Happy Birthday, Somalia! (Sannad Guuro Wanaagsan, Soomaaliya!) Joyeux anniversaire, Somalia! عيد ميلاد سعيد، الصومال

23 comments

  1. Walaalaheenna qaaliga ah oo aan jecelnahay,

    Waxaan dhammaan idiin soo diraynaa salaan diirran. Haddu Eebbe idmo, waan soo gelin doonnaa sida loo sameeyo burka (bur saliid).

  2. as salamu aleykum, walaal. adna siido kale sanad guuryo wanagsan. insha allah waan sugeyna. jazakallah. ilaahay dartiisa ku jeclahay.

  3. calanyahow ha dheelliyin hana dhicin weligaa, samo iyo baraaraan kuu rajeynaya adiga iyo qowmiyadda Soomaaliyeed. Insha-allah Kheyr.

  4. as salamu aleykum Sannad Guuro Wanaagsan dhamaan somali wayn thank you so much kooxda xawaash we love you ramadan kariim in advance

  5. slmclk walaalahay idinkana sanad wanaagasan waa idinka sugeenaa burka ramadanka mahadasanidiin

  6. as.c l iyo C aad iyo aad baad u mahadsantihiin jazaakumulaahu. kackac aa aad ii dhibay ma saliida iyo labada qaado caanaha bas miyaa lagu qasaayaa fadlan isoo fahamsiiya

  7. Sannad guuro wanaagsan dhamaan bahda Xawaash iyo dhamaan soomaaliweyn meelkastaba ha joogaan waxaan idin leeyahay Sanadguuro wanaagsan Calankeyna ilaahow ciida ku adkeey
    aamiin.scw

  8. Sanad guuro wacan Oo wanaagsan again idin wada Lee yahay. Qaas again bahda xawaash guud ahaana soomaaliyoo dhan ayaan wada Lee yahay ilaahna waxaan ka baryeenaa inuu soomaliya halwadan Oo midooba inuu ilaah ka dhigo halyeeyadii dhiigooda hornimo darteed u daatay mid qasaaro ilaahay dhiigooda kama dhigo wadan nabad ah Oo mideeysan Oo quwad lehna ilaahay hanooga dhigo aamiin

  9. Walaalahayagow idinkana sanad guuro wacan oo wanaagsan illahayna khayr badan ha,idinka siiyo sida aad isugu urursaan una soo nooleeseen cuntadeenii wanaagsaneed ee aan dhaqanka u leenahay.
    Hadaba walaalyaal waxaan idinka codsan lahaa sidaan idiinka baranayba inaad soo galisaan cunto fatkeedu yaryahay oo aan hilib badana ku saareen waayo Ramadaan aad ayaa wax loo kariyaa waqti danbana waa la afuraa. Mahadsanidiin

  10. asalaamu caleeykum walaalaheyga qhaaligoow dhamaantiin waxaan niigu hambalyeynaa calaa 1luulyo hambalyo soomaali meelkastoojoogto

  11. RAMADAAN AL-MUBAARAK INSHAA ALLAAH SANADKAAN SANADKIISA SALLAAMO ALLAAH HANAGUGAARSIIYO ANAGA IYO INTII ISLAAMAH WALLAALAHEYGA KHAALIGOOW RAMADAAN KARIIM

    1. Ramadaan Mubaarak, walaasheenna qaaliga ah. Waxaan Ilaahay kaaga baryaynaa caafimaad iyo cibaado suuban. Mahadsanid.

  12. asc walalyal wan iddin slmay waxan fahmi la ahay 2 wadan eray ee ad q iyo w qw waxa ulla jedan mida kale wax yabahay la sameyay waxa ku jiro waxyabo aaan laga helen halkan jogo oo ah somaliya qasatan muqdisho marka waxan rawa ina ino so bandhitan wax yabolaga helo dalka mahadsanidin wll

    1. Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
      Sida ku qoran mukawinaadka hoostooda (QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar). Waan ku dadaalnaa waxyaabaha aan ka samayno inay yihiin waxyaabo meel walba laga helo. Inoo sheeg waxa aadan heli karin maxay yihiin?

  13. MINEL AYDIN DEAR BROTHER AND SISTER ABDULAHI AND LEILA
    I WISH YOU A HAPPY EID AND A LONG LIFE

    TEKEBELENA WAEMENKA WEMINKUM

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *