Nowadays, sharks are under tremendous threat from commercial over-fishing and the cruel practice of harvesting their prized fins (shark finning). With shark finning, the shark is discarded after its dorsal fin is cut off and it is left to die. These practices have to be stopped, but it has to be done in a sensible way. A total ban on shark meat fails to take into account the way of life of countless traditional communities around the world that are engaged in sustainable fishing methods for their own subsistence.
People along the coastal regions of Somalia have been eating shark meat for many centuries. All of the fishing was done by artisanal fishermen who caught the fish close to the shore using small boats. For these fishermen, the over-exploitation of fish resources is an alien idea. Small scale local fishing is sustainable and is never a threat to any species of fish.
The following recipe shows one of the ways the two fishermen shown in the photo below, as well as the other inhabitants of the city of Brava, prepare and cook shark meat. You may decide that you would like to take a stand against eating shark meat in order to protect sharks from finning, and we totally respect that position. However, we will not call into question the ethics and morals of these small scale artisanal fishermen and their traditional communities.
Shark meat spoils much faster than other fish, and is best consumed fresh. Traditionally, in Brava, fishermen caught fish twice during the day; once in the early morning and then late in the afternoon. This insured a fresh supply of fish in the small fish market right by the seashore.
Smaller sharks are always preferable because their meat is more tender. To reduce the odour of shark meat, soak it in brine or milk for half an hour.
Ingredients:
4 Shark steaks (1 inch thick), skin removed
2 tbsp Flour
2 Garlic cloves (minced)
1/4 tsp Black pepper
1 tsp Salt
1 tbsp Oil
1 Large onion (sliced)
Oil for frying
Waxa loo baahan yahay:
4 Gabal yaxaas badeed (gaballo 1 inch ah), maqaarka laga fiiqay
2 QW Bur
2 Tuun (toon) shiidan
1/4 tsp Filfil madoow
1 qy Cusbo
1 QW Saliid cad
1 Basal weyn (jarjaran)
Saliid lagu shiilo mallaayga
Directions:
Fry the onions until they become caramelized. Drain on paper towels to absorb the excess oil.
Cut the shark steaks lengthwise and remove the bone. Mix the oil, minced garlic, salt and pepper. Rub the shark pieces with the paste, then coat them lightly with flour. Using a wok or a deep frying pan, fry the shark pieces on medium heat for six minutes. If you are using a deep fryer, set the temperature to 365°C. Transfer to a plate lined with paper towels to drain the oil.
Place the fried shark pieces on a serving platter and sprinkle with the caramelized onions. Serve warm.
Sida loo sameeyo:
Basasha shiil ilaa ay ka-gaduudato. Xaanshida jikada (paper towel) saar, saliidda si ay uga baxdo.
Malayga dherer u-jar, laftana ka-saar. Isku dar saliida, tuunta shiidan, cusbada iyo filfisha. Mallaayga si-fiican u-mari kaddibna burka ku-kor shub (labada dhinac). Dab dhexdhexaad ah ku-shiil muddo lix daqiiqadood. Haddaad isticmaalaysid birta wax lagu shiilo ee korontada (deep fryer), saliidda kulaylkeeda waxaad ku-aaddisaa 365°C. Saxan xaanshida jikada saaran mallaayga saar, saliidda si ay uga baxdo.
Malayga saxan saar, basashana korka ka-saar.
[...] For the recipe and the controversy over eating shark meat, visit xawaash.com/?p=770 [...]
maasha alaah abaayo aad io aad ayaan kaaga faaiidney ilaahay adiga iyo inta hawshaan kula qabataba ajar iyo xasanaad haka siiyo walaalo ilaahay waxaad jaceshahiin hadin siiyo ilaahayna xakmada iyo waxa garadnamada hadiin sii wado adiga iyo qoyskaagaba caafimaad iyo cibaado suuban ayaan ilaahay adinkaga rajeenayaa aamiin abaayo waxaan aad u jacelahay haduu taamka kuu saamaxo in aad noogu soo dartid nex time ka danba sida loo karayo teebonka hilbka oo loda ayaa lagasameeyaa saan filaayo ee badanka maqaayadaha ajanabaga ayaan ku arkey odeygayga ayaa aad u jacel marka abaayo hadaad wax kaheysida bal nooga faaiiday koley waxbadan waa kaa faaiideysanaya bye s/caleykum walaalo .
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay ducooyinkaaga, Ilaahayna hanaga wada aqbalo. Hadduu Eebbe idmo, ‘T-Bone Steak’ waan soo gelin doonnaa. Waxaan badi sameysannaa waqtiga Summer-ka (kulaylaha) waxaanna ka dhignaa solay. Isaga oo caadi la u-dabayna waan sameynaa.
jisaaka’laah kjeyr walaal aad ayan ugu faraxsanahay in aad maalin walba noo soo gelisan cuntooyin heersare ah ilaahay hadinka dhigo kuwa noo melala cuntooyinka soomaalia ay leedahay, maadaama aad tihiin dadka soomaaliyeed ee xadaarada ilbaxnimada soomaaliya iyo daacadnimadaba hogaaminaayo.
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay faalladaadaan fiican. Qiira ayaad na-gelisay waa inaan sii dadaalnaa.
asc walal aad iyo aad ayan ka mahad celina wax badan oo aan aqoon ayan ka bartay ilhay qyr haku badalo waxan ka codsana inaad somali ku turjumdo madama english igu adag yahay kuwa badan oo somali ku qoran waan arkay mahadsaniddd
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Adigaa mahadda mudan walaal. Af-Soomaali-ga waan kuugu tarjunnay. Waad samaysan kartaa hadda. Mahadsanid walaal.
walaahi run ahaantii waa web site cusub oo fiican waanad ku mahad san tihiin
Adigaa mahadda mudan walaal. Waa ku-mahadsan tahay faallada fiican.
walaal waad mahadsantihiin sidaa wanaagsan ee aad noogusoo gudbiseen cilmiga cunta karinta ALLAH miizaanka xasanaadka ha idiin ku daro.
Aamiin. Adigana Ilaahay qayr badan ha ku-siiyo. Mahadsanid.
I was Wondering if u can post a fried fish recipe? Eg tilapia, salmon etc
We will add it to the list and hope to make it in the near future. Thank you.
asc waalaalo aad baan idiin salaamay walaalo noosoogaliya isagoo fiidiyoowa
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Hadduu Eebbe idmo waxaan soo gelin doonnaa malaay la shiilay oo noocaan na aad u isticmaali kartid. Mahadsanid.
aniga xawaash kuuma quuree waxaan ku dhihilahaa u gar gaare iskaabole yurub joogto mahadsanid wax waliba aat noo sameysay .. waxaan kaa sugna malaaykaan video
Waa ku mahadsan tahay faallada.
A.S.C dhamaan bahda Xawash waan idin salaanay, arin baa dhuunta ii taagan Busketi sida loo’sameeyo web, ka waan kawayay, fadlan hadad fikrad iga siin kartaan aad ayaan uga’maqsuudi lahaa.
marlabaad waxaan idin leeyhay Ramadan Kariim hawsha aad noo’haysana sii Jibara.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Ramadaa Kariim walaal. Soo’da bisteekiga waa kan halkaan guji http://xawaash.com/?p=1900. Mahadsanid walaal.
ascww walaalayaal maxaan idinku duceeya aan janadii fardosa aheyn allaahey janadii ha idinku bishaareyo :anigoo yaban oo malay saan u kariyo garan la ayaan inta ka helay kan ilmihii malaaygii waaba deeqi wayey macaan dartii
hada kabacdi ma dhahaayi malayga karintiisa kuma fiicni saa adinkaaban idin heystaa merci merci
Aamiin walaal. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay inaad wada jeclaateen. Waa ku mahadsan tahay faallada iyo ducada wacan.
ASC bt why cant i see the procedure of making the fish i was planning 2 prepare it bt i hv 2 change my plan so do somethig plz thank u love ua website bye