Meso (Meeso) Meso مَيْسُوا

Meso (Meeso) Meso مَيْسُوا

Brava, Somalia, is known for its culinary tradition which includes its renowned sweets. One example is Pera which is known, in other parts of Somalia, as Caano Baraawe (Bravanese milk). We hope to post a recipe for it in the near future. Meso is not as well known as Pera, but it is one of the special sweets made in Brava. Part of the reason it was not prepared as often as Pera is because it contains many eggs, and eggs were somewhat of a luxury.

The coastal towns of Somalia were exposed to many cultural influences and Brava was no exception. Through trade and migration from lands as far as Indonesia, those cultural influences could be seen in the foods prepared in these towns. In turn, those influences found their way to the hinterland. The fact that many of the sweets became street food, helped spread them far and wide. Meso, however, was not street food but was a special confectionary prepared for valued visitors.

 

 

Print Recipe

Print Recipe with Photos

Ingredients:

(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(1 cup = 237 mL = 2.4 dl; 1 Tbsp = 15 mL; 1 tsp = 5 mL); all are level measurements

 
Yields about 30 to 40 meso

  • ⅓ Cup (79 mL) Unsalted butter
  • 6 Large Egg(s)
  • 2¼ Cups (450 g) Granulated white sugar
  • 3 Tbsp (45 mL) All-purpose (plain) flour
  • 1 Tbsp (15 mL) Cardamom (ground)

 

Directions:

Preparing the meso

  1. In a bowl beat the eggs with the sugar.
  2. In a 3-litre sauce pan set on medium-high heat, melt the butter and brown it for 2 to 3 minutes.
  3. Add the egg mixture and cook for 9 minutes, stirring very frequently.
  4. Add the flour and mix vigorously.
  5. Add the ground cardamom and mix well.
  6. Cook for one more minute.
  7. Transfer to an oiled surface and spread quickly with a spatula while still hot.
  8. Cut before it hardens.
  9. Cut into the shape you desire.

 

Meso served with coffee

 

 

Daabac Soo’da

Daabac Soo’da oo Sawirro Leh

Maqaaddiirta:

(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(1 koob = 237 mL = 2.4 dl; 1 QW = 15 mL; 1 qy = 5 mL)

 
Waxaad ka-sameyn kartaa 30 ilaa 40 meeso

  • ⅓ koob (79 mL) Buuro aan cusbo lahayn
  • 6 Ukun waaweyn
  • 2¼ koob (450 g) Sokor
  • 3 QW (45 mL) Bur cad
  • 1 QW (15 mL) Hayl (shiidan)

 

Diyaarinta:

Diyaarinta meesada

  1. Ukunta iyo sokorta isku-garaac.
  2. Buurada dab dhexdhexaad-sare ku-dhalaali ilaa ay ka-gaduudato (2 ilaa 3 daqiiqo).
  3. Ukunta iyo sokorta aad isku-qastay ku-shub. Muddo 9 daqiiqo kari.
  4. Burka ku-dar. Xoog u-walaaq.
  5. Heylka ku-dar, si-fiicanna u-walaaq.
  6. Hal daqiiqo kale sii kari.
  7. Ku-geddi weel saliid la-mariyay. Dhaqso fidi intay weli kulushahay.
  8. Jar intaysan adkaanin.
  9. U-jar qaabka aad jeceshahay.

 

Meeso iyo qaxwo

Brava, Somalie, est renommée pour sa tradition culinaire dont ses célèbres confiseries. Comme Pera qui est connue dans d’autres régions de Somalie sous le nom de Caano Baraawe (Lait Bravanais). Nous espérons publier la recette dans un futur proche. Meso est aussi connu sous le nom de Pera, mais il fait partie des confiseries spéciales faites à Brava. Une des raisons pour laquelle il n’est pas préparé plus souvent que Pera est qu’il contient beaucoup d’oeufs, et les oeufs sont considérés une denrée de luxe.

Les villes côtières de Somalie sont exposées à de nombreuses influences culturelles et Brava en fait partie. Par le commerce et les migrations de pays aussi lointains que l’Indonésie, ces influences culturelles se reflètent dans la cuisine dans ces villes. Ensuite ces influences ont trouvé leur chemin jusque dans l’arrière-pays. Le fait que beaucoup de ces confiseries soient devenues des snacks vendus dans la rue a aidé à les diffuser largement. Meso, cependant n’est pas un snack de rue mais une confiserie spéciale préparée pour les visiteurs estimés.

 

 

Imprimer la Recette

Imprimer la Recette avec Photos

Ingrédients:

(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL = 2.4 dl; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures à ras

 
Pour environ 30 à 40 meso

  • ⅓ mesure (79 mL) de Beurre doux
  • 6 Gros Oeufs
  • 2¼ mesure (450 g) de Sucre en Poudre
  • 3 cs (45 mL) Farine Blanche
  • 1 cs (15 mL) Cardamome Moulue

 

Instructions:

Préparation du Meso

  1. Battre les oeufs et le sucre dans un bol.
  2. Faire fondre le beurre dans une casserole de 3 litres chauffée à feu moyen fort, laisser colorer pendant 2 à 3 minutes.
  3. Ajouter le mélange d’oeufs et cuire pendant 9 minutes, mélanger très fréquemment.
  4. Ajouter la farine et mélanger vigoureusement.
  5. Ajouter la cardamome moulue et bien mélanger.
  6. Cuire une minute de plus.
  7. Transférer sur une surface huilée et étaler rapidement avec une spatule tant qu’il est chaud.
  8. Découper avant qu’il durcisse.
  9. Découper la forme que vous désirez.

 

Meso servi avec du café

 

 

 

 

 

Related posts:

60 Responses to Meso (Meeso) Meso مَيْسُوا
  1. Cabdirisaaq M. Caana-Geel
    October 25, 2012 | 11:29 pm

    SCW, marka hore Ciid wanaagsan ee farxad iyo horumar leh, midda xigta Caana Baraawe, sidii aynu ku aqoon jirnay Soomaaliya 1. Waxay ahayd GOOBAABIN/Round, 2. Waxay ahayd Maroon/Brown, marka 2daa arimood wax ka duwan ayaa iiga muuqda sawirkaaga!! Ma waxaa badalay waddamada shisheeye ee aynu ku noolahay mise dhaqan iyo dabeecaddii ayaa is badashay?!!! Ama ingredient tigii Soomaaliya wax ka duwan ayaa hadda la istic maalaa??!!!

    • A&L
      October 26, 2012 | 12:07 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Ciid Wanaagsan. Waa runtaa, Caana Baraawe waa sida aad tilmaantay, laakiinse bahalkaan caana Baraawe ma’ahan. Waxaa la-yiraahdaa Meeso. Meeso iyo Caana Baraawe waxay isku yihiin sida Malawax iyo Canjeero. Waa qaraabo, laakiin isku dabci ma’ahan. :) Caana Baraawaha ugu fiican waxaa laga sameeyaa caana geel. Hadduu Eebbe idmo Caana Baraawaha waan soo gelin doonnaa. Waa ku-mahadsan tahay faallada.

  2. Asmaa
    October 26, 2012 | 5:04 am

    asc walaal marka hore wan ku salamay marka xiga waxaan kaaga mahad celinaaya sida aad inoo cawisay MESA ayaan jecleestay markii aan isku dayena waa ii hagaagay walibo waa markii iigu horeysay ee aan samayo mar labaad waad mahadsantihiin dhamaantiin illaahna ajar aan la soo kobin ha kaa siiyo

    • A&L
      October 26, 2012 | 8:23 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Ciid Wanaagsan walaal. Waan ku-faraxnay faallada fiica waana ku-mahadsan tahay. Waxaan kuugu hambalyeynaynaa in markii kuugu horaysay aad isku dayday cuno kugu cusub inay kuu hagaagtay. Mahadsanid.

  3. zahara
    October 26, 2012 | 6:09 am

    thank you soooo much for this and eid mubarak

    • A&L
      October 26, 2012 | 8:23 pm

      You are most welcome. Eid Mubarak.

  4. khadra
    October 26, 2012 | 11:56 am

    Salam brother and sister I just wanted to say Eid Mubarak and all the Muslims out there. I really like your website it is easy to follow and really easy to understand.thank you for the lovely website and wish you all best.

    • A&L
      October 26, 2012 | 8:27 pm

      Thank very much for the lovely comment. Your feedback is very helpful. Eid Mubarak.

  5. saabiriina
    October 26, 2012 | 1:35 pm

    ciid mubaarak laylo iyo abdulaah waxaa idin radjeenaa cimri dheer iyo cibaado suuban ciiiiiiiiiiiiiiiid mubaarak tnx

    • A&L
      October 26, 2012 | 8:30 pm

      Ciid Mubaarak Saabiriina. Waa ku-mahadsan tahay hambalyada. Qayr iyo farxad ayaan kuu rajaynaynaa.

  6. umu maxamad
    October 26, 2012 | 3:41 pm

    asc ciid wanaagasan aad ayaad u mahadsantihiin ilaahay ajar &xasanaad ilaahay ha idun kugu badalo .

    • A&L
      October 26, 2012 | 8:36 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Waxaan kuu rajaynaynaa Ciid Wanaagsan oo farxad leh. Waxaan Ilaahay kaaga baryaynaa qayr iyo caafimaad. Mahadsanid.

  7. umuiimaan
    October 27, 2012 | 5:16 am

    asc wr wb ciid wanaagsan ciidaan ciideda ilaah nabad iyo caafimaad hanagu gaarsiiyo .waad ku mahadsantihiin cuntooyinka macaan ee aad noosoogaliseen waxaad iga jaahil bixisaan waxaad is ticmaashiin ml aniga meeshaan joogo waxaa laga yaqaan mg maxaa u dhexeeyo

    • A&L
      October 28, 2012 | 11:56 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Waa ku-mahadsan tahay hambalyada iyo faallada.
      mg = milligram waxyaabaha qalalan ayaa lagu miisaamaa sida burka iyo sokorta.
      mL = milliliter waxyaabaha qoyan ayaa lagu miisaamaa sida biyaha iyo saliidda.
      Ciid Wanaagsan.

  8. umu hamza
    October 27, 2012 | 10:52 am

    asc waan idin salamey walal wad mahadsan tihiin ciid mubarak

    • A&L
      October 28, 2012 | 1:08 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Adigaa mahadda mudan walaal. Ciid Wanaagsan.

  9. umu raxma
    October 27, 2012 | 12:02 pm

    ciidul adxaa mubaarka walalaheeyga muslimiinta ah dhamaantiina gaar ahaan layla & abdalaahi ciid wanaagsan brothar and sister

    • A&L
      October 28, 2012 | 1:13 pm

      Waa ku-mahadsan tahay hambalyada diiran. Ciid Wanaagsan ayaan kuu rajaynaynaa adiga iyo reerkaada.

  10. nasra
    October 27, 2012 | 7:47 pm

    Ciid mubaraka soomaali oo idil. Qaasatan A&L.
    Carafadan teeda kale same iyo baraare.

    • A&L
      October 28, 2012 | 1:33 pm

      Mahadsanid walaal. Ciid Mubaarak.

  11. Shadia
    October 27, 2012 | 11:17 pm

    Thank you so much for this recipe I will be real brawani after I make this lol I am brawani thou but I am learning a lot from you guys now … I didn’t used to pay attention when my mom and older sisters used to cook our traditional food but after we all got married and separated to around the globe I missed eating all that but thank God I discovered your site!! I tell my sisters their recipes is too hard to follow n I found easy way lol thanks a lot sister n brother!!

    • A&L
      October 28, 2012 | 1:42 pm

      Thank you very much for your kind words. We are happy that you liked the website and found it useful. We hope you will find all those foods that you miss from back home. If there is a particular food that you like let us know.

  12. Umu Yusra
    October 28, 2012 | 1:18 am

    Asc wr wb? Ciid Mubaarak walaaleheyga qaaliga ah. Cabdullaahi iyo Leyla.
    Wa jazaakumullaahi khayran khayral jazaa.

    • A&L
      October 28, 2012 | 2:14 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Ciid Wanaagsan oo wacan ayaan ku-leennahay walaasheenna qaaliga ah. Qayr badan ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

  13. um asmaa
    October 28, 2012 | 4:56 am

    asalaamu aleykum walaalaheyga qaaligoow ciid mubaarak inshaa allaah sanadkaan sanadkiisa allaah hanagu gaarsiiyo anagoo nabad wadankoo nabad kulu wadan muslim nabad markale ciid mubaarak waxaa kaloo aaaad oogu faraxsanahay siaan laqayaasi karin farxadas o-ah cuntada xawaash oo-sooqaatay barnaamijka nala fiidso runtii wax-lagufaanaatihiin 2wadeeyda walaalo ooqaaligoow aadaa umahadsantihiin maanta xalla ugucusub aasoogaliseen tislam eed lisawat inshaa allaah waasameynaa wax walbo xawaash kasocda sameyskiisa dharraree iigutahay wallaal ciiiiiiiiid mubaaarak niyadiin allaah niiyeelo ajir aanlasookoobikarin allaah niisiiyo jazaakallaah khyr wa qeer jamic muslim baarakallaah fiikum dunyaa wal akhr

    • A&L
      October 28, 2012 | 2:27 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Walaasheenna qaaliga ah aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay hambalyada iyo ducada. Annagana hambalyo gaar ayaan halkaan kaaga soo diraynaa. Waan ku-faraxnay Xawaash inaad ka-daawatay UniversalTv. Waxaan Ilaahey kaaga baryaynaa niyadaada wixii qeerkaada ah inuu kuu yeelo amuurahana inuu kuu sahlo. Ciid Wanaagsan.

  14. laylo cabdi ddiriye
    October 29, 2012 | 6:35 am

    asc and ciid mubarag leyla iyo seygeeda
    maansha allaah shalay ayaan suubiye and it was yami
    casumaad ayaa la iiga yeeray ayaan geeyay isaga iyo baal baalowga
    waala yabay macaan badanaa ayalagu waashay
    merci pour tout c”etait maansha allaah
    merci

    • A&L
      October 29, 2012 | 7:43 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Waan ku-faraxnay inaad jeclaatay oo asaxaabtaadana aad ka-yaabisay. Waa ku-mahadsan tahay inaad nala socodsiisay. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  15. ayan abdullahi ali
    October 31, 2012 | 2:29 am

    ciid wanagsan walalaheyow, masha’alah aad ayey cajiib u tahay wlh waan jecleystay, kheyr badan illah ha idin siiyo.

    • A&L
      October 31, 2012 | 11:55 am

      Ciid Wanaagsan walaasheenna Ayaan. Waan ku faraxnay inaad jecleysatay meesada. Mahadsanid.

  16. seynab
    October 31, 2012 | 10:23 am

    asc wad kumahdasan tihin cuntada macane adnoo sameyseen

    • A&L
      October 31, 2012 | 5:02 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Adigaa mahadda mudan walaal.

  17. khadruja
    November 1, 2012 | 6:54 pm

    asc walaalayaal aad iyo aad ayad umahad santihiin cuntadan cusub ee hadana sameeskeeda fudud oon lagu wareereenin aad noo soo galisen walaahi wallalo jiro aad tihiin aad ayad nogu fududeesen qaabkii aan wax u karsan lahayn ilaah ajar ha idinka siiyo hooyooyin badan way idiin soo duceynayaan allaha idin aqbalo

    • A&L
      November 1, 2012 | 10:04 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Aamiin. Annagana qayr ayaan u-rajaynaynaa ayaga oo idil. Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay hadalada macaan ee aad inoo soo qortay. Qayr badan oo aan dhammaan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa. Mahadsanid walaal.

  18. Mohamed'Gacal'
    November 1, 2012 | 7:42 pm

    Waan idin salaamay mark hore. Don’t you think it will be easier if you add the flour and the cardamon before it thickens to get them evenly spread throughout? Or does that cause problems?

    • A&L
      November 1, 2012 | 10:12 pm

      Adding the flour at the end helps it to set. The cardamom is added at the end to maximize the flavour. Thank you for the question.

  19. maija
    November 2, 2012 | 5:50 pm

    asalaamu aleykum I know how to make Meeso I made it since I was 15 years old my grandma showed me and told me so I always make it for my family friends it taste so good it reminds me of my grandma Everytime I make it also your food is great and last but not least everyone can cook! So everyone that is reading this cook Messo it is easy to make it! Thanks for reading this rember you could cook!

    • A&L
      November 2, 2012 | 8:30 pm

      Wa’alaikum As-salam Warahmatullahi Wabarakatuh,
      Thank you very much for taking the time to comment. We are always happy to hear that our recipes bring back family memories. Thank you for sharing your thoughts of your Grandmother. May God bless her.

  20. A muslim sister
    November 11, 2012 | 12:37 pm

    Asalamu alaykum
    JazakAllah khery walashey iyo walalkey website kan fican aad u sameysen dadka somaliyed iyo inti rabto in ey bartan cuntada somalida.
    Wax yaalo badan ayaan idinka bartay Allah ajarka ha idin siiyo.
    Adiga oo xuman iga fahmin walashey hadii aad ka deen laheyda heesaha…
    Waa iga talo maxaa yelay wax khery ah ayaad sameynoosaa marka ajarkaga yey heesah wax u dhibin.
    Hadii aad dhibsatay taladeyda plz iska key cafi.
    Su’aasha aan qabo waxaa waye waan sameyay Meeso aad ayuu macanaa lakin waa iga jilcay.
    Marka maxaa igula talin laheed marka kale aan sameynaayo i oo igu adkaado?

    • A&L
      November 11, 2012 | 9:37 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
      Waa ku-mahadsan tahay faalladaan aadka u-fiican. Qayr badan oo aan dhammaan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa.

      Waa ku-mahadsan tahay talada, mana kaaga xumaaneyno sababtoo ah waxaan ognahay inaad qayr nala rabtid, laakiinse annaga ma’aaminsanin heesaha dhan inay xaaraan yihiin. Si-fiican ayaan u-baarnay, mana fiicna in lagu degdego wax Ilaahay xaaraantimaynin in la-dhaho waa xaaraan. Taas waa naga talo.

      Meesada waxay nala tahay dab yar inaad ku-karisay ama waqtiga inta lagaa rabay inaadan karin. Marka soo socota dab dhexdhexaad sare ku-kari saacadna ku-aadi markaad ukunta ku-dartid toban daqiiqo kari. daqiiqadda ugu dambeysa haylka iyo burka ku-dar. Mahadsanid.

  21. Laurel
    November 28, 2012 | 9:46 am

    Hi, I am american but love your website and have tried many things from this. My question is, what is the texture of meeso supposed to be? I tried this and it came out rather like a very thick jelly. Should I have cooked it longer? Thanks! :)

    • A&L
      November 28, 2012 | 8:10 pm

      Thank you so much for taking the time to comment. We are very happy that you like the website. Meeso is supposed to be like a crumbly fudge. From the way you describe it you should have cooked it longer. Please, watch the video. Thanks again.

  22. Fatima
    December 19, 2012 | 11:43 pm

    salaam sister, I absolutely love your page and recipes mashaAllaah you re very talented.. I wanted to ask you for the meeso i remember my grandma used to use ghee instead of the butter and it had a stronger flavour, so how much ghee would i need to use to substitute for the butter?

    • A&L
      December 19, 2012 | 11:50 pm

      Thank you for your comment and kind words. We are happy that you like our blog. You can substitute the same amount, which will be 1/3 cup ghee.

  23. ayaan
    December 22, 2012 | 11:25 am

    ASC waan idiin salaameye walaalahay qaliga ah mahada illaah weyeen ayeye uu suganataye kadibana idiinka waxaan cuunto idinka barataye waxaa igu dhiiba badanataye meeso waxana igu fududaye icunka hada waxaan rabaa inaan idiin weyediyo ukunta ma mid dabici ah ayaa loo bahaan yahaaye mise taan kalebaa waan isticimali kara waayo 4 jeer ayaan sameyaye wana iga halawadaye waayo mar kasata waan saxayeye cabiraka marka waxaan raba ukuunta dabiga mise taan aan dabiciiga ahayen faraxaad ku waraa illahayena abaal fara badaan ayaan idiinka rajeyeneyena mahadasanidiin

    • A&L
      December 23, 2012 | 7:23 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waa ku mahadsan tahay faallada iyo ducada. Dhibaatada ukunta ma ahan ee waa cabbirka ama dabka. Cabbiradaada hadday sax yihiin dabka inuu kaa qaldan yahay ayaa dhici karta. Waxaan isticmaalnay ukun dabiici ah, cabbirada si fiican u raac, dab dhexdhexaad sarena ku kari. Dab yar haddaad ku karisid waqti saa’id ayay u baahanaysaa inay bislaato oo ay isqabsato.

  24. Aisha
    December 31, 2012 | 8:21 pm

    Salaam my dear walalaheyga qaliga ah.
    Waxan isku dayay inan subiyo meeso manta, lkiin marka kufidi saxanka ama ku balari is dhahy wu is qabsan wayay sida kan meshan k arkay.

    I don’t know waxa qaldamay, dhanka dabka anaga meshan mashin kena cunada lagu kariyo wuxu leyahy 123456 kan 6xad aya ugu kulul ama ugu dheer dabka. Aniga mida ku kariyay wa number-4 o islaha dhaxdhaxad ki waye.
    marka hore butter ka badal kisa waxan ka dhigay olyo-livo nusbakeri ine ahed ayan jeclaha cabirka butter ka a dhahden marka nusbakeri salida ayan k dhigay.step ka 2 waxan isku qasay 6-ukun+2koob kadib ayan ku daray salidi o kulul. xoga marka walaqay aya ku dary burki+qy-helshidan. Sida u walaqayay saxanki mrka ku gadiyay ayan arkay inusan i noqonin ki ad samesen.

    Sorry faalada wan dhereyay si ad igu saxdan una fahantan sida wax iskugu daray ayan uso qoray qoralka dheer.

    Illahba idinka abalmarinayo adiga & gabdhada/xaskaga qaaliga ah, Illahna waxan k baryaya owlad qerba inu idin kaga dhigo hade idin jogan hadi kalena duriya salixiin inuu Illah idinku irzaqo caafimadna qaban inshalah.

    Happy new year 2u both and I wish u all the best.
    Thanks walalo.

    • A&L
      January 1, 2013 | 7:18 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waxaa muuqata dabka aad ku karisay inuu hooseeyay, marka intuu bislaanin ka hor ayaad ka dejisay. Annaga gaas ayaan isticmaalnaa wuu ka kulul yahay korontada. Mar kale haddaad isku daydid waxaa isticmaashaa 5. Burka markaad ku darto daqiiqad kadib waa inaad ka dejisaa. Vidiyaha ka fiiri waa ka garan kartaa markuu diyaar yahay, markuu isku imaado oo waxyar adkaado ayaa larabaa inaad ka dejisid. Mahadsanid.

      Happy New Year! To you and your loved ones. Thank you.

  25. Aisha
    January 3, 2013 | 10:53 am

    Sc, walalo inshalah wan tijabinaya biri.
    Thanks 4 jawabta wacan.

    • A&L
      January 3, 2013 | 10:44 pm

      Adigaa mudan walaal.

  26. Zeyna
    January 13, 2013 | 5:05 pm

    Assalamou aleykoum ! First of all you have a great site everything is clear.
    I would like to try the meeso bars but I was wondering if I use liquid egg white only would I have the same result. Thank you .
    From a Senegalese sister.

    • A&L
      January 14, 2013 | 2:02 am

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Thank you very much for your nice comment. We never tried it with liquid egg whites. If you use egg whites only you will end up with something totally different. Thanks for the question.

  27. fadumo
    January 14, 2013 | 5:43 am

    asc ad aya ugu helay sida fudud ad no tustay oo loo sameyo meso ilaah haku barakeyo

    • A&L
      January 14, 2013 | 7:34 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waan ku faraxnay inaad ka heshay. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

  28. Naxwa Mohamed
    March 29, 2013 | 6:39 am

    asc waa idin salamay dhamaan wana ku mahadsan tihiin sida sharafta leh ad inoogu soo bandhigteen anagana an uga faa´iideysanay( waxan isku dayay in an sameeyo MESO lakiin sida aan ka arkaayo sawirka waxay ila egtahay in aay tahay sheey xoogaa adag sida ladalooska oo kale balse aniga sidan iiguma adkan oo waxay iiga ekatay sida caano barawe oo kale ayeey iiga jilcan tahay wana raacay dariiqada aad u sameyseen waxan jeclaan laha in an wax macluumaad ah iga siisaan WAAD MAHADSAN TIHIIN

    • A&L
      March 29, 2013 | 11:01 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Waa ku mahadsan tahay salaanta iyo faallada. Waan ku faraxsan nahay inaad ka faa’iidaysanaysid. Waxaa muuqata iyadoon weli bislaan inaad ka dejisay. Waxaa dhici karta dab hooseeya inaad ku karisay. Waxaa loo baahan yahay dab dhexdhexaad sare inaad ku karisid. Markale tijaabi ee nala socodsii.

  29. Naxwa Mohamed
    March 29, 2013 | 11:58 am

    A&L waa mahadsan tahay waan tijaabinaa mar labaad waxan la qaldin lama saxo mahadsanid

  30. Ms
    July 16, 2014 | 11:36 am

    Asalamu alaykum wa rahmatullahi wa barakatu, i pray you are in the best state of health and emaan…just wanted to ask on the video it says 1/3cup butter but the list of ingredient says 1/2cup butter which is correct??? jazakhallahu khairan

    • A&L
      July 18, 2014 | 2:29 am

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Thank you for alerting us about the error. We corrected it. Use 1/3 cup butter.

  31. Adna
    June 2, 2015 | 5:26 pm

    Assalamu alaykum. I love this website, it is my go to website when ever I’m cooking. I tried to make meeso today and it was a bit soft. I don’t think it set as quickly as it did in the video and from reading the comments I think I didn’t cook it as long as I should. I’ll try again inshaaAllah and see how it goes.

Leave a Reply

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=5061

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.