Pound cakes were some of the few cakes that were popular in Somalia. They were second in popularity to sponge cakes. Pound cakes were sold in teashops but they were not baked there. They were sold to the teashops by ladies who baked them at home and the recipes were closely guarded secrets.
There were many recipes and variations of pound cakes but in Somalia the flavour ingredient was always the same. Cardamom was cheaper than vanilla and it was used to flavour the pound cakes.
A good pound cake should be moist but not over greasy, fluffy and not too dense, soft but with a good crumb, and it should have a great flavour. We baked several cakes and we consulted family and friends, to settle on a recipe that met those criteria. We had this recipe for a couple of years but we used to make it with butter only. Zeinab Abu (Zeinabu Chihaba) suggested that we use a combination of butter and oil for added moistness, and she was absolutely right.
The combination of the orange zest and the pure vanilla extract imparts a great flavour to the cake and the aroma of this cake will fill the whole house. What a great way to welcome guests to your home!
Les quatre-quarts faisaient partie des quelques gâteaux populaires en Somalie. Ils étaient seconds en popularité après les génoises. Les quatre-quarts étaient vendus dans les salons de thés mais ils n’étaient pas cuits sur place. Ils étaient vendus aux salons de thé par les femmes qui les cuisinaient chez elles et leurs recettes étaient gardées secrètes.
Il existait beaucoup de recettes et de variations de quatre-quarts mais en Somalie le parfum était toujours le même. La cardamome était moins chère que la vanille et elle était utilisée pour parfumer les quatre-quarts.
Un bon quatre-quarts devrait être moelleux mais pas trop gras, aéré et pas trop dense, tendre mais avec du croustillant, et il devrait avoir un très bon goût. Nous avons cuit plusieurs gâteaux et nous avons consulté la famille et les amis, pour trouver la recette qui répondait à ces critères. Nous avions cette recette depuis quelques années mais nous l’utilisions seulement avec du beurre. Zeinab Abu (Zeinabu Chihaba) nous suggéra d’utiliser une combinaison de beurre et d’huile pour ajouter du moelleux, et elle avait tout à fait raison.
La combinaison du zeste d’orange et d’extrait pur de vanille donne un parfum délicieux au gâteau et l’arôme de ce gâteau emplira toute la maison. Quel bon moyen d’accueillir des invités à la maison!
Ingredients:
1 x 237ml cups (200 g) Granulated sugar
1 stick butter (125 ml) Unsalted butter (softened)
1/2 cup (118 ml) Canola oil
3 Eggs (Large)
1 Tbsp (15 ml) Pure vanilla extract
1/4 tsp (1.25 ml) Salt
1 tsp (5 ml) Baking powder
Zest of 1 orange
2 x 237 ml cups (280 g) All-purpose flour
1/4 cup (59 ml) Milk (we used 2% milk, you can use any type)
1 Tbsp Butter (for greasing the cake pan)
We used a 10×4″ (25×11 cm) tube cake pan.
Cake Topping:
8 oz (227 g) Cream cheese
2 Eggs (fresh)
1/2 cup (100 g) Granulated sugar
Powdered sugar for dusting
Waxa loo baahanyahay:
(Q.W. waa qaaddo weyn – midda cunnada lagu cuno) (q.y. waa qaaddo yar)
Koob (200 g) Sokkor
1/2 koob (125 ml) Buuro aan cusbo lahayn (oo jilicsan)
1/2 koob (118 ml) Saliid cad
3 Ukun (waaweyn)
1 Q.W. Vanilla fiican
1/4 q.y. Cusbo
1 q.y. Baking powder
1 orange qolofteeda oo la-xoqey
2 koob x 237 ml (280 g) Bur
1/4 koob (59 ml) Caano
1 Q.W. (15 ml) Buuro (waxaad marisaa birta doolshaha)
Sida loo sameeyey waxaa ka-fiirsataa ‘video’ga.
Kareemada doolshaha:
8 oz (227 g) ‘Cream cheese’ (farmaajo ama jubna kareemo ah oo jilicsan)
2 Ukun (oo ‘fresh’ ah)
1/2 koob (100 g) Sokkor
Sokkor shiidan (doolshaha dusha loogu qurxiyo)
Ingrédients:
1 x 237 ml mesure (200 g) de Sucre en Poudre
1 Plaquette de Beurre doux (ramolli)
½ mesure (118 ml) d’Huile de Colza
3 Oeufs (gros)
1 cs (15 mL) d’extrait pur de Vanille
¼ cc (1.25 ml) de Sel
1 cc (5 ml) de Levure
Zeste d’une Orange
2 x 237 ml mesures (280 g) de farine blanche
¼ de mesure (59 ml) de lait (nous avons utilisé du demi-écrémé, vous pouvez utilisé celui que vous voulez)
1 cs de Beurre (pour graisser le moule) (nous avons utilisé un moule à savarin de 25×11 cm)
Garniture du gâteau:
8 onces (227 g) de cream cheese ou crème fraîche
2 Oeufs (frais)
½ mesure (100 g) de Sucre en Poudre
Sucre glace pour saupoudrer
Directions:
Preheat the oven to 350°F/176°C.
Zest 1 orange. Put the sugar, softened butter, and the oil in the mixer and beat on high speed for 5 minutes. Scrape the sides once during those 5 minutes.
Add the eggs, vanilla extract, baking powder, salt, and the orange zest. Mix on high speed for another 2 minutes.
Lower the speed and add the flour. Mix on low for a minute, then add the milk. Mix for another minute.
Grease a 10×4″ tube cake pan with 1 Tbsp butter then pour in the batter. Bake at 350°F/176°C for 45 minutes.
Let the cake cool for 10 minutes before removing from the pan.
Instructions:
Préchauffer le four à 350°F/176°C.
Zester une orange. Mettre le sucre, le beurre ramolli, et l’huile dans le mixer et battre à vitesse rapide pendant 5 minutes. Pendant ces 5 minutes, racler les bords une fois.
Ajouter les oeufs, l’extrait de vanille, la levure, le sel, et le zeste d’orange. Mixer à grande vitesse 2 minutes de plus.
Réduire la vitesse et ajouter la farine. Mélanger doucement pendant une minute, puis ajouter le lait. Mélanger une minute de plus.
Graisser le moule à savarin avec 1 cuillère à soupe de beurre puis verser l’appareil. Cuire à 350°F/176°C pendant 45 minutes.
Laisser le gâteau refroidir pendant 10 minutes avant de le démouler.
1. Zester une orange. 2. Ajouter le sucre. 3. Ajouter le beurre. 4. Ajouter l’huile de colza. 5. Ajouter les oeufs. 6. Mélanger à vitesse rapide pendant 5 minutes.
1. Ajouter la levure. 2. Ajouter le sel. 3. Ajouter l’extrait de vanille. 4. Ajouter le zeste d’orange. 5. Mélanger à vitesse rapide pendant 2 minutes. 6. Ajouter la farine et mélanger pendant 1 minute. 7. Ajouter le lait et mélanger pendant 1 minute. 8. Graisser le moule à gâteaux. 9. Verser l’appareil dans le moule.













Asalamu Calykum A&L aad iyo aad ayaad umahadsantihin cake aad iyo aad uquruxda badan , halkaas ayan ka Arka inu aad iyo aad u fican yahay,walaalo waxa aad tihiin laba rux oo aadiyo aad uducaysan , Mansha alaah ilahay ha idin xafido had iyo goorba . Runti Qimimo weyn ayaad ledihiin wayo web sidkina aya waxa uyahay mid aad iyo aad uxiso badan oo aan had iyo goor ka helo cuntoyin kala duwaan oo wacan . run ahantiina waa waxa lagu farxo, wayo magac weyn oo sumcada leh ayad umada somalida usoo jiden . in aad dad mutacalin ah tihin halkasa ayanu ka aragna , aad iyo aad ayaad u mahadsantihin, ale khayr ha idin siyo nabadey.
Wacalayku Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaautuhu
Mahadsanid walaal Khadija. Adigana khayr badan ayaan kuu rajeyneynaa.
maansha alah walale macaan aad iyo aad ayaaad u mahadsan tahay marka ilahay hakaa jiskalaha khayiir macaan walahi si fiican baan uga faaiday ilahay haku barkeeyo ilahay haku barkeeyo adiga iyo reerkaga
Waan ku-faraxsannahay inaad jeclaatay. Khayr ayaan kuu rajeneynaa.
walal buuro iyo vanilla fican maxaay yihiin bal ii soo fahansii
Buuro waa ‘butter’ (af-ingiriiska), waa zubdah (af-carabiga). Vanilla waa wax lagu carfiyo cunnooyinka waxaana ka-heli kartaa dukaamada cunnada. Hadduu Eebbe idmo waxaan sameyn doonnaa bog (page) oo ay ku sawirran yihiin waxyaabahaas oo dhan iyo magacyadooda.
asalamacaleykum walal aad ayan oga helay cake ga mansha allah ajar allaha idinka siiyo pls waxaan idinka codsanaa in ad nosoo galisan cake-ga ladhaho marblecake iyo cuntada ladhaho jeyjey-da hadaa awodiin pls
Wacalayku Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaautuhu
Insha-Allah waan soo gelin doonnaa cunnooyinka aad codsatay. Mahadsanid.
Asc wr wb? waan idin salaamay A&L salaan aad u qimo badan. su’aal. hadii aanan haysanin BUURO, BURRCAD, AMA UNSALTED BUTTER qofba siada uu u yaqaan ma isticmaali karaa saliid. Vanilla sugar se ma isticmaali karaa hadii aanan haysanin VANILLAHA BIYAHA ah? waad mahadsantihiin.
Wacalayku Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaautuhu
Haa, waa isticmaali kartaa saliid keliya. Vanilla sugar waa isticmaali kartaa haddaad heysan ‘vanilla’da kale ama haddii aa weysid mid aan alkolo (alcohol) laheyn.
Mashaa Allaah, Wa baarakallaahu fiikum WA fii Amwaalikum. Hariisadi ma soo dhawdahat?. Wa fii amaanillaahi wa xifdih. Sc Wr Wb.
Hariisada dabka ayey saarantahay
. Taajkaada diyaarso waxaa mar dhow noqon doontaa “the queen of food (in your family).”
lol. Taajkii diyaar waaye idinka leen idin sugaayaa ita aa webka kasoo galinaysaan. i am soooo happy!. Dad idinka fiican waligay ma arag. ma aqaan si aan idiinku mahad naqi doono.
Asc wr wb? hariisadii ma bislaatay mise wali dabkay saarantahay?
Bishaaro! Hariisada waa diyaar. Iska-jir weli way kulushahay!
as w w delicious i cant wait to bake and eat with my 4 year old daughter even though i am on diet i cant resist it . it`s all your fault…… thanks 4 everything
Invite over some family or friends for tea and bake the cake. The key to a successful diet is eating in moderation (smaller portions). A little indulgence helps put in check uncontrollable cravings. Good attempt, even though unsuccessful, for trying to make us feel guilty.
Enjoy!
asalaamu aleykum marka ugu horeysa Ilaah waxaan idinkaga baryayaa caafimaad cimri dheer oo cibaado leh aakhirana jannatul fardowsa aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin walaaleheyga sharafta leh maanta dolce subag ayaan dubay wuxuu ii nogdey waxaan la arkin abaalkiina waxaan ku gudo ma garanaayo.
Maashaa Alaah. kulayl xataa ma ku deynaayo ciilkaan u qabo. xalay dhan sdaan u sugaayay markaan daalay ayaan iska seexday. hada dhow ayaan arkay. Illaahay ha idinka dhigo kuwa ku noolaada farxad inta aa adduunka joogtaa, aakhirana jantul firdowsal aclaa. aamiin.
Aamiin. Adiga iyo reerkaada oo dhan waxaan idiin rajeynaynaa dambi dhaaf, hanuunsanaan, khayr aan dhammaan, iyo guul aakhireed.
Allhumma Aamiin.
Asc wr wb walal qolofta liinta meeshaad uga dartay makudari karaa kaarooto laxoqay? jawaab walaal inshaa allah adoo mahad san. khayrna illahay hakugu siiyo howshaadan hagar laa`aanta ah iyo qalbigaaga wanaagsn aakhirona janno aduunkana nimco kuugu duceeyay aamiin
Qolofta liinta caraf ayay doolshaha u yeeshaa. Karootada caraf malaha. Haddaadan carafta liinta jeclayn waa ka-dhaafi kartaa. Aad ayaa ugu mahadsan tahay hadalladaada qiimaha badan.
Salaamu Caleykum,walaal aad baad ugu mahadsantahay cuntada fiican eed kariso,ma aan tijaabin wali balse waxaan kuu sheegayaa vanilla extract waxa ku jirta alcohol marka fadlan iska eeg kaad isticmaashey in ay ku jirto.waxaan joogaa Maraykan wali kuma arag vanilla extarct aan lahayn alcohol.
Wacalaykum Assalaam. Vanilla-da qaarkeed waxaa ku-jirta ‘alcohol.’ Dukaamada ‘Halal’ka waxaaad ka-heli kartaa Vanilla aan ‘alcohol’ lahayn. Haddii kale waxaad isticmaali kartaa ‘Vanilla Powder’ ama ‘Vanilla Beans.’
Thank you soooooo much wallahay, U really made my weekend, waan sameeyey cake ka , caraftiisana guriga oo dhan ayey kababixi weysay .. I’m sooo glad, and now i have somenthing to show off with wen callin ma friend heheheheee …. Jazaakum Allahu kheiran….. wallahay u can’t imagine how helpful u are, I used to check soooo many websites in order to learn how to make a nice cake, dhamaantoodna complicated ayey ahaayeen loool … laakin urz waa sooo simple, and u use stuff aan dalka kaheli karo, since as u know Somalia wax badan lagama heli karo .. Thank u soooooooooooo much and btw, Luqmat al qaadi xitaa waan sameeyey, though ay sonkortu igaga yara badatay, lakin no worries, next time ayaan si khatar ah u sameynayaa insha Allah ,,, I’m 3 months old caruusad, and my hubby is very happy with my cooking thanks to u guyz, especially that he loves cakes
… May Allah reward u lots of xasanaat insha Allah .. Thanks again A&L
Thank you very much, Manal. It is comments like yours that make all our efforts really worthwhile. Thank you for sharing your experiences with us.
Best wishes to you and your husband.
asalamu caleykum sis.
I like your website masnhallah and May ALLAH reward your great work.
By the way sister be careful vanilla extract mostof them it content alcohol check the label.
Asa
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Thank you very much the for comment. You can use Foster Clarks vanilla or vanilla powder. They don’t contain any alcohol.
i just wana know the measurement of serup for rice cake, thank you mashallah you are doing great job.
It is mentioned on the recipe page and in the video. It is 2.25 cup sugar and 2.25 cup water which you need to boil for 5 minutes. Thank you.
msha alah, A&L ad ayaan ugu farxaa cunoyankiina kala duwan
raali noqda sualaha ayan idinka badiyay
waxan rabay in an ogado waxan firsaday dolshaha kale midkan sabib maku dari karaa ?
suasheda labaad waxaa waye
waxa cad ee ad dolshaha kor ugu darteen maxa waye iyo in ad ii shegtaan sidaan u sameyseen
sorry comment badan waye
thank so much
Haa sabiib waa lagu dari karaa. Ha iloobin inaad sabiibka bur ku-qastid, haddii kale hoos ayuu u-wada degaa. Waxa cad waa sokor la-shiiday. Ha ka walwalin ee markaad doontid su’aal na-weydii.
thank u so much ilahey ha idinka abaal mariyo waqtigiina qaliga ah ee ad galiseen, ,kaliyah ma suger maxan ku daraa . iyo ukun miyaa topping kor logu shubayo ukun ta maka rebaa yallow ga
Kareemada doolshaha korka looga shubaayo waa ka-dhaafi kartaa ukunta jaaladeeda (yellow). Farmaajadana (cream cheese) ha ka-ilaawin. Mahadsanid.
asalamu caleykum walal khayr badan ilaahy haa iidiin siiyo.
Adigana khayr ka-badan Ilaahey ha ku-siiyo. Aamiin.
Assalamu Alaikum,
Can I replace the butter with shortening and still add the oil? Will anything else change with the measurement? Please let me know. Thanks.
Wa-alaikum as-salaam,
You can replace the butter with shortening and still add the oil. Nothing will change in the measurements.
I have just put this cake in my oven. Insha allah I am hoping it will come out as delicious as it has been mentioned here. Jazakallah khairan A&L for all the recipies in this website. Iam planning to try out many of them specially the ugali and suga and the chicken legs. Ramadan kariim
We hope you liked it. Thank you.
thank you very mush walal ilaah khayr hakuugu abaalgudo
Mahadsanid walaal. Ciid Wanaagsan.
Hi, can you show us the recipe for a nice moist coconut cake with a nice cake cream please. I would like to make it when family and friends come to visit me.
God willing, we will post more recipes for cakes.
mashAllah walaalyan Allah subxanawatacala ajar iyo khayr badan ha idun ku abaalgudo wa samaeyey cake sida aanan filanayn ayuu igu soobaxay mashAllah, i feeel so proud of my self that’s coze of u guys jazaka laahakhayr
Aamiin walaal. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay sida aad ula dhacday dooslshe buuraha. Hadduu Eebbe idmo noocyo kale ayaan soo gelin doonnaa. Qayr badan ayaan Ilaahey kaaga baryaynaa. Mahadsanid.
asc aad baan idinkugu mahdinayaa wanaagan faraha badan aad ino gasheen tan kale markii waxaan idinkugu hambalyeynaya idinko wiilal somaliyed ah cunadan quruxda badan noc waliba leh ad samenesan masha allaah gabdho inay diyariyan ban u hestay gabdhihii laga badi walle mid ducesan cunada sidan oo kale igu kariyo illah ha iso diro kkkkkk
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Aamiin. Mid qayr qaba oo kuu roon ayaan kuugu ducaynaynaa.
you can replace vanilla extract vanilla sugar
if so how much.
You can use 1 tablespoon vanilla sugar.
amazing cake maashaAllah sodehdeeda always makes me this cake when ever i visit her and always cake ga kitchen table ka uunbay ku dhaaftaa fridge ka ma geliso it usually lasts a week but kitchen table ka uunbay ku dhaaftaa can you please tell me what is your way of storing this cake Thanks.
Thank you very much for your comment. A pound cake can last 2 days on the kitchen counter and up to a week in the refrigerator. You can also freeze it, if you like, for up to 6 months. Thanks for the question.
asc wr wbr masha allah abaayo allaha idin dhaafo adi iyo familkada maalin aan websit kiina galin waa yar tahay maasha allah webkiina markaan kasoo qoro recibega perfect uu ii noqdaa markii iigu horeesay oo wax iga halabin waaye wax doolshada aa ku agshubtay custard miyaa mida kale hadaad awodiin manoo so galin kartin qumbo kuuskus kaas aa ad ii dhibay mar walba dhagax uu iga noqda waad mahad san tihiin dhamantiin
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aamiin walaal. Adigana qayr badan oo aan dhammaanin Ilaahay ha idin siiyo adiga iyo reerkaada. Waan ku-faraxnay faallada fiican waana ku-mahadsan tahay. Doolshaha waxaan ku-agshubnay kareemo oo farmaajo laga sameeyay. Waxyaabaha laga sameeyayna isla boga doolshaha ayey ku-qoran yihiin. Qumbe kuuskuus midkaan maa ka-waddaa http://xawaash.com/?p=2899. mahadsanid.
Asselamu aleykum
I have a lot of margarine in my refregirator so can I substitute the butter.
Wa’alaikum As-salam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Yes, you can substitute margarine for butter. Make sure it is a baking or cooking margarine and not a spread.
This cake was delicious my friend. I baked it without the orange zest because i didn’t have some yesterday. But it came very great with the margarine.
Jezakellah
We are happy you liked it. Thank you for the feedback.
asc wr wbk walaal waad mahad santahiin adiga iyo xaaskaaga sida wanaagsan aad noogu soo gudbiseen allah waxa uu idin baray khayr iyo ajar ha idin ka siiyo.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigaa mahadda mudan walaal. Waan ku faraxnay faallada iyo ducada. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.