate Buttercream:
- 1 cup (250 mL) Unsalted butter (softened)
- 2 cups (250 g) Icing sugar
- 2 cups (260 g) Cocoa powder (unsweetened)
- ¾ cup (178 mL) Milk
- 1 Tbsp (15 mL) Vanilla extract
Chocolate Ganache:
- ⅔ cup (158 mL) Milk – or 1 cup heavy cream
- ⅓ cup (83 mL) Unsalted butter – if using milk instead of heavy cream
- ½ cup (100 g) Sugar
- 1 cup (180 g) Dark chocolate (unsweetened)
- 1 Tbsp (15 mL) Vanilla extract
Directions:
- Make sure the butter is soft and at room temperature.
- Beat the butter for at least 5 minutes.
- Add the icing sugar a cup at a time and beat for 5 more minutes.
- Add the unsweetened cocoa powder in 5 stages. Alternating with the milk.
- Add the milk in 4 different stages alternating with the cocoa powder.
- Add the vanilla and mix well. Take a spoon and eat some of it. Why? Because you deserve it.
- Heat the milk, sugar and butter over medium heat and mix well. You can use heavy cream instead of the milk and butter.
- Pour the hot milk mixture over the chocolate chips or the chopped chocolate bar. Let stand for 2 minutes.
- Mix well until all the chocolate melts. Add the vanilla or flavouring of your choice and mix well.
Mukawinaadka:
(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)
Sirab:
- 1 koob (237 mL) Biyo
- 1 koob (200 g) Sokor
- ¼ qy (1.25 mL) Liin
Kareemo Buuro & Shukulaato:
- 1 koob (250 mL) Buuro aan cusbo lahayn (la jilciyay)
- 2 koob (250 g) Sokor la shiiday
- 2 koob (260 g) Budo kakaaw (la macayn)
- ¾ koob (178 mL) Caano
- 1 QW (15 mL) Faniilla
Ganaash Shukulaato:
- ⅔ koob (158 mL) Caano – ama 1 koob kareemo culus
- ⅓ koob (83 mL) Buuro aan cusbo lahayn – haddaad caanaha isticmaaleysid
- ½ koob (100 g) Sokor
- 1 koob (180 g) Shukulaato madoow (la macayn)
- 1 QW (15 mL) Faniilla
Diyaarinta:
- Buurada qabowga ha ka dhaco hana jilicsanaato.
- Buurada garaac muddo 5 daqiiqo.
- Ku dar sokorta aadka u shiidan. Sokorta waa inay u shiidan tahay sida burka oo kale, waana inaysan lahaanin kuus kuus haba yaraadee. Laba jeer ku kala dar sokorta, muddo 5 daqiiqana garaac.
- Kakaawga aan macayn (sokorta lahayn) 5 goor ku kala dar, adigoo mar kakaawga ku dareysa marna caanaha.
- Caanaha 4 goor ku kala dar, adigoo mar caanaha ku dareysa marna kakaawga.
- Faniilada ku dar, si fiicanna u qas.
- Isku dar caanaha, sokorta, iyo buurada. Dab dhexdhexaad ku kari adigoo walaaqaysa. Caanaha iyo buurada waxaad ku beddeli kartaa kareemo culus.
- Caanaha aad kululaysay shukulaatada ku kor shub. Laba daqiiqadood dhig ha isku dhalaalaan.
- Si fiican isku qas ilaa shukulaatada ay ka dhalaasho. Faniilaha ku dar si fiican u qas.
Nous avons préparé notre premier glaçage à base de crème au beurre au chocolat pendant notre première année de mariage. Nous avions trouvé la recette dans un livre de cuisine Français que nous avions acheté. Nous ne nous rappelons plus du titre du livre ou du nom de l’auteur mais nous n’avons pas oublié notre premier gâteau en pièce montée. Nous avons passé des heures à cuisiner le gâteau, et le glaçage, et à faire la décoration, et il a fini renversé par terre! Et oui, nous aussi avons vécu des désastres en cuisine, mais nous n’abandonnons pas facilement, et nous n’oublions pas que demain est un nouveau jour.
Comme certains d’entre vous l’ont remarqué, nous essayons d’utiliser le moins de gadgets possibles et d’utiliser des ingrédients qui sont accessibles à la plupart de nos lecteurs et spectateurs. Les gadgets ménagers nous rendent la vie plus facile mais ne sont pas indispensables pour réussir des bons desserts. Nous utilisons un fouet comme ça personne ne pourra prétexter qu’il ne peut pas faire ce glaçage car il leur manque un mixer.
Imprimer la Recette avec Photos
Ingrédients:
(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL = 2.4 dl; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures à ras
Sirop:
- 1 mesure (237 mL) d’Eau
- 1 mesure (200 g) de Sucre
- ¼ cc (1.25 mL) de Jus de Citron
Crème au Beurre au Chocolat:
- 1 mesure (250 mL) de Beurre Doux (ramolli)
- 2 mesure (250 g) sucre glace
- 2 mesure (260 g) de Cacao en Poudre (sans sucre)
- ¾ mesure (178 mL) de Lait
- 1 cs (15 mL) d’Extrait de Vanille
Ganache au Chocolat:
- ⅔ mesure (158 mL) de lait – ou 1 mesure de crème épaisse
- ⅓ mesure (83 mL) de Beurre Doux – seulement avec le lait
- ½ mesure (100 g) de Sucre
- 1 mesure (180 g) de Chocolat Noir (sans sucre)
- 1 cs (15 mL) d’Extrait de Vanille
Instructions:
- S’assurer que le beurre est mou et à température ambiante
- Battre le beurre au moins 5 minutes.
- Ajouter le sucre glace une mesure à la fois et battre 5 minutes de plus.
- Ajouter le cacao en poudre en 5 fois. En alternant avec le lait.
- Ajouter le lait en 4 fois en alternant avec le cacao.
- Ajouter la vanille et bien mélanger. Prendre une cuillerée de préparation et la manger. Pourquoi? Parce que vous le méritez.
- Chauffer le lait, le sucre et le beurre à feu moyen et tourner. Vous pouvez utiliser de la crème épaisse à la place du lait et du beurre.
- Verser la préparation sur les pépites ou les morceaux de chocolat. Laisser reposer 2 minutes.
- Bien mélanger jusqu’à ce que le chocolat soit fondu. Ajouter la vanille ou le parfum de votre choix et mélanger.
المقادير
كوب = 237 مل، ملعقة كبيرة = 15 مل، ملعقة صغيرة = 5 مل
الشيرة (القطر) | ||
ماء | كوب | 1 |
سكّر | جم | 200 |
ليمون | ملعقة صغيرة | ¼ |
كريمة الزبدة بالشوكولاتة | ||
زبدة غير مملحة | كوب | 1 |
مسحوق السكر/سكر بودرة | جم | 250 |
(مسحوق الكاكاو( غير محلى | جم | 260 |
حليب | كوب | ¾ |
فانيليا | ملعقة كبيرة | 1 |
جاناش الشوكولاتة | ||
حليب | كوب | ⅔ |
زبدة غير مملحة | كوب | ⅓ |
سكّر | جم | 100 |
(الـشـوكـولاتـة الداكنة( غير محلى | جم | 180 |
فانيليا | ملعقة كبيرة | 1 |
طريقة التحضير:
يجب ان تكون الزبدة طرية وتكتسب حرارة الغرفة | -1 |
تخفق الزبدة لمدة 5 دقائق | -2 |
يضاف السكرعلى مرحلتين ويخفق الخليط جيدا | -3 |
يضاف مسحوق الكاكاو على خمس مراحل ، يتناوب اضافة مسحوق الكاكاو والحليب | -4 |
يضاف الحليب على 4 مراحل ويتناوب اضافته مع مسحوق الكاكاو | -5 |
تضاف الفانيلا وتخلط جيدا | -6 |
يغلى الحليب، السكر والزبدة على نار متوسطة ويخلط جيدا. يمكن استبدال الحليب والزبدة بكريمة ثقيلة | -1 |
يضاف الخليط الساخن الى الشكولاتة ويترك لمدة دقيقتين | -2 |
يخلط الى ان يتجانس وتذوب الشوكولاته، تضاف الفانيلا ويخلط الجاناش جيدا | -3 |
Woow inaba Caadi maaha galabta martidey u sameynaaa noolaada walaaleheeyga soomaaliyeedow
Mahadsanid walaal.
masha’alaah runtii aad iyo ad ayn idinkugu mahad celinayaa, wasfadan xiiso gaar ayey leedahay, kheyr badan ilaah ha idinsiiyo.
Adigaa mahadda mudan walaal. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaatid markaad samaysatid. Mahadsanid.
Ascm walalayaal ilaahay ajar iyo xasanaad haydin kasiiyo webkana dad badan oo africa jooga oo aan aqoon baan baray sababtoo ah faaiiido ayu uleeyahay walaalo waxan jeclaan lahaa keeg jilicsan oo keeg somali ahay hadad awoodaan nosoo galiya
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay hadalada wacan aad inoo soo qortay. Waan ku faraxnay dadka inaad u sheegtay inay ka faa’iidaystaan. Ilaahay ha kaa abaal mariyo. Mahadsanid.
Doolshe jilicsan waa kan http://xawaash.com/?p=4797 waxaan rajayanaynaa inaad jeclaatid.
asalaamu caleykum walaalaheyga qhaaligoow dhamaantiin waamahadsantihiin saanoogarabjoogtiin waqtiwalba iyo saacadwalba niyadiin allaah haniiyeelo hortiin qheer allaan dhigo idinka iyo intii jeceshihiinba wallaal runtii buttercreemka iyo ganashka thariiqada ogusahlan aanootusten waamahadsantihiin umuurihiina allaah haniifududayo wallaal jazaakallaahu kheyrakum waqher jamic muslim
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay. Waan ku faraxnay sida aad uga heshay soo’daan. Waxaan Ilaahay kaaga baryaynaa inta aad noogu ducaysay iyo in ka badan.
mash allah waa cake aad u macann ilaahey kheyr ha idin ka siiyo
Aamiin walaal. Adigana qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.
asalaamu caleykum walaalaheyga qhaaligoow dhamaantiin waamahadsantihiin saanoogarabjoogtiin waqtiwalba iyo saacadwalba
walaal waxan idin weydinyaa bur jubnaha sida loosameya
mahadsanadiin bahda xawaash
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa.
Maasha allah walaalayaal ajir iyo xasanaad allaha idin siiyo cunta karin dhib badan ayaan ka maray laakiin markay habaryarteey ii sheegtay webside_kiina oo aan booqday xaqiiqdii wax badan ayaan ka faa’iday hada macalin ayaanba noqday waa inaan maalin idinku casuumaa cuntadeyda.
Maasha’Allaah. Waan ku faraxsan nahay inaad macalimad noqotay, casuumaaddana waan aqbalnay. Mahadsanid walaal.
woow mansha allah walal aad ayaad u mahadsanatahay runti anega maan ta ayeey egaqabatay in aan usamiiyo marteqaad maraka aan isweeydeyana waxaa ega dhen naatay doohsdee kadebna waxaan fireyay xawaash.com and waxaa ee sobaxay mid wanagsan thanks marlabaad:)
Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay. Waan ku faraxnay inaad ka faa’iidaysatay.
walal do you know how to make a diary food.E.G. cunto lakarenaayo because test ayaa leyga rabaa!!!
if u know plz tell me ok
Waxaa fiirisaa Caano Baraawe ama Farmaajo Ricotta.
walaaal faniila maxaa ladhahaaa anaka Somalia ayn joognaaa waxaas sikale nooogu sheega
Faniila waa carfis macmacaanada lagu daro sida buskudka iyo doolsheyaasha. Af Ingiriisiga waa (vanilla) af Carabina waa روح الفانيليا.