Mahamosa (Qambuus) Mahamosa باخمبوسة

Related posts:

33 Responses to Mahamosa (Qambuus) Mahamosa باخمبوسة
  1. Amal Abukar
    June 3, 2014 | 1:56 am

    Asc, walaal masha allah aad baad umahadsantihiin markasto dadaalkina wlhi markastoo aan net soo fadhiisto web kina ayn kowdi kabilaaba anigo page kale furin sidaan ubartay raashinki xawaash.com xabiibkeygii farxad baa u koradhay intaaso dhan dadaalkayga marka lagaso tago fikradiina iyo hagar bixidiina ayaa u sabab ah wax walbo waad naga mudan thn lkn hada waxa ugu dhaw ee aan awoodo waa in ilaahay idinkaga baryo marwalbo in janadiisa idinkugu deeqo raashin kan kamacaana ku cuntaan xaga aamiin
    intaas kadib walaal burka ma jileec ban kayara dhigayaa mase adeeg xoogaa? jwb

    • A&L
      June 4, 2014 | 12:29 am

      Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay, walaasheenna qaaliga ah. Waan ku faraxnay faallada qaaliga ah aad inoo soo qortay. Intaad noogu ducaysay iyo in ka badan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa.

      Fiidiyahaan ka fiirso sida burka loo qaso http://xawaash.com/?p=1473.

      • Amal Abukar
        June 7, 2014 | 1:26 am

        waad mahadsantihiin walaal si wanaagsan ayan u fahamay hada masha allah walaal waxan idin leyahay halkini kasi wada hablaha somaliyed marna idinma iloobi doonan sida hufnaanta iyo kartida leh ee aad uga haqab tirteen baahidi cunta kariska insha allah projects walbo waan idinka dhex sheegi doona jir oo joga waligiin xawaash.com

        • A&L
          June 9, 2014 | 12:50 am

          Mahadsanid walaal. Adigana waxaan Eebbe kaaga baryaynaa inuu mar walbo qayr kula kulmiyo.

  2. Saynab
    June 3, 2014 | 2:47 am

    Mashallah how lovely, will indeed be part of my Ramadan plan.
    Thank you very much. May Allah make everything easy for you amin. :)

    • A&L
      June 4, 2014 | 12:32 am

      Let us know how it turns out for you. Thank you very much for your prayers.

  3. umu axlaam
    June 3, 2014 | 6:26 am

    asc walalo ilahay khayr badan ha ka siiyo sida wanagsan oo noo cawinayso walalo ad iyo aad buu u qurux badan yahay mansha allah waxan jeclan laha isago video ah inad no so galiso si an uu dawano khayr badan allah ku siyo walalo ramadan baa soo dhow marka waxaa badan waxaa ka fiilayaa insha allah thanks

    • A&L
      June 4, 2014 | 12:35 am

      Waa ku mahadsan tahay inaad na xasuusisay fiidiyaha. Hadda wuu ku jiraa. Hadduu Eebe idmo waan soo dadaalaynaa.

  4. asho
    June 3, 2014 | 3:18 pm

    Masha allah jezaka llahu qeran waa rayi fiican .
    Ramadan ka aan tijaabinaa insha allah.
    Ilahay janadiisa haniigu
    Abaal mariyo insha allah.

    • A&L
      June 4, 2014 | 12:37 am

      Mahadsanid walaal. Waan ku faraxnay inaad jeclaatay. Qayr badan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa.

  5. Hameeda
    June 3, 2014 | 7:08 pm

    Asante sana kwa recipe nzuri

    • A&L
      June 4, 2014 | 1:02 am

      Asante sana na Mola akubariki.

  6. maryam
    June 4, 2014 | 7:33 pm

    Masha Allah waa recipe aad ufudud inshaAllah I will try Ramadhan
    Qeyr badan ayaan idin rajeynaya

    • A&L
      June 4, 2014 | 11:40 pm

      Mahadsanid walaal.

  7. Deeqa
    June 6, 2014 | 1:46 am

    Asc walalaha qaaliga ilaah ajir iyo xasanad ha idinsiiyo aad ayan idinkugu duceeya markaan ukariyo ilmaheyga wax aan xawaash ka fiirsado oo eey ku farxan wax badana waan idinka bartay oo awal ila adkaay si loo kariyo waxan idinka codaanaa sida loo kariyo pie. Ilmaheyga ayaa jecel mana kari aqaani hadey suura galtahay ilaahey waxan idinkaga baryaa aduunyada makaan sare aaqirana janoi. Ilaahna ubadkiina ha idiin xafido

    • A&L
      June 9, 2014 | 12:46 am

      Ilaahoow Aamiin. Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay walaasheenna qaalig ah. Waan ku faraxnay faalladaada. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa. Qayr badan ayaan kuu rajaynaynaa adiga iyo reekaada. Mahadsanid mar labaad.

  8. Amal Abukar
    June 7, 2014 | 1:48 am

    walal waad mahadsan tihiin dhamaan tiin waxana doonena hadii aad samen kartaan in aad no sameesaan waxa jira wax yaabo bdn o saamaalia laga heleen web kaana waan ku xeraan nahay mar waalba waan ka barana cunta kariinta marka waxa codsaneena hadii aad kari kaartaan in aad labo qeyb ka dhigtaan waxi somalia laga heli karo iyo waxi laga helen waxan somalia laga heleen waxa kamid ah
    1-kaamuun
    2-babriika
    3-faniila
    4-farmaajo nooc walbo specially (sheedar) oo reciep badan aad u isticmaashan
    5-ligke
    6-oreo buscuit
    7-cool whip
    8-jello-o
    iyo waxyaabo badan oo hada aan xasuusanin marka anaka hadaan nahay dadka kusugan somalia anago u baahan inan wax walbo soo dhigtaan sameyno ayaa hadana aysan noo suurta galen xitaa qiyaasaha maskaxdena ayn iskaga samena ee waxa kasocdo caalamka lamaba socono hadan isk dayno xata waan filaya inaad naga caawin dontan ashyaaa’das badalkoda inad nasiinsaan jazaakumullahu kheyran

    • A&L
      June 9, 2014 | 1:05 am

      Adigaa mahadda mudan walaal. Faalladaada waxay u baahan tahay jawaab tafa tiran; hadduu Eebbe idmo waan kuusoo jawaabi doonnaa.

      • Amal Abukar
        June 9, 2014 | 5:28 am

        waa tahay wan idinka sugeenaa jawaabta walalahena qaaliga ahow

    • A&L
      June 11, 2014 | 2:12 am

      Walaasheenna qaaliga ah, waa ku mahadsan tahay su’aasha. Ereyada cunto kariska way kala duwan yihiin waddanka gudihiisa. Tusaale ahaan dad badan waxay na weydiiyeen waraangada xalwada laga sameeyo waxa ay tahay. Dadka qaarkood waxay u yaqaanaan nashad. Waxaa kaloo jira waxyaabo badan oo aan ku qasbanaanay inaan u sameyno eraybixin, sida babriika, baqduunis iwm. Erayadaas oo dhan af-Carabiga xataa waxay ka qaateen af-Ingiriisiga.

      1- Kaamuun waa xawaash dhuudhuub.
      2- Babriika waa barbarooniga gaduudan inta la qalajiyay kaddibna la shiiday. Waxaa ku beddeli kartaan barbarooniga caadiga oo la shiiday.
      3- Faniila waa digir miraheeda aad u yaryar yihiin oo caraf badanna leh. Digirtaas waxaa laga sameeyaa iyadoo dareere ah (liquid) iyo budo (powder). Waxaa lagu carfiyaa macmacaanka. Haddaadan heli karin waxaad ku beddeshaa hayl shiidan.
      4- Badi cuntooyinka aan soo gelinay farmaajada waa laga maarmaa aan ka ahayn Doolshaha Farmaajada (cheesecake).
      5- Ligke maxaad ka waddaa?
      6- Oreo biscuits nooc kasta oo buskud ayaa ku beddeli kartaa. Buskudka guriga lagu sameeyo foornada ku qallaji kaddibna shiid.
      7- Waagaan Soomaliya joognay dukaamada qaarkood waxaa laga heli jiray “Dream Whip” waana sida Cool Whip.
      8- Jelo wuxuu u dhow yahay Faaluudda oo Soomaaliya laga heli jiray.
      9- Waxaa kaloo aad muhiim u ah inay walaaleheenna ogaadaan in ay jiraan dad badan oo ajnabi ah oo na weydiista cuntooyinkooda. Waan ka aqbalnaa si aan u soo jiidanno inay goobta Xawaash mar walba booqdaan kana bartaan cuntooyinkeenna iyo dhaqankeenna.
      10- Waxaa jira waxyaabo laga helo dalka hooyo oo aan annaga halkaan ku haysan, sida caana geel. Waxaan inta ku samaysanaa mid been ah. :)

      • Amal Abukar
        June 11, 2014 | 7:03 am

        waa runtaa walaal waan ogahay in wadankeena uu yahay mid qeyraadkiisa badan yahay ee mushkilada ayaa waxay kataagneed terminology ga oo qofba si u yaqaano hadana si wanaagsan ban u fahmay walaalahayga aad bad u mahadsantihiin koley wanaagina inta kuma koobi karne afka ayn ka mahadcelineenaa intaas ayaa naga awood ah

  9. umuhamim
    June 13, 2014 | 7:48 am

    Asselamu aleykum,
    I would like to have the vegetable filling for samosa. NOt the
    potatos but the cabbage and the carrot, if you have the recipe
    please.
    Jezakelah.

    • A&L
      June 14, 2014 | 12:41 am

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
      We did not post it yet, but we will add it to our to do list.

  10. Maryann
    June 29, 2014 | 1:55 pm

    The link for the dough has 1/2 cup sugar. Do we still add this for the mahamosa dough? Or should be omit this because mahamosa isn’t a dessert. If we omit the sugar do we need to modify the dough recipe? Thank you!

    • A&L
      June 29, 2014 | 7:00 pm

      The Mahamosa dough is not that sweet, but if you wish you can reduce the sugar. Somalis eat mashmash with samosas and mashmash is much sweeter than the Mahamosa dough.

      • Maryann
        July 1, 2014 | 5:24 pm

        I will make it as the recipe states :) I wasn’t sure if I had missed something about the sugar or maybe the link had misdirected me. I didn’t want to ruin it inadvertently by having the sugar in the mix. Thanks again! Do you have any Saudi inspired lamb dishes? It’s Ramadan now (as I’m sure you already know) and I’d love to make a nice comfort food for my husband.

  11. Maryann
    June 29, 2014 | 1:58 pm

    I’m sorry! I forgot to ask: I prefer to bake vs. fry as I still haven’t figured out how to deep/flash fry with butter ghee (mainly I think I’m scared I will ruin it somehow!). I was thinking to bake these I would cook them at 400F for 20 minutes, turning over at 10 mins to evenly brown. Does that sound about right or do you think it would end with undercooked mahamosa?

    • A&L
      June 29, 2014 | 7:07 pm

      We don’t recommend baking the Mahamosas.

      • Maryann
        July 1, 2014 | 5:21 pm

        Ok. Can you recommend a good oil/fat to substitute for the traditional frying oils like canola, vegetable, peanut and soy? Olive oil shouldn’t be heated to frying temps, so that’s out too :( Can I fry with butter ghee just turning more frequently? I’m sorry to be a pain! We just try to avoid eating bad fats. Thank you again!

  12. wafa
    July 21, 2014 | 1:14 pm

    salam just a quick question. my in laws are coming over on sunday and i want to make something different. can i make it on saturday night and cook them sunday? i want to save time also the honey comb recipie can i make the dough sat night and make it sunday. please answer me asap as i am very nervous

    • A&L
      July 21, 2014 | 3:46 pm

      You can prepare the dough and the filling for the Mahamousa the night before and refrigerate them. Let the dough rise for 2 hours before you refrigerate. On Sunday, take the dough out of the refrigerator, let it proof for 2 hours before filling and shaping. You can prepare the honeycomb bread on Saturday and bake it for just 15 minutes. The next day, finish baking it by placing it in a preheated oven for 10 minutes, then pour the syrup on top. Most important of all, relax.

  13. wafa
    July 22, 2014 | 9:04 am

    you don’t understand how happy i am to hear that i can pre make them. my heart is making lots dua for you. the least i can say is may allah reward you for saving my life and making life easy.

    • A&L
      July 22, 2014 | 4:46 pm

      Good luck. We hope to hear good news from your.

Leave a Reply

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=8225

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.