Apple Fritters (Bur Tufaax) Beignets aux Pommes فطائر التفاح

Apple Fritters (Bur Tufaax) Beignets aux Pommes فطائر التفاح


18 thoughts on “Apple Fritters (Bur Tufaax) Beignets aux Pommes فطائر التفاح”

  • Jezakumulah Khayren
    That is exactly what I will cook on Friday
    for guests insha’allah for iftar.
    And will let you know.

  • mansha allah alle ha idin dhowro waan ka faaidaysanay alle ha naga dhigo kuwa idinku dayda shalay waan isku dayay laakiin kuma guulaysan insha allah waan isku dayaya waxan rajaynaya inaan ku guulaysto waad mahad san tihiin

  • Aunt Layla and Uncle Abdualhi, mom made this for us tonight. Everyone really enjoyed it. She did however say there was to much oil but otherwise everything else was perfect. Thanks for the recipe!!

    -Bibi and Zulekha

    • We are happy to know that everyone liked it. Thank you for letting us know.

      The oil has to be hot. That is why we tested the oil temperature with a little bit of the batter.

  • asc jzka sister i really loved it before trying what can substitute with the egg in our household we have egg allergy!!!

    • Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Thank you for your comment and question. You can increase the baking powder to 2 teaspoons.

  • aslamu alekum, i would like to thank you both for taking the time to put all these amazing videos together. you have no idea how much i enjoy your blog. I’m obsess with it. okay my question is can i use a flavoured yogurt? and do you add the icing sugar while hot?

    thank you for all you do for us 🙂

    • Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      Thank you very much for your kind words. We are happy to know that you like the blog.

      Yes, you can use flavoured yogurt. Wait for them to cool down a bit before adding the icing.

  • Asc walaal. Waxaa ku noo lahay Sweden bahda Xawaash waxaa kor uqaadeen cuntada somalida iyo kuwa kaleba. Jazakallah wax aad iyo aad ubadan baa idinka fa’idey. Ilaahey miisaanka hadiin saaro. Aad iyo aad baa mahasantihiin. Xawaash hanoolaado!

    • Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada qiimaha iyo qaayaha leh. Waan ku faraxnay wax badan. Adigana qayr badan Ilaahay ha ku siiyo.

  • maansha allah qeyr aan lasoo kobikarin allah hadin siiyo sifiican oo waadix ah ayaa noku fiideysaan wwax badan ayaan idinka bartay wlhi wabkiina mar walba waan ku xiranahay hadii ad awoodaan walalyaan waxaan jeclanlahaa in aad mar nosoo galidaan rootiga kafee lagu cabo meelaha cadaanka magaciisa waa croussant
    jisakalahu qeyr

  • asc wr wbr walalyaal waxaan hore indinkaga codsadey in aad hadii ey macquultahay mar nosoo galidaan croissant rotigaas laga cuno meelaha kafeeya cadaan waa mahadsan tihiin

    • Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Liiska ayaan ku darnay, hadduu Eebbe idmona waan soo gelin doonnaa.

Leave a Reply to samiira cabdi Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *