Conversions

Volume Conversions

=

Note: the text result is rounded to the nearest USABLE measuring tool (1/2 tsp, 1/4 tsp, 1/8 tsp, 1/2 cup, 1/3 cup, 1/4 cup) where applicable.

Weight Conversions

=

Length Conversions

=

Temperature Conversions

=

Note: In the ‘Convert From’ box, enter the quantity for °C, °F, K or choose a Gas Mark from the list. Also, Gas Mark values can be very different around the world.

Beddelaadda Mugga

=

Beddelaadda Culayska

=

Beddelaadda Dhererka

=

Beddelaadda Heerkulka

=

Note: In the ‘Convert From’ box, enter the quantity for °C, °F, K or choose a Gas Mark from the list.

Convertisseur de Volume

=

Convertisseur de Masse

=

Convertisseur de Longueur

=

Convertisseur de Température

=

تحويل الأحجام

=

تحويل الأوزان

=

تحويل الطول

=

تحويل درجة الحرارة

=

37 Responses to Conversions
  1. mahdi
    January 17, 2014 | 3:21 pm

    We ayaan is in salaamayaa

    • A&L
      January 18, 2014 | 8:58 am

      Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan walaal.

      • naima hussein
        November 20, 2014 | 7:54 am

        Asaalam alaykum am soo happy for your job wrll done looking to try all those recipes inshaalah i wanted to ask u if there will be the brown flour attamark recipe inshaalah looking forward to it

        • A&L
          November 27, 2014 | 2:15 pm

          Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabaraktuh.
          Thank you for your kind comment. Here is the link http://xawaash.com/?p=2250 for our Chapati recipe. You can replace wheat flour with brown flour.

    • Mary
      July 15, 2015 | 2:14 am

      Hi thank you for sharing your basbousa recipe. I enjoy watching the way you present the basbousa and seeing clear measurements. Could you please tell me if it is nicer to use orange blossom water in the syrup or rose water. Also if I was to use oil instead of butter which type of oil.
      Thank you.
      God bless.

  2. cabdirizaq
    March 31, 2014 | 3:01 pm

    Asl wr wb aad iyo aad ayaa idinku mahad celinayaa waxaa jeceshihiina illaah ha idin sahlo ilmihiinana baari ilaah ha idinka dhigo .
    Sual ? Fadlan idinkoo raali ah ma ii sheegi kartaan alaabta aad cundata ku karisaan meel aan kaheli karo ? SIda qaandooyinka iyo biyaha kuwa lagu cabiro ?
    Waa hadaa awoodaan thanks again ★★★★★

    • A&L
      March 31, 2014 | 11:57 pm

      Mahadsanid walaal. Ilaahay khayr ha ku waafajiyo. Intaad noogu ducaysay iyo in ka badan Eebbe ha ku siiyo. Aamiin.

      Waxaad ka heli kartaa dukaamada waaweyn (department store), supermarket-yada ama dukaamada maacuunta lagu gado.

  3. Salama
    April 4, 2014 | 2:00 pm

    Thank you so much for creating this, you’ve helped me learn to love cooking and trying new things … wish you greater success inshallah.

    may Allah SWT shower you both with many blessings!!!

    • A&L
      April 7, 2014 | 1:43 am

      Thank you so much for your kind words and prayers. We are happy we could help.

  4. Nin-culus
    April 28, 2014 | 1:42 pm

    Asc mmarka labaad shaqo wacan wax tarleh webkaan waa webka kaliye ee soomaaliyeed ee karinta cunto somaliyed oo mac.

    • A&L
      April 28, 2014 | 5:06 pm

      Mahadsanid! walaal qaali ah baad tahay.

  5. amaal
    May 7, 2014 | 10:59 am

    thanks alot walalahayga galiyay wakhti dheer cuntada,waanu kafaaiidnay alhamdulilah idinkana ajar alaha idinka siiyo waxaan idin leeyahay sii wada haka caajisinina we love you…. A and L

    • A&L
      May 8, 2014 | 11:15 pm

      Walaasheenna qaaliga ah, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan iyo ducada. Adigana qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  6. zahra
    May 7, 2014 | 12:12 pm

    Assalamu alaikum waraxmatullah waxaan idin kuga salamey salaanta islamka salaam kadib walalahey qaali ahow waxaan idin ka codsanaya inaan no so gilisaan baklava jazakumullahu khair

    • A&L
      May 8, 2014 | 11:22 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullahi Wabarakatuh.
      Waa ku mahadsan tahay salaanta wacan. Hadduu Eebbe idmo Ramadaanka ka hor ayaan soo gelin doonnaa.

  7. zahra
    May 11, 2014 | 1:29 pm

    Assalamu alaikum waraxmatullahi wa barakatu wallalaheyga qali ahow aad Iyo aad aya umahadsantihn inti dhimin idinka aan idinka sugaynaa dukaamanka turkishka markale miligu arkaayo. Xawaash Hajiro oo Hajoogo Assalamu alaikum.

    • A&L
      May 13, 2014 | 12:48 am

      Wacal