
Appetizers · Salads
Egg Salad
- Soomaali
- Insalaaddo Ukun
- Français
- Oeufs Mayonnaise
- العربية
- سلطة البيض
By Leila & Abdullahi · ·
Watch
Ingredients
1 cup = 237 mL · 1 Tbsp = 15 mL · 1 tsp = 5 mL. All are level measurements.
Egg Salad
Method
Tap a step to mark it done.
Steps for preparing the egg salad Place the eggs in a pot then add cold tap water. Bring the water to a boil using high heat then lower the heat and cook for 20 minutes.
Drain the hot water and pour cold water on the eggs. Peel right away while the eggs are still warm.
Chop the eggs or grate using a cheese grater. Add the mayonaise, salt, olive oil, and ground black pepper. Mix well and serve.





Comments
8 commentsThanks! Your comment will appear once we’ve checked it.
Something went wrong. Please try again.
asc walalayaal aad aya ugu mahad san tihiin wax
karis kiina qimaha badan waxa fila in uu aan faa’iiono
dadbadan oo an aqoon sida wax loo kariyo
sidoo gale qoysas fara badan
mar labaadna waxa aan ili lehay walalayaal
masokobi karo farxadeeyda lakiin waxa aan idin leeyahay
aad iyo aad aya u mahad san tihiin
asc wr wb
Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada fiican aad inoo soo qortay. Aad ayaan ugu faraxnay. Mahadsanid mar labaad.
mashallah, this recipe is very easy and quick to make. I like how you’ve shredded the egg rather than cut it into pieces (very clever). I like using this website a lot because it shows you how to make things step by step which is very useful. Thank you
waaw waaye ukunta iyo rootiga waad mahadsan tihiin ..
waxaan rabaa inaan idin waydiiyo ukunta tan cad ee aad had isiticimaasheen iyo tan kale tee baa fiican?
waxaan idinka codsanayaa inaad noo soo gelisaan sida loo sameeyo chiken salaami sandwhich. ama beef salaami waad mahadsan tihiin
masha’alah easy way and also Incredible dish, thankz alot walalayal. waxan idinka codsanaya walalayal in ad no so galisan appetizerska, waa mahadsan tahiin, kheyr bdn ilaah ha idinsiiyo
Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Adigana qayr badan oo aan dhammaan ayaan Eebbe kaaga baryaynaa. Hadduu Eebbe idmo waan yeeli doonnaa codsigaada. Mahadsanid walaal.
mansha alah, sxb yaal waad mahad santihin , waxaan hada sameeye , bariiska isku kariska, shidni,iyo sambuus iyo sugada pastada, iyo cabitanka qumbaha, waxaana isku dayi doona kuwa kale oo badan, aad ayaad ugu mahadsan tihiin, webkina iyo video yadina waa cajiib sidaad iskugu daba rideyn, asaxab badan aan wada shaqeyno, oo ajanib xata we isticmalan, oo hada meshan ka shaqeyo ,rashin somali ayaa aad lo xiseya, guryahoda ku samestan iyago isticmalayan xawaash.com aad baan ni salamaya aqayrta
Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay inaad nala socodsiisay. Waan ku faraxnay inaad ka faa’iidaysanaysiin adiga iyo asxaabtaada. Mahadsanid mar labaad.