Happy Eid! Ciid Wanaagsan! Joyeux Eid! !عيد مبارك

Somali Fried Biscuits

 

 

Hambalyo

Waxaan marka hore u mahad celinaynaa Ilaahay (SW) oo ah macbuudka xaqqa. Waxaan ku sallinaynaa Nabiga raxmad ahaan naloogu soo diray inuu dariiqa toosan nagu sugo. 

Maalintaan farxadda weyn leh, waxaan hambalyo guud u diraynaa dhammaan Ummadda Islaamka ah. Waxaan mid qaas ah u diraynaa dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay addunka ka joogaan, waxaanna leenahay Ciid Wanaagsan! 

Ilaahay ha naga wada dhigo kuwii soonkooda iyo cibaadadooda la aqbalay, loo dambi dhaafay, oo xaqa iyo dulmiga loo kala muujiyay. Farxad ku ciida, isku naxariista, inta taagta daranna gacan qabta…

Abdullahi & Leila

 

Happy Eid al-Fitr! 

We would like to take this opportunity to send Eid Greetings to all the viewers of Xawaash wherever they are. We send you greetings of peace and we wish you happiness and prosperity. Thank you!

Abdullahi & Leila

 

Joyeux Eid al-Fitr!

Nous profitons de cette occasion pour envoyer nos meilleurs vœux d’Eid à tous les lecteurs de Xawaash où qu’ils soient. Nous vous envoyons des vœux de paix et nous vous souhaitons bonheur et prospérité. Merci!

Abdullahi & Leila

 

 !عيد مبارك  

تهانينا لجميع اخواتنا واخواننا الكرام بمناسة عيد الفطر المبارك، كل عام وأنتم بخير. نسأل الله تبارك وتعالى أن يتقبل منا ومنكم شهر رمضان المبارك، أعاده الله علينا وعليكم وعلى الامة الاسلامية بالخير واليمن والبركات

كل عام وأنتم إلى الله أحب وأقرب

عبدالله وليلى

-

37 Responses to Happy Eid! Ciid Wanaagsan! Joyeux Eid! !عيد مبارك
  1. A&L
    August 8, 2013 | 12:52 am

    Hadduu Eebbe idmo, waan soo gelin doonnaa sida loo sameeyo buskudka goosgooska ama jarjarka. Hawshiisa ayaan ku jirnaa. Mahadsanidiin.

  2. sumaya
    August 8, 2013 | 1:18 am

    Eid Mubarak walaalayaal qayr Allah idiin ka siiyo dadaalka aad gasheen dad badan ayaad caawiseen. JAZAAKA ALLAH QAYR

    • A&L
      August 8, 2013 | 2:08 am

      Mahadsanid walaal. Ciid Wanaagsan.

  3. iqlaas
    August 8, 2013 | 3:46 am

    asc walalaheyga wa madsantihiin ciid wanagsan ilaah hadinka abaal mariyo waxa u qabatiin walalahiina

    • A&L
      August 8, 2013 | 7:42 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Adigaa mahadda mudan walaal. Ciid Wanaagsan.

  4. shuto
    August 8, 2013 | 6:51 am

    Ciid Wanaagsan A&L IYO walaalaha xawaash.com

    • A&L
      August 8, 2013 | 7:43 am

      Ciid Wanaagsan walaal.

  5. Ilhaan Binyusuf
    August 8, 2013 | 7:21 am

    Eid Mubarak to you. Your videos this Ramadan has helped us so much. We appreciate the effort and time you put in to make these videos.May Allah bless you witha place in jannah and shukran.

    • A&L
      August 8, 2013 | 7:44 am

      Eid Mubarak. Thank you very much for your kind words. God bless you too.

  6. quruxleey
    August 8, 2013 | 7:28 am

    asc wr wb akhii iyo ukhtii Eid mubaraak aad baan hidii salamaa dhamaantiin walalaheyga qaligoow

    • A&L
      August 8, 2013 | 7:45 am

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Ciid Mubaarak walaal. Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  7. umu haashim
    August 8, 2013 | 11:11 am

    s.c ciid mubaarak walaalahayga qaaliga ah aad ayaad u mahadsantihiin sidawanaagsan aad noo caawiseen ilaahay ajar &xasanaad ha idinka siiyo ammin.

    • A&L
      August 9, 2013 | 3:20 pm

      Mahadsanid walaal. Ciid Mubaarak.

  8. Adhis
    August 8, 2013 | 1:00 pm

    Eid Mubarak to all. May it be a beautiful time with family and good food

    • A&L
      August 9, 2013 | 3:25 pm

      Thank you very much for the good wishes.

  9. khadruja
    August 8, 2013 | 11:27 pm

    ASc wr wbr laila iyo abdullahi ciid saciid ayaan idin leeyahay adinka iyo familkiina oodhan intii aad nakaalmeeseena aad ayaad ugu mahadsantihiin waana idiin soo duceeney ramadaankii ee illaah ha idiin aqbalo

    • A&L
      August 9, 2013 | 3:27 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Ciid Mubaarak walaal. Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay.

  10. umu mumtaaz
    August 9, 2013 | 6:38 am

    asc wr wbr walalayaal waxaan aale idin weydiiyaay sama falkaan aad meesha ka wadaan in u ilaah idiin saaro fii miisanu xazanaadukum insha alaa idiinkana dhiga qalisadan li wajilaah walaahi akhwaanii dad badan oo aan aniga ka mid ahay ayaa caawisen anigana wax badan ayaan idiinka bartay oo aan halkaan lakusoo goobi garin intii aan hada soonka ku jirnay malinkasto intaan la gaarin afurka ayaan intaan xawaash furo ka qorto wax badan ayaan afur cida uGu dhigi jiray marka alle subaxana watacalaa idiinkama dayaco wanaagas ciid Mubarak kulu caam wa andum dayibiin

    • A&L
      August 9, 2013 | 3:30 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Ciid Mubaarak walaal. Waan ku faraxnay faalladaada, aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay.

  11. Qaali Omar
    August 9, 2013 | 7:05 am

    asc abdullahi , leeyla iyo walaalaha xawaash.com ciid saciid
    ciid mubaarak kulu caam wa antum bi kheer

    • A&L
      August 9, 2013 | 3:31 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Ciid Mubaarak. Mahadsanid walaal.

  12. fadma
    August 9, 2013 | 7:50 am

    CIID MUBAARAK,Bahda xawaash ,waan idin salaamay idinka iyo familkinaba waxaan idin leeyahay qeyr iyo barako ilaah ha idinsiiyo,ciidan ciideyda ilaah samo ha inagu wada gaarsiiyo aamiin.scw.

    • A&L
      August 9, 2013 | 3:33 pm

      Aamiin Walaal. Ciid Mubaarak. Qayr iyo farxad ayaa Ilaahay kaaga baryaynaa.

  13. Halima w
    August 9, 2013 | 4:35 pm

    Walaalayal ciid wanagsan idinka iyo soomaaliwaynba. Cabdullahi Layla waxaan illahay idinka baryayaah inuu idinka a abaal mariyo axsaankiina mahal inta yoomqiyaamo ameen illahay a hanaga dhigo kuwa xaq isu Shega ameen saasna ku wada comri cibaado lehna ALlaha na siiyo kuligeen amiiiiiin

    • A&L
      August 10, 2013 | 6:15 pm

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada qaayaha leh. Waan ku faraxnay hadalada wacan iyo ducada fiican aad inoo soo qortay. Ciid Wanaagsan walaal.

  14. faiza
    August 10, 2013 | 12:27 am

    EID MUBAARAK Abdulahi iyo Leila iyo Somali oo dhan. Waligey wax ma karinin oo shaah ka ahayn, Ramadaan kaana anigaa afurka sameyn jiray wax kasta oon kariyay waa wax aan website kina ka bartay markasta ani iyo familkeygaba waa idiin duceynaa ee Ilaah ha idiin aqbalo waxaa jeceshihiin Illaah ha idin siiyo. May Allah s.w.t reward u for everything u guys do for us.

    • A&L
      August 10, 2013 | 6:19 pm

      Ciid Mubaarak walaal. Maasha’Allaah, ajar ayaad shaqaysatay reerkaadana waad ka farxisay. Adiga iyo reerkaada qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

  15. NABILA
    August 10, 2013 | 2:31 am

    Eid mubarak to you all. Thank you for being such great teachers, may Allah rewards yous. Thank you

    • A&L
      August 10, 2013 | 6:30 pm

      Eid Mubarak. God bless you.

  16. laylo cabdi
    August 10, 2013 | 3:38 am

    ciid wanaagsan abdulahi and leyla waan jeclaan lahaa inaa ila cuntaan cunto kartiskan idinka bartay
    aniga iyo dariskeyga oo dhan waxaan ku iidnay cuntadaad i barteen
    mardhow waxaan u maleynayaa sheef inaan ku noqdo cuntadaan idinka bartay
    illahey ajar aan idnka dhamaan ha idinsiiyo iyo naxariis badan amiin

    • A&L
      August 10, 2013 | 6:36 pm

      Maasha’Allaah! Aad ayaan ugu faraxnay faalladaada. Casumaadda aad nagu sharaftayna waad ku mahadsan tahay. Amaan kaaga dhabaynaa. :-)

  17. Ayan Abdullahi Ali
    August 10, 2013 | 8:53 am

    ciid wanagsan walalahey qaaliga ahow, amiin ducadiina illah ha no aqbalo, hadii aan idin kaga waramo xamar cade walaahi si cajiib ah ayn u ciidnay sanadkan dhamaan caruurta iyo dadka waaweynba, maxaa yeelay gees gees ayaa la isugu gudbayay magalada hadii ay ahan laheyd goobaha tariikhiga qaranka iyo goobo madaadalo oo dhawan laga hirgaliyay magalada, alxamdulilah nabad ayn ku ciidnay.

    • A&L
      August 10, 2013 | 6:48 pm

      Maasha’Allaah. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay in farxad iyo fiicnaan lagu ciiday waddankeenna. Waxaan Ilaahay idikaga brayaynaa nabad iyo barwaaqo. Mahadsanid walaal.

  18. um asmaa
    August 11, 2013 | 9:20 am

    ciidmubaarak ciidaan ciideed farxad allaah hanagugaarsiiyo anagoo nabad umada islaamkoonabad bahda xawaash ciidmubaark

    • A&L
      August 11, 2013 | 9:40 pm

      Ciid Wanaagsan, walaasheenna qaaliga ah. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay faalladaada. Mahadsanid.

  19. UmuHamim
    July 30, 2014 | 7:34 am

    Asselamu Aleykum,

    Eid Mubarek to the whole family.
    Tekebelelahu Mine Weminkum!!!!!!!!!
    May Allah accept our fasting and Dua.
    AMIN

  20. abdulkadir mohamed abuukar
    June 24, 2017 | 1:57 pm

    ciid wanaagsan walaalaha hawaash

Leave a Reply to laylo cabdi

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=6701

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.